Showing 49 - 72 of 287 results
Top offer
          
        premium
      
           
    
    
              
  
27,000 $
               
      two land for sale
       
       2 years ago
 
      Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        2 years ago/ 
        6312643 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              27,000 $
      
              Hamze hassan
          10,000 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      Jago iibLand for sale Jagadan Cabirkeedu Waa 30x15=450 square meter Waxay leedahay 2 Waddo Waxay ku taalaa Galbeedka Magaalada borama Xaafadda sh Nuur AMA Waraabe Dareerey Waxay jaarlatahay Isguulka Sh Nuur Laydhka iyo Biyuhuna Way ku jiraan Qiimuhuna Waa 10,000$Available to borama
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        305 hits
      
      
        Borama, SL              
              10,000 $
      
      
              
      
    8,500 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      dhul iibland for sale Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada qoor gaab ee magalada boorama gaar ahaan ilka dahable cabirkeegu na waa 15×10 .m. waxay leedahay hal jid qiimuhuna waa 8500$Available to borama 
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        427 hits
      
      
        Borama, SL              
              8,500 $
      
      
              
      
    15,500 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      dhul iibland for sale Jagadan Cabirkeedu Waa 30x30=900 square Meter Waxay leedahay 3 Waddo Waxayna Ku taalaa Bariga Magaalada borama Xaafadda Qoorgaab Waxana Laga Talaabayaa Dooxa Qoorgaab Waana Meel Aad u fiican oo Taaga Qiimuhuna Waa 15,500$ Available to borama
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        259 hits
      
      
        Borama, SL              
              15,500 $
      
      
              
      
    5,500 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      dhul iibland for sale Jagadan Cabirkeedu Waa 15x15=225 Square meter Waxay leedahay 1 Waddo Waxayna ku taalaa Galbeedka Magaalada Borama Xaafadda Sh Nuur AMA Waraabe Dareeray Waxayna jaar latahay Isguulka Sh Nuur Laydhka iyo Biyuhuna Way ku jiraan Qiimuhuna Waa 5,500$Available to borama 
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        514 hits
      
      
        Borama, SL              
              5,500 $
      
      
              
      
    45,000 $
               
      beer iiba
       
       4 years ago
 
      Beer iiib ah Goobta :: DhaboolaQ Cabirka dhererka 290m Cabirka balaca 180m Qiimaha 45.000$
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1527 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              45,000 $
      
              Agamsa online market
      
              
      
    23,500 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      Jagadan Cabirkeedu Waa 22.5x15=337.5 square Meter Waxay leedahay 2 Waddo Waana Kaara koorne Waxay ku taalaa Xaafadda sh Calijawhar Waxayna Jihada Woqooyi ka xigtaa isguulka Sh Calijawhar Waana Meelaha Aadka loo jecelyahay Qiimuhuna Waa 23,500$
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        315 hits
      
      
        Borama, SL              
              23,500 $
      
      
              
      
    13,500 $
               
      jago iiba
       
       4 years ago
 
      Jagadani Cabirkeedu Waa 30x30=900 square meter Waxay leedahay 3 Waddo Waxayna Ku taalaa Galbeedka Magaalada borama Waxay koonfurta kaga beegantahay Xaafadda Wabar village Waana Meelaha Aadka Qiimahoodu u korayo Kuna Haboon In ladago Qiimuhuna Waa 13,500$
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        621 hits
      
      
        Borama, SL              
              13,500 $
      
      
              
      
    17,500 $
               
      jago iiba
       
       4 years ago
 
      Jagadan Cabirkeedu Waa 15x15=225 square Meter Waxay leedahay 1 Waddo oo 15m ah Waxay ku taalaa Xaafadda Sh Calijawhar ee Magaalada Borama Waxay Bariga ugu toosantahay Isguulka Sh Calijawhar Waana Meelaha Aadka loo jecelyahay Qiimuhuna Waa 17,500
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        261 hits
      
      
        Borama, SL              
              17,500 $
      
      
              
      
    26,000 $
               
      jago iiba
       
       4 years ago
 
      Jagadan Cabirkeedu Waa 30x15=450 square Meter Waxay leedahay 2 Waddo Waana Kaara koorne Waxay ku taalaa Xaafadda Jarka ee Bariga Magaalada Borama Waxay jaarlatahay Isguulka MBK Waxayna kaga soo jeedaa koonfur Qiimuhuna Waa 26,000$
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        253 hits
      
      
        Borama, SL              
              26,000 $
      
      
              
      
    27,000 $
               
      Beer biyood iiba
       
       4 years ago
 
      Waxan idiin hayaa Beer biyood iiba oo Cabirkeedu Yahay 600x150=90,000 square Meter Waxayna 150m u haysataa Dhinaca Dooxa Waxayna ku taalaa Meesha loo yaqaano Xaliimaale oo ka tirsan Degmada boon G Awdal Waxana Marta Wadada isku Xidha Borama iyo jabouti Beertani Waa beeraha ugu biyaha badan Deegaanka xaliimaale Waana be...
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        1069 hits
      
      
        Borama, SL              
              27,000 $
      
      
              
      
    7,500 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada sheekh Cismaan ee magalada boorama gaar ahaan soo jeedka sheekh Cismaan cabirkeeguna waa 15×7.5.m. way wada seesantay macaa maqsinadii jaajurka ayunbaa la saarayaa qiimuhuna waa 7500$
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        301 hits
      
      
        Borama, SL              
              7,500 $
      
      
              
      
    19,500 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada sheekh cali jawhar ee magalada boorama gaar ahaan goolada lamaydu ka leexato ayay bari ka xigtaa lamaydana sodon mitir ayaa ka xiga cabirkeegu na waa 15x15. M. Waxay leedahay hal jid qiimuhuna waa 19500$
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        348 hits
      
      
        Borama, SL              
              19,500 $
      
      
              
      
    

























