Showing 49 - 72 of 174 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
1 year ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
1 year ago/
3949454 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
35,000 $
Guri iiba 15mx11m = 165m2 Borama Houses for Sale
4 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 4qol Cabirka 15mx11m Jidka 1jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $35,000 goobta bura kaydka biyaha
Borama, SL/
4 years ago/
1182 hits
Borama, SL
35,000 $
35,000 $
guri iiba
4 years ago
Waxan idiin haynaa aqal iiba oo ku yaala xafada sheekh Cismaan ee magalada boorama wuxuu ka kooban yahay 4 maqsin 3 suuli iyo madbakhii iyo qaybtii gaadhiga la dhigayay cabirka uu ku yaalaa na waa 15×15 .m.=225 square qiimuhuna waa 35000$
Borama, SL/
4 years ago/
2202 hits
Borama, SL
35,000 $
35,000 $
guri iiba
3 years ago
guri iiba wuxu ku yala magalada hargeisa xafada XAWADLE wa 3 QOL $35000 FG,gurigu wuxuu leeyahey biyo wa good condition
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1277 hits
Hargeisa, SL
35,000 $
34,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
4 years ago
Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada cabaaye, Waxanu udhow yahay wadada cad, Waana guri biyo leh oo ku yala meel istarajiya una dhow baskii iyo dhamaan adeegyadii, Waana afar qol iyo dayrkii iyo laba suuli iyo kijo, Qiimuhu waa 34,000$ waxna waa layska dayn karaa,
Hargeisa, SL/
4 years ago/
1226 hits
Hargeisa, SL
34,000 $
32,000 $
guri iiba
4 years ago
GURI IIB AH ooku yala Magaalada: HargeisaDegmada: Axmed dhagaxXaafada: SiinayGoobta: Agagaarka masjidka siinay(Tawfiiq)Qolalka: Afar qol, kitchen iyo suuli Qiimaha: $32,000
Hargeisa, SL/
4 years ago/
1157 hits
Hargeisa, SL
32,000 $
31,000 $
guri iiba
4 years ago
Guri iiba Xafada Sh Mubaarighouse for sale Guri iiba oo 5 qola; 2 suuli, Waa xafadda sh mubaarih, Gaar ahaan eeriya tukanka (dhaga-caleen)Guri biyo leh5 qolMadbakh iyo 2suuliLa xidhiidh:0633284567Qiimaha: 31'000$ waxna waa layska dayn karaa.Available to hargeisa
Hargeisa, SL/
4 years ago/
1487 hits
Hargeisa, SL
31,000 $
27,500 $
guri iiba
4 years ago
GURI IIB AH House for sale Macmiil waxaan kuu haynaa guri iib ah oo kuyaala xaafada cali black qaybta soo xigta Schoolka Ayatiin secondary school Waana guri ka kooban 3 qol 2 suuli madbakh Kuna yaala position fiican Cabirka =15mx7.5m =halwado Qiimaha =$27,500 Available to borama
Borama, SL/
4 years ago/
1388 hits
Borama, SL
27,500 $
27,000 $
GURI IIBA Borama sheekh cali House For Sale
4 years ago
Waa guriga cusub oo hada faraha laga qaaday wuxuu ku yaal xaafada sheekh cali wuxuu ka kooban yahay 3 qol Qiimahu waa $ 27000
Borama, SL/
4 years ago/
2205 hits
Borama, SL
27,000 $
26,000 $
guri iiba
4 years ago
GURI_IIB_AH_OO_JAANIS_AH Nooca: guri xaas Magaalada: Hargeisa Degmada: 31may Xaafada: faluuja Goobta:Agagaarka kaalinta meecaad Qolalka: Afar qol iyo laba suuli iyo kijo Qiimaha: $26'000 wax layska dayn karo
Hargeisa, SL/
4 years ago/
1764 hits
Hargeisa, SL
26,000 $
24,000 $
guri iiba Cabirka 15mx11m = 165m2 Borama house for sale
4 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx11m Jidka 2jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $24,000 goobta faaraxyo
Borama, SL/
4 years ago/
1475 hits
