Alaab Jiif Celis Ah

Maroodi Jeex, SL 600 $

35 minutes ago Used Sell 0 hits ID #2229

Description

QR CODE

Waa jiif aad u qurux badan lagu dadaalay aan jajabin isla markaana aad u ifeysa qofkii arkaana uu aad u jeclaanayo midka cusubna aan waxba dhaamin.

Waa alaab raqiis ah oo marka aad aragto uu qiimaheedu ku cajabin doono inshaa allah

Qofkii iibsada furfurista, rarista iyo xidhxidhistaba isagaa iska bixinaya

Mahadsanidiin

Vote
Result 0 votes
Eng.Ahmed Qalib Ismail
Eng.Ahmed Qalib Ismail Unregistered user

Comments 0

No comments has been added yet