DHUL IIBA 18mx24m

Hargeisa, Maroodi Jeex, SL 38,000 $

3 years ago All All 282 hits ID #41

Description

QR CODE

DHUL IIBA HARGAYSA SOMALILAND WHATZAPP LINK: Wa.me/252634848758 Wa.me/252633284567 ●Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada jigjigayar. ●Waxanay dhinaca waqooyi ka xigtaa ama ay u dhow dahay garoonka baxsane ama guriga maayirka. ●Waana jago dhex ah oo sharciyeysan. ●Cabirkiisuna waa 18m×24m oo ay ka dhismi karaan hadii la qaybiyo laba guri oo mid lix qol ah iyo dayrkoodi. ●Qiimuhu waa 38,000$waxna waa layska dayn karaa. ●Hadaba macmiil hadii aad joogto dalka dabadiisa, waxa uu xafiiska al-khayr real estate kuu suurta galinayaa inaad iibsan karto guryaha ama dhulka yadoo uu kaa caawindoona xafiiska al-kheyr real state. ●Wixii Faahfaahina Nagala soo Xidhiidh:

Vote
Result 0 votes
AL-Khayr Real Estate
AL-Khayr Real Estate Unregistered user

Comments 0

No comments has been added yet