Showing 217 - 240 of 1973 results
Top offer
          
        premium
      
           
    
    
              
  
Free
               
      How to sell on Riqiis.com? for free
       
       5 years ago
 
      Press SELL .button Choose a proper category, location of your item, upload your photos and write a clear title and full description of your item. Enter a fair price, add more detail and click PUBLISH ITEM Direct link https://www.riqiis.com/item/new
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        6319135 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              Free
      
              Riqiis Classifieds
          
          
        premium
      
           
    
    
              
                      
              
  
70 $
               
      Mobeel iiba
       
       2 years ago
 
      Mobeel aad u fiican oo la isticmaaley 4 bilood
      
        / 
        2 years ago/ 
        6319135 hits
      
      70 $
      
          
          
        premium
      
           
    
    
              
  
Free
               
      La Talinta Dhismaha Aqalda Cusub ee Somaliland
       
       4 years ago
 
      La Talinta Dhismaha Aqalda Cusub ee Somaliland La xidhiidh +252633200040  
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        6319135 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              Free
      
          320 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      Waxa idin hayna guri kiro ah kuna yaalla magalada hargaysa gaar ahan xafada hodan hillis.Wuxu udhowyahay kaalinta kaah.Waa guri qasri oo cusub 6qol iyo qolkii_serviceahDayr 3gaadhi galaan iyo3suuli,kijo.Qiimaha kiradu waa 320$ 
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        3429 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              320 $
      
      
              
      
    2,600 $
               
      Car for sale Toyota Vitz
       
       4 years ago
 
      gaadhi iiba Toyota Vitz 2004 Qiimaha: $2,600 good condition  Available in Hargeisa
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        547 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              2,600 $
      
      
              
      
    4,900 $
               
      gaadhi iiba Toyota Probox
       
       4 years ago
 
      gaadhi iiba Toyota Probox 2007 qiimaha $4,900 good condition  Available in hargeisa 
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        904 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              4,900 $
      
      
              
      
    2,700 $
               
      gaadhi iiba Toyota Vitz
       
       4 years ago
 
      Car for sale Toyota Vitz 2001Qiimaha: $2,700 Available in Hargeisa
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        562 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              2,700 $
      
      
              
      
    3,700 $
               
      gaadhi iiba Toyota Mark 110
       
       4 years ago
 
      waxan ku hayna Gaadhi iibaToyota Mark 110 2004Qiimahu waa $3,700Available in Hargeisa  
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        993 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              3,700 $
      
      
              
      
    1,700 $
               
      gaadhi iiba Toyota Mark X
       
       4 years ago
 
      waxan ku hayna gaadhi iibaToyota Mark X Qiimihiso waa $1,700Modelka:2005Available in Hargeisa
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1890 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              1,700 $
      
      
              
      
    200 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      guri kiro ah oo ku yaala magaladaa Hargeisa  Goobta MASALAHA ee Dagmad Ahmed dhagax Qolalka: 4qol laba suuli Kijin gaadhi gal leh Qiimaha: $200
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1311 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              200 $
      
      
              
      
    140 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      guri kiro ah oo ku yala magalada HargeisaGoobta isha boorama Dagmada 31may Qolalka: 3qol laba suuli Kijin gaadhi gal leh Qiimaha: $140
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1512 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              140 $
      
      
              
      
    200 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      guri kiro ah  magalada Hargeisa Dagmad Ahmed dhagax gar ahan goobta MASALAHA  Qolalka: 4qol laba suuli Kijin gaadhi gal leh Qiimaha: $200
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1171 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              200 $
      
      
              
      
    100 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      GURi KIRO AHwuxu ku yala Magaalada Hargeisa, degmada Axmed dhagax gar ahan Xaafada Masalaha beri Goobta: Agagaarka fooqa xaglo toosiye Qolalka: seddex qol, kitchen, suuli iyo dayr gaadhi gal ah oo seddexda guri wadaagan.Qiimaha: $100 midkiiba.
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1838 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              100 $
      
