iPad Pro 11-inch (2nd Generation)

Maroodi Jeex, SL 781 $

1 hour ago Used Sell 3 hits ID #2187

Description

QR CODE

Waxaan iibinayaa Apple iPad Pro 11-inch (Jiilka 2-aad) midabkiisu yahay Silver/Grey. Waxaan isticmaalayay kaliya hal bil, waxaanna ka keenay Switzerland. Waa mid asalka ah oo laga soo iibsaday Apple Store.

Waxa uu leeyahay keyboard asalka ah (qiimihiisu ahaa $100), waxaana loo isticmaali karaa sidii laptop sababtoo ah keyboard-ka iyo awoodda uu leeyahay. Waa fudud oo gacanta ku raaxo leh.

Waxa uu leeyahay 512 GB kaydinta xogta, wuxuuna ku habboon yahay shaqo iyo waxbarasho labadaba. Waxa layga siiyey $1199 markii aan soo iibsaday (ilaa iyo keyboard-ka).

Vote
Result 0 votes

Comments 0

No comments has been added yet