Sharaxaad:
Jaakad (Jacket) cabbirkeedu yahay XXXL, horay loo isticmaalay balse xaalad aad u fiican ku jirta.
Waa mid nadiif ah, la dhaqay, mana laha wax jeex, dillaac ama wasakh muuqata.
Nooca: Jacket
Cabbirka: XXXL
Xaaladda: La isticmaalay, balse weli tayo fiican leh
Goobta: Hargeysa
💰 Qiimaha: $15
Fadlan nala soo xiriir haddii aad xiisaynayso.
0633687778

Loading