Borama, SL
24,000 $
24,000 $
guri iiba
4 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx8m Jidka 1jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $24.000 goobta dada turkiga
Borama, SL/
4 years ago/
1024 hits
Borama, SL
24,000 $
21,500 $
guri iiba 15mx7.5m = 112.5m2 Borama Houses for Sale
4 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx7.5m Jidka 1jid Xaafada. Dhigta borama Qiimaha $21,500 goobta tukanka geeska Africa
Borama, SL/
4 years ago/
1821 hits
Borama, SL
21,500 $
21,000 $
guri iiba
4 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx8m Jidka 1jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $21.000 goobta dada turkiga
Borama, SL/
4 years ago/
1278 hits
Borama, SL
21,000 $
20,000 $
dhul iiba in hargeisa
3 years ago
baloodh iib ahin hargeisa wadada istaanka djibouti ka baxda inta aanay #batalaale gaadhin18m x 24m20,000$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
741 hits
Hargeisa, SL
20,000 $
19,000 $
GURI IIBA kuna yaala Axmed dhagax
4 years ago
Nooca: Guri iib ah. Magaalada: Hargeisa Degmada: Axmed dhagax. Xaafada: Xero Awr-ta Axmed dhagax. Qolalka: Seddex qol, Kitchen iyo Suuli. Qiimaha: $19'000
Hargeisa, SL/
4 years ago/
1437 hits
Hargeisa, SL
19,000 $
18,000 $
guri iiba Borama house for sale
4 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx7.5m Jidka 1jid Xaafada. Shekh cisman Qiimaha $18,000 goobta ukuyalo kaama
Borama, SL/
4 years ago/
622 hits
Borama, SL
18,000 $
17,000 $
guri iiba
4 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx8m Jidka 2jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $17000 kun goobta kaydka biya hoostisa
Borama, SL/
4 years ago/
1547 hits
Borama, SL
17,000 $
3,900 $
dhul iiba 12mx12m = 144m2
4 years ago
Fursad Dhul Jaban oo Iib Ah. Xaafada : Siinay Dambe, Galbeedka Guriga Xilibaan Xuseen Axmed Caydiid, Sanaaga Buurta. Cabirka : 12x12. Qiimahu : $3,900
Hargeisa, SL/
4 years ago/
220 hits
Hargeisa, SL
3,900 $
3,000 $
guri kiro
4 years ago
Waa Abartemnt Kiro Ah, Wuxu Kuyala deg_hodan isgoyska bakaaro Waa 3-qol_2_suli_iyo_kushin qebta 2waad Qiimaha kirada waa $300
Mogadishu, SO/
4 years ago/
1161 hits
Mogadishu, SO
3,000 $
1,200 $
guri kiro goglan Mogadisu house for rent
4 years ago
Waa Abartemnt Goglan oo Kiro Ah, Wuxu kuyala Dg_hodan xafada talex Waa VIB Wuxu Ka Kobanyahay 2-Qol jiif Ah, Fadhi ween Iyo Qado VIb 2 suli iyo kushiin Ween Wuxu leyahy wiish ama left barking qiimaha kirada Waa 1,200$
Mogadishu, SO/
4 years ago/
1501 hits
Mogadishu, SO
1,200 $
1,000 $
guri kiro goglan
4 years ago
Waa Abartemnt Kiro Ah, oo Goglan dg xamar weyne Agagarka Muqdisho mool Waa 2-jiif Ah, fadhi iyo Qado 2-Suli iyo kushiin Waa VIb Wuxu leyahay left agab dhamestirn Qiimaha kirada Waa 1,000$
Mogadishu, SO/
4 years ago/
1327 hits
Mogadishu, SO
1,000 $
800 $
guri kiro Hargeisa House for Rent
4 years ago
Waa guri goglan oo kiro ah wuxuu ku yaala xafada jigjigyar qiimuhu waa 800$ dollar dul iyo hoos
Hargeisa, SL/
4 years ago/
1244 hits
Hargeisa, SL
800 $
800 $
guri kiro Hargeisa House for Rent
4 years ago
Waa fooq kiro ah wuxuu ku yaala xafada shacabka wuxu ka kooban yahay 8 qol laba fadhiy 6qol hurdoyina qolkii dibada laba jiko 5suuli kiradiisu waa 800$ dollar
Hargeisa, SL/
4 years ago/
577 hits
Hargeisa, SL
800 $