Showing 169 - 192 of 375 results
Top offer
          
        premium
      
           
    
    
              
  
27,000 $
               
      two land for sale
       
       2 years ago
 
      Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        2 years ago/ 
        6317282 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              27,000 $
      
              Hamze hassan
          25,500 $
               
      dhul iiba 30mx30m = 900m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  JAGO IIB AH Macmiil waxaan kuu haynaa jago iiba ah oo ku taala xaafada cabdi duhur ama sheekh Abdi Rahman duhur waana jago fiican oo meel siman kutaala Cabirka 30mx30m waxay leedahy sadex wado Qiimaha$ 25,500
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        299 hits
      
      
        Borama, SL              
              25,500 $
      
      
              
      
    28,500 $
               
      dhul iiba 30mx15m = 450m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  JAGO IIB AH Macmiil waxaan kuu haynaa jago iiba oo kutaala xaafada sheekh cali jowhar qaybta xigta guryaha Dahabshil waana dhul fiican oo siman Cabirka =30mx15m Qiimaha =$28,500
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        258 hits
      
      
        Borama, SL              
              28,500 $
      
      
              
      
    38,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      GURI IIB AH Macmiil waxaan kuu haynaa guri iib oo kuyaala xaafada jarka qaybta xigta schoolka ubaya secondary school waana guri ka kooba 4 qol 2 suuli daaraad fiican iyo baarkin wanaagsan Laamayda labo wado ayaa ka xigta Cabirka guriga =10mx15 Qiimaha guriga =$38000
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        2823 hits
      
      
        Borama, SL              
              38,000 $
      
      
              
      
    6,000 $
               
      dhul iiba 15mx15m = 225m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  JAGO IIB AH Macmiil waxaan kuu haynaa jago iiba oo kutaala galbeedka boorama waana jago fiican oo siman Cabirka =15mx15m Qiimaha = $6000
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        187 hits
      
      
        Borama, SL              
              6,000 $
      
      
              
      
    8,000 $
               
      dhul iiba 30mx30m = 900m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  Macmiil ma rabtaa dhul banaan oo ku yaal galbeedka magaalada Borama cabirkiisuna yahay 30×30m Qiimuhuna waa $8000 Wixii faa,faahin ah nagala soo xidhiidh
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        242 hits
      
      
        Borama, SL              
              8,000 $
      
      
              
      
    42,000 $
               
      dhul iiba 15mx15m = 225m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  Macmiil waxaan kuu haynaa jago iib ah oo cabirkeedu dhan yahay 15m×15m waxay ku taalaa xaafada xaaslayda Qiimaha jagadu waa __$42000
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        251 hits
      
      
        Borama, SL              
              42,000 $
      
      
              
      
    6,500 $
               
      dhul iiba 30mx30m = 900m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  Macmiil ma rabtaa jago iiba oo cabirkeeduna Yahay 30m×30m kuna taal galbeedka magaalda borama gaar ahaan sog,soglay waxay lee dahay sadex jid qiimaheedu waa $6500
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        218 hits
      
      
        Borama, SL              
              6,500 $
      
      
              
      
    12,000 $
               
      dhul iiba 30mx15m = 450m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  DHUL IIBA waa dhul cabirkiisu yahay 30m×15m waxay lee dahay labo wado waxayna kutaalaa galbeedka magaalada Borama waxay u dhaw dahay siitee wabar Qiimuhu waa $12000
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        218 hits
      
      
        Borama, SL              
              12,000 $
      
      
              
      
    9,500 $
               
      dhul iiba 15mx15m = 225m2
       
       4 years ago
 
      legal Documments are Available  DHUL IIBA  Waa dhul cabirkiisu dhan yahay 15m×15m wuxuu ku yaalaa galbeedka magaalada borama waa dhul xooga wuxuu lee yahay labo wado waqooyi wado galbeed wado Qiimahiisu waa $9500
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        214 hits
      
      
        Borama, SL              
              9,500 $
      
      
              
      
    52,000 $
               
      dhul iiba 30mx24m = 720m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  Dhul Iib Ah. Xaafada : Calaamadaha , Agagaarka Dugsiga Shuruud, dhinac koonfureed ee Star 4 Cabirka : 30x24 Qiimahu Waa : $52,000
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        205 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              52,000 $
      
