Waxaan iibinayaa laptop HP ah, oo la soo saaray 2018 (Intel Core inside).
Waa cusub oo hal bil kaliya la isticmaalay.
Xaalad aad u fiican, wax cilad ah ma leh.
Processor: Intel Core (i5 ama i7)
RAM: 8GB
Storage: 256GB SSD
Battery: Waqti fiican ayuu hayaa
Qiimaha: $300 (waa la wada hadli karaa)
Goobta: Muqdisho
Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir WhatsApp ama telefoon.

Loading