Digital Accounting system set up/Dejinta nidaam xisaabeed qurux badan

Hargeisa, Maroodi Jeex, SL Check with seller

3 years ago All Sell 246 hits ID #737

Description

QR CODE

Kusoo dhawoow nidaam xisaabeed ku raali geliya isla markaana ganacsigaaga kor u qaadi doona, kaasoo aad naga heli doontid isagoo online ah iyo isagoo offline ahba. 

Sidoo kale adeegyada aanu qabano waxa kamid ah:- 

1. Xidhida nidaam xisaabeed (Accounting system sett up)

2. Samaynta xisaab xidhyada (closing the books)

3. Hubin daahfurnaanta ganacsiga (Auditing)

4. La talinta ganacsiga (Consulting business)

5. IWM

Vote
Result 0 votes
Gahnug freelance
Gahnug freelance Unregistered user