Scania - Fuel Tanker/Boyad

Maroodi Jeex, SL 18,999 $

3 months ago Used Sell 82 hits ID #2166

Description

QR CODE

Gaadhi Shidaalka Boyad

Scania oo Hargeysa lagu iibinayo

 

$18,999

 

waa gaadhi yurub ah oo aad u wacan in badana shaqada iska xajinaya

waa 24 tan

waxaay qaadi kartaa 100 foosto

 

Scania P94 260 6 X 2 Fuel Tanker

18000 Litre

Engine: 9000 cc

260 BHP Engine

2 doors

2 seater Xaalad wanaagsan

Si fiican u wad

Wadida taayirrada bidix

2000 model

Isoo wac lambarka hoose

 

+252 63 4412 881

+44 7944 227120

Attributes

Color Yellow and Green