Beer biyood iiba

Borama, Awdal, SL 27,000 $

3 years ago New Sell 529 hits ID #1651

Description

QR CODE

Waxan idiin hayaa Beer biyood iiba oo Cabirkeedu Yahay 600x150=90,000 square Meter Waxayna 150m u haysataa Dhinaca Dooxa Waxayna ku taalaa Meesha loo yaqaano Xaliimaale oo ka tirsan Degmada boon G Awdal Waxana Marta Wadada isku Xidha Borama iyo jabouti Beertani Waa beeraha ugu biyaha badan Deegaanka xaliimaale Waana beer Carro fiican oo ku Haboon Dhamaan Dalagyada Kaladun ee labeero Qiimaha Beertani Waa 27,000$

Vote
Result 0 votes
Hud hud Estate Agency
Hud hud Estate Agency Unregistered user

Comments 0

No comments has been added yet