Showing 73 - 96 of 489 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
1 year ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
1 year ago/
3953264 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
45,000 $
dhul iiba
4 years ago
DHUL_IIBA_XAFADA_JIGJIGAYARLand for sale Laba baloodh oo iiba ah, kuna yala magalada hargaysa gaar ahan xafada Jigjigayar(una dhow istaanka basaska Jigjigayar).Cabirku_waa 24m×18m midkiiba.Sharcina_wuu_leeyahayLa_xidhiidh:0633284567Qiimaha waa: 45'000$ midkiiba, waxna waa layska dayn karaa.Available to hargeisa
Hargeisa, SL/
4 years ago/
925 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
44,000 $
dhul iiba 30mx32m = 960m2 Borama land for sale
4 years ago
Legal Documments are Available Waxaan idin haynaa Cabirka 30mx32m Jidka 1jid Qiimaha 44,000 Xaafada. Shacabka Goobta Aykutalo school geska African
Borama, SL/
4 years ago/
923 hits
Borama, SL
44,000 $
43,000 $
guri iiba Hargeisa Houses for sale
4 years ago
Guri iib ah Waa guri ka kooban 5 qol oo laba Cunto iyo fadhi yihiin, kijo, 2 Suuli, Goobta: Hargeysa Xaafadda: Oktoobar Qiimaha Iibka: $ 43000
Hargeisa, SL/
4 years ago/
977 hits
Hargeisa, SL
43,000 $
42,000 $
GURI IIBA Borama Houses for Sale
4 years ago
soo dhawaw macmiil mudane/marwo waa guri cusub hada faraha laga qaaday kana kooban afar qol kuna yaal xaafada cali black Borama una dhisan qaab casriya Qiimaha $ 42000 oo dollar
Borama, SL/
4 years ago/
2208 hits
Borama, SL
42,000 $
42,000 $
guiri iiba hargeisa house for sale
4 years ago
GURI IIB AH Magaalada: Hargeisa Degmada: 31ka May Xaafada: Gandahaar Goobta: Agagaarka Waaxda degmada 31 ka May. Qolalka: Seddex qol hurdo ah, fadhi iyo cunto, labo suuli, kitchen iyo dayr 8M ah. Qiimaha: $42,000
Hargeisa, SL/
4 years ago/
1190 hits
Hargeisa, SL
42,000 $
42,000 $
dhul iiba 15mx15m = 225m2
4 years ago
Legal Documments are Available Macmiil waxaan kuu haynaa jago iib ah oo cabirkeedu dhan yahay 15m×15m waxay ku taalaa xaafada xaaslayda Qiimaha jagadu waa __$42000
Borama, SL/
4 years ago/
199 hits
Borama, SL
42,000 $
41,500 $
House for sale
3 years ago
GURI IIB AHGuri Biyo leh oo iib ah, kuna yaalla Xero-awr, khaas ahaan Jaamac Gunti12M×14M $41,500.Wadahadalna furanWaa guri ka kooban:Saddex Hurdo gudaha ahQol Cunto iyo Fadhi ah, Labo suuli gudaha ahMadbakhiiSuuli dibada ahDaarad dambewaa guri dhisme dhexe ah, sidoo kalena Biyo leh, Sariibadii, Buskii, Suuqii, iyo dha...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1587 hits
Hargeisa, SL
41,500 $
41,000 $
guri iib ooh hargaysa guyala meel fiican
4 years ago
GURI IIB AH Nooca: guri iib ah Degmada: Gacan-libaax Xaafada: Cabaaye Goobta: Wuxu ka danbeeya farmasiga Daryeel. Qolalka: Shan qol, kitchen iyo labo suuli. Qiimaha: $41'000 NG: Waa guri biyo leh Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh Telesom Somtel
Hargeisa, SL/
4 years ago/
762 hits
Hargeisa, SL
41,000 $
39,000 $
guri iiba Borama house for sale
4 years ago
waa guri cusub oo aan macmiil cidi kaaga horay galitaankiisa kana kooban afar qol una dhisan qaab casriya kuna yaal xaafad cali black Borama wuxuu ku yaalaa eryo fiican Qiimuhu waa mid macquul ah $39000
Borama, SL/
4 years ago/
1017 hits
Borama, SL
39,000 $
39,000 $
guri iiba
4 years ago
Guri iib ah Waa 4 qol, kijo, 2 Suuli iyo gaadhi gal Goobta: Hargeysa Xaafadda:Calaamadaha, Hotelka iskaandaneefiyaanka agtiisa. Qiimaha Iibka: $ 39000
Hargeisa, SL/
4 years ago/
1197 hits
Hargeisa, SL
39,000 $
38,000 $
dhul iiba 18mx24m = 432m2 hargeisa land for sale
4 years ago
Legal Documments are Available Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada jigjigayar. Waxanay dhinaca waqooyi ka xigtaa ama ay u dhow dahay garoonka baxsane ama guriga maayirka. Waana jago dhex ah oo sharciyeysan. Cabirkiisuna waa 18m×24m oo ay ka dhismi karaan hadii la qaybiyo laba ...
