Showing 49 - 63 of 63 results
69,000 $
               
      Guri iiba oo cusub 20mx15m = 300m2
       
       5 years ago
 
      waxaan  ku haya guri iib ah oo ku yaala ila masalah meel fiican ku yaala cabirka dhulku 20m15 dhaw yahay cusub lacagtu waa : $69.000 063 4420529
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        395 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              69,000 $
      
      
              
      
    88,600 $
               
      GURI IIBA Waa ila 350 m2 Houses for Sale
       
       5 years ago
 
      Waa guri iib ah oo ka kooban 7 qol 5 isku dadan iyo Laba service ah jiko Laba musqulood wuxuuna ku yala xafada 7 aad oo udhow xafada Marsin wuxuu haystaa jid fiican dhulku Waa ila 350 kareQuimaha waa 4200000birr 88600 dollar
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        2435 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              88,600 $
      
      
              
      
    55,085 $
               
      GURI IIBA Waa ila 600 oo kare Houses for Sale
       
       5 years ago
 
      Waa guri iib ah oo ka kooban 7 qol Laba musqulood hal jiko ku yalaa xafada 7 udhow xafada Marsin Dhulk Waa ila 600 oo kare wuxuu haysta Laba jid Qiimahaa Waa 2600000birr 55085 dollar
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        2486 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              55,085 $
      
      
              
      
    91,666 $
               
      GURI IIBA Waa 500 kare meel fiican ku yalaa
       
       5 years ago
 
      Waa guri iib ah oo ka kooban 6 qol oo isku dadan iyo 3 service ah 3 musqulood jiko wuxuu ku yalaa xafada badacas dhulku Waa 500 kare meel fiican ku yalaa qiimuhuuna Waa 4400 000birr 91666 dollar
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        1867 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              91,666 $
      
      
              
      
    59,000 $
               
      GURI IIBA kuna yaala daloodho
       
       5 years ago
 
      Hargaysa somaliland Xafada daloodho Una dhow kalinta Boodaale 5qol iyo dayr,kijo iyo saddex suuli Qiimaha 59,000$ Waxna waa la iska dayn karaa.
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        1410 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              59,000 $
      
      
              
      
    19,000 $
               
      GURI IIBA kuna yaala Axmed dhagax
       
       5 years ago
 
      Nooca: Guri iib ah. Magaalada: Hargeisa Degmada: Axmed dhagax. Xaafada: Xero Awr-ta Axmed dhagax. Qolalka: Seddex qol, Kitchen iyo Suuli. Qiimaha: $19'000
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        1630 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              19,000 $
      
      
              
      
    56,000 $
               
      GURI IIBA 15mx15m = 225m2 Houses for Sale
       
       5 years ago
 
      waxaan idiin haynaaa Guri iib ah oo kuyaala Schoolka turkiga Cabirka 15mx15m Prcix: $56000
      
        Borama, SL/ 
        5 years ago/ 
        1145 hits
      
      
        Borama, SL              
              56,000 $
      
      
              
      
    48,000 $
               
      GURI IIBA Borama Sheed dheer
       
       5 years ago
 
      waxaan idiin haynaaa Guri iib ah oo kuyaala Sheed dheer waa shanqol Prcix: $48,000
      
        Borama, SL/ 
        5 years ago/ 
        2321 hits
      
      
        Borama, SL              
              48,000 $
      
      
              
      
    57,000 $
               
      GURI IIBA 20mx15m = 300m2 Houses for Sale
       
       5 years ago
 
      waxaan idiin haynaaa Guri iib ah oo kuyaala qoorgaab Waa shan qol Cabirka 20x15m Prcix: $57,000
      
        Borama, SL/ 
        5 years ago/ 
        1180 hits
      
      
        Borama, SL              
              57,000 $
      
      
              
      
    27,000 $
               
      GURI IIBA Borama sheekh cali House For Sale
       
       5 years ago
 
      Waa guriga cusub oo hada faraha laga qaaday wuxuu ku yaal xaafada sheekh cali wuxuu ka kooban yahay 3 qol Qiimahu waa $ 27000    
      
        Borama, SL/ 
        5 years ago/ 
        2463 hits
      
      
        Borama, SL              
              27,000 $
      
      
              
      
    63,000 $
               
      guri iib ah oo ku yaal hargaysa, goob fiican iyo qolal kala duwan
       
       5 years ago
 
      GURI IIB AH Nooca: Guri iib ah Degmada: Ibraahim koodbuur Xaafada: 150-ka Goobta: Waqooyiga wadada 150-ka Qolalka: Fadhi iyo cunto isku furan, afar hurdo ah, kitchen iyo seddex suuli. Qiimaha: $63000 Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh Telesom Somtel
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        7051 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              63,000 $
      
      
              
      
    79,000 $
               
      GURI IIB ooh jigjiga meel wanaagsan iyo qolal kala duwan
       
       5 years ago
 
      GURI IIB AH #Nooca: Guri iib ah #Degmada: Ibraahim Koodbuur #Xaafada: Jigjiga yar #Goobta: Wuxu ka danbeeya jamacada Admas. #Qolalka: Fadhi iyo Cunto isku furan, afar hurdo ah, qol services ah, kitchen iyo seddex suuli. #Qiimaha: $79000 Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh #Telesom #Somtel
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        4490 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              79,000 $
      
      
              
      
    41,000 $
               
      guri iib ooh hargaysa guyala meel fiican
       
       5 years ago
 
      GURI IIB AH Nooca: guri iib ah Degmada: Gacan-libaax Xaafada: Cabaaye Goobta: Wuxu ka danbeeya farmasiga Daryeel. Qolalka: Shan qol, kitchen iyo labo suuli. Qiimaha: $41'000 NG: Waa guri biyo leh Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh Telesom Somtel
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        817 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              41,000 $
      
      
              
      
    45,000 $
               
      GURI IIB ooh hargaysa
       
       5 years ago
 
      GURI IIB AH Nooca: Guri iib ah Degmada: Ibraahim koodbuur Xaafda: jigjiga yar Goobta: Waqooyiga Maansoor ama Agagaarka guriga Maxamed Xaashi. Qolalka: Afar qol, seddex suuli, kitchen iyo gaadhi galkii. Qiimaha: $45'000 Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh Telesom Somtel
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        1315 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              45,000 $
      
      
              
      
    68,000 $
               
      GURI IIB ooh hargaysa
       
       5 years ago
 
      GURI IIB AH Nooca: Guri iib ah Degmada: Ibraahim koodbuur Xaafada: Jigjiga yar Goobta: Agagaarka iskuulka British Qolalka: Lix qol, qol service ah, Kitchen, seddex suuli iyo dayr. Qiimaha: $68'000 Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh Telesom Somtel
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        466 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              68,000 $
      
      
              
      
    















