Showing 97 - 120 of 284 results
Top offer
          
        premium
      
           
    
    
              
  
27,000 $
               
      two land for sale
       
       2 years ago
 
      Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        2 years ago/ 
        6315953 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              27,000 $
      
              Hamze hassan
          12,500 $
               
      jago iiba
       
       4 years ago
 
      Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada saybeeriya ee magalada boorama cabirkeegu waa 15×10 .m. waa hal jidle sedexda dhanac ee kale way ka dhisan tahay wajiga hore oo kaliya ayaa laga dhisayaa waa janis nin ayaanle ayaa hela qiimuhuna waa 12500$
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        276 hits
      
      
        Borama, SL              
              12,500 $
      
      
              
      
    16,000 $
               
      jago iiba
       
       4 years ago
 
      Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada qoor gaab ee magalada boorama gar ahan emsi ejka qoor gab dawgaa bajajtu joogto ayaa udhexeya emsi ejka cabirkeegu waa 14×21 . M .waxay leedahay hal jid oo ay 14 ka mitir u haysato qiimuhuna waa 16000 $
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        286 hits
      
      
        Borama, SL              
              16,000 $
      
      
              
      
    10,142 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      DHUL IIB AH    waxan hayna dhul iib ah oo ku yaala jamaacada JIGJIGA dhabarkeeda danbey Ama manariya iyo gidiibka inta uu dhaxeeysa Cabirka waa qodi ama 1600 karemeter 40m×40m Waa meel deegan ah Qiimaha 400 kun birr(Afar boqol oo kun ) Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
      
        Jigjiga, ET/ 
        4 years ago/ 
        1686 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              10,142 $
      
      
              
      
    12,000 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      Dhul iiba  Dhulka cabirkiisu waa 400 oo kaaraamitir oo u dhiganta 20mitir*20mitir oo dherer iyo balacba ah, wuxuu ku yaala manaariyaaga agtiisa. Qiimihuna waa 650,000birr una dhiganta 12,000$ Wixii faahfaahina kala xidhiidh
      
        Jigjiga, ET/ 
        4 years ago/ 
        686 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              12,000 $
      
      
              
      
    16,000 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      Dhul Iib Ah    Magaaladda Hageisa. laba baloodh oo saddex waddo leh Xaafada : Faarax Nuur (siineey). Agagaarka Xuseen Axmed Caydiid Cabirka dhulka : 12x15 midhkiiba. Qiimahu Waa : $16,000 midhkastaaba. Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        318 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              16,000 $
      
      
              
      
    27,859 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      DHUL IIB AH   waxan hayna dhul iib ah oo ku yaala weyteen ama inta uu dhaxeeysa karamardha iyo hararkelaga Cabirka waa laba qodi ama 3200 karemeter Wajahadda laamiga ah haysata Qiimaha 1million 100 kun birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha ah
      
        Jigjiga, ET/ 
        4 years ago/ 
        395 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              27,859 $
      
      
              
      
    

