Hargeisa, SL/
4 years ago/
295 hits
Hargeisa, SL
38,000 $
38,000 $
DHUL IIBA 18mx24m
4 years ago
DHUL IIBA HARGAYSA SOMALILAND WHATZAPP LINK: Wa.me/252634848758 Wa.me/252633284567 ●Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada jigjigayar. ●Waxanay dhinaca waqooyi ka xigtaa ama ay u dhow dahay garoonka baxsane ama guriga maayirka. ●Waana jago dhex ah oo sharciyeysan. ●Cabirkiisuna waa ...
Hargeisa, SL/
4 years ago/
766 hits
Hargeisa, SL
38,000 $
38,000 $
guri iiba ku yaala 31 may House for sale
4 years ago
waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada 31may, waxanu udhow yahay xarunta degmada 31may, waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday loona dhisay nashqad cusub, waana 3qol oo hurda iyo qolkii fadhiga iyo dayrkii iyo laba suuli iyo kijo, ee hore u gaadh macmiil. qiimahiisuna waa 38,...
Hargeisa, SL/
4 years ago/
1200 hits
Hargeisa, SL
38,000 $
38,000 $
guri iiba
4 years ago
GURI IIB AH Macmiil waxaan kuu haynaa guri iib oo kuyaala xaafada jarka qaybta xigta schoolka ubaya secondary school waana guri ka kooba 4 qol 2 suuli daaraad fiican iyo baarkin wanaagsan Laamayda labo wado ayaa ka xigta Cabirka guriga =10mx15 Qiimaha guriga =$38000
Borama, SL/
4 years ago/
2759 hits
Borama, SL
38,000 $
36,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIBA OO KU YALA HARGEISA XAAFADA XERO AWR 3 QOL $36000 FG,gurigu wuxuu leeyahey biyo
Hargeisa, SL/
3 years ago/
885 hits
Hargeisa, SL
36,000 $
36,000 $
dhul iiba
4 years ago
#DHUL_IIBA_XAFADA_SHEEDAHA. Waxan idiin haynaa dhul iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada sheedaha. #wuxu_udhow_yahay_iskuulka_nuuradiin_ee_sheedaha. #Cabirku_waa 20m×20m. #waa_meel_sharci_leh_iyo_sees. #Qiimaha_waa: 36'000$ waxna waa layska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
4 years ago/
682 hits
Hargeisa, SL
36,000 $
35,500 $
guri iiba
4 years ago
Guri iib ah house for sale Waxaan idin haynaa guriGuri 4qolCabirka 17mx9mJidka 2jid Xaafada. Jar iskaxuurQiimaha $35500goobta M.B.K school Available to borama
Borama, SL/
4 years ago/
1166 hits
Borama, SL
35,500 $
35,000 $
DHUL IIBA 80mx60
4 years ago
Dhul Different Location: Southwest International Size: two 80 by 60 Price: $ 35000 only It's a chance. He has your law Contact us for more information 063 4005040 or 065 9226262
Hargeisa, SL/
4 years ago/
174 hits
Hargeisa, SL
35,000 $
35,000 $
guri iiba
3 years ago
guri iiba wuxu ku yala magalada hargeisa xafada XAWADLE wa 3 QOL $35000 FG,gurigu wuxuu leeyahey biyo wa good condition
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1278 hits
Hargeisa, SL
35,000 $
35,000 $
dhul iiba 20mx20m = 400m2 hargeisa land for sale
4 years ago
Legal Documments are Available Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada sheedaha.Waxanay u dhowdahay iskuulka nuradiin ee sheedaha.Waana jago dhex ah oo sharciyeysan.Cabirkiisuna waa 20m×20m oo ay ka dhismi karaan hadii la qaybiyo laba guri oo mid lix qol ah iyo dayrkoodi.Qiimuhu waa ...
Hargeisa, SL/
4 years ago/
243 hits
Hargeisa, SL
35,000 $
35,000 $
guri iiba
4 years ago
Waxan idiin haynaa aqal iiba oo ku yaala xafada sheekh Cismaan ee magalada boorama wuxuu ka kooban yahay 4 maqsin 3 suuli iyo madbakhii iyo qaybtii gaadhiga la dhigayay cabirka uu ku yaalaa na waa 15×15 .m.=225 square qiimuhuna waa 35000$
Borama, SL/
4 years ago/
2202 hits
Borama, SL
35,000 $
35,000 $
Guri iiba 15mx11m = 165m2 Borama Houses for Sale
4 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 4qol Cabirka 15mx11m Jidka 1jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $35,000 goobta bura kaydka biyaha
Borama, SL/
4 years ago/
1182 hits
Borama, SL
35,000 $
34,020 $
dhul banan oo iiba dhan 570 kare land for sale
4 years ago
Legal Documments are Available Waa boos banan oo ku yaala xafada Marsin dayran oo dhan 570 kare haysta jid fiican udhow magalada kuna haboon deegan la dago Qiimaha Waa 1650000 maylayn iyo lixboqol iyo kuntankun oo birr 34020 dollar
Jigjiga, ET/
4 years ago/
1163 hits
Jigjiga, ET
34,020 $