      
              
      
    8,500 $
               
      dhul iiba 13mx13m = 169m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  Dhul_Iib Ah. Xaafada : Masalaha, waxaay ka soo hor jeeda dayrka Cabdi Haybe. Cabirka : 13X13m. Qiimahu : $8,500
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        222 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              8,500 $
      
      
              
      
    5,000 $
               
      dhul iiba 14mx10m = 140m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 14mx10m Jidka 1jid Qiimaha 5.000$ Xaafada. Beestenlayda Goobta Aykutalo tukanka indhabiyo
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        265 hits
      
      
        Borama, SL              
              5,000 $
      
      
              
      
    52,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      GURI_IIBA_OO_JAANIS_AH Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada boqol-jire Waxanu u dhowyahay guriga maayirka ee boqol-jire. Qolalkiisuna waa afar qol oo hurdaa,fadhi-cunto, saddex suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 52,000$ ...
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1146 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              52,000 $
      
      
              
      
    26,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      GURI_IIB_AH_OO_JAANIS_AH Nooca: guri xaas Magaalada: Hargeisa Degmada: 31may Xaafada: faluuja Goobta:Agagaarka kaalinta meecaad Qolalka: Afar qol iyo laba suuli iyo kijo Qiimaha: $26'000 wax layska dayn karo
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        2007 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              26,000 $
      
      
              
      
    24,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx8m Jidka 1jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $24.000 goobta dada turkiga
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        1130 hits
      
      
        Borama, SL              
              24,000 $
      
      
              
      
    21,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx8m Jidka 1jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $21.000 goobta dada turkiga
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        1365 hits
      
      
        Borama, SL              
              21,000 $
      
      
              
      
    5,000 $
               
      dhul iiba 15mx15m = 225m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  JAGO iib ah Cabirka 15mx15m Jidka 1jid Qiimaha $ 5.000 Xaafada. Qariyada Goobta konfurta miskiidka
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        341 hits
      
      
        Borama, SL              
              5,000 $
      
      
              
      
    10,000 $
               
      dhul iiba 18mx24m = 432m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  Dhul iib ah Goobta hargaysa gaar ahaan madax tooyada cusub Waa 5 baloodh Qiimaha $10,000 Cabirka midkiiba waa 18x24
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        318 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              10,000 $
      
              Agamsa online market
      
              
      
    4,500 $
               
      dhul iiba 12mx9m = 108m2
       
       4 years ago
 
      Dhul_Iib_ah Goobta_hargaysa GAAR AHAAN XAAFADA BOQOL_JIRE EE DHICA FALUUJA CABIRKA: 12/9 QIIMAHA: $4,500
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        243 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              4,500 $
      
              Agamsa online market
      
              
      
    17,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx8m Jidka 2jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $17000 kun goobta kaydka biya hoostisa
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        1639 hits
      
      
        Borama, SL              
              17,000 $
      
      
              
      
    75,000 $
               
      dhul iiba 30mx60 = 1800m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 30mx60m Jidka 4jid Qiimaha 75000$ shan iyo totobaatan kun Xaafada. Lamayda Alhayathospital Goobta Aykutalo biriishka qorgaab
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        208 hits
      
      
        Borama, SL              
              75,000 $
      
      
              
      
    300 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      soodhawaada Waxaan Idiin Haynaa Guri Kiro ah Waa Guri Cusub Wuxuu Ku Yaala xaafada_jigjigayar Gaar ahaan Agagaarka Jaamacada ADMAS Waa 6_qol iyo qolkii service ka Qiimaha 300$
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1065 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              300 $
      
      
              
      
    73,000 $
               
      dhul iiba 24mx24m = 576m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  DHUL IIB AH. Xaafada : Masalaha, Agagaarka Masaajidka Sheekh Mustafe. Cabirka : 24x24m, waxa Dheer 3m. Qiimahu Waa : $73,000
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        797 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              73,000 $
      
      
              
      
    19,000 $
               
      dhul iiba 90mx48m = 4320m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  Fursad Dhul Iib Ah. Waa Baloog, Cabirkuna waa 90X48m. Goobta : Masalaha Galbeed, Wuxuu u dhawyahay Beerta Cabdi Haybe. Qiimahu waa $19,000
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        255 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              19,000 $
      
      
              
      
    

