      
              
      
    170 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      waxan idin hayana guri kiro ah  wuxuu ku yalaa magalada hargeisa dagmada Axmed dhagax gar ahan xaafada Laynka Milatariga Wadada dooxa ku dhacda  ayuu ku dhow yahay . Qolalka: Seddex qol, labo suuli iyo kitchen.Qiimaha: $170
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        444 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              170 $
      
      
              
      
    17 $
               
      Mashiin laku shiido
       
       4 years ago
 
      waxan ku hayna Mashiin aad si fudud uugu shiidayso khudrad kasta una qaadanayso goob kasta sida Jaamicadaha, Dugsiyada Iyo Xafiiskaba. Qiimaha $17
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        387 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              17 $
      
      
              
      
    25,000 $
               
      dhul iiba in hargeisa
       
       4 years ago
 
      Dhul iib ah magaalada hargaysa gaar ahaan xaafada calaamada una dhaw dhakhtarka intertionalka dhankiisa galbeed Cabirkiisu waa 18x12. Qiimahu waa $25,000
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        819 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              25,000 $
      
      
              
      
    2,500 $
               
      dhul iiba in hargeisa
       
       4 years ago
 
      dhul iiba in hargeisa gaar ahaan masalaha marka laraaco wadada baligubadle. Cabirkiisu waa 12x10 Qiimahu waa $25,00 heshiis kuna waa furan yahay open for negociation
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1225 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              2,500 $
      
      
              
      
    Check with seller
               
      kabo hableed iiba
       
       4 years ago
 
      waxan hayna kabo hableed iiba oo shidan  oo jumlaad ah  delevery in all somali regions    
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        351 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              Check with seller
      
      
              
      
    3,700 $
               
      gaadhi iiba Toyota Vitz
       
       4 years ago
 
      waxan ku hayna gaadhi iibaToyota Vitz  $3,700 2000 Available in Hargeisa
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        469 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              3,700 $
      
      
              
      
    4,600 $
               
      car for Toyota Mark 110
       
       4 years ago
 
      waxan ku hayna gaadhi iiba oo aadku heli qiimo fican $4,600 Modelka:2004 Available in Hargeisa
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1616 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              4,600 $
      
      
              
      
    3,500 $
               
      gaadhi iiba Toyota Mark 110
       
       4 years ago
 
      Car for sale Toyota Mark 110 waxad ku heli Qiimo ku raligalinaya $3,500 Modelka:2002 Available in Hargeisa
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        615 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              3,500 $
      
      
              
      
    5,200 $
               
      Car for sale Toyota Noha
       
       4 years ago
 
      waxan ku hayna gaadhi iiba u Toyota Noha  4WD waxan ku heli qimo fican 5,200$ Available in hargeisa  Modelka:2001  
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        368 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              5,200 $
      
      
              
      
    4,600 $
               
      gaadhi iiba Toyota Propox
       
       4 years ago
 
      waxan ku hayna gaadhi iiba Toyota Probox Car for sale available in HARGEISA 2008 $4,600
      
        Hargeisa/ 
        4 years ago/ 
        805 hits
      
      
        Hargeisa              
              4,600 $
      
      
              
      
    18 $
               
      Qalabka Nadiifinta wajiga
       
       4 years ago
 
      waxan iid hayna qalabka Nadiifinta wajiga  wuxu ka Babiin finanka wajiga,, Daldaloka wajiga wuxu ka Yarayn salida wajiga  $12 wax walba ood u bahan tahay ka ibso Riqiis.com
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        564 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              18 $
      
      
              
      
    17 $
               
      Qalabka jimicsiga
       
       4 years ago
 
      #TUMMY_TRIMMER Kujimicso Gurigaga Oo iska Jar Baruurta Adoo Isticmalayaa Qalabka wuxu ka kooban yahay 3 shey  Rag iyo Dumar way Isticmali karayan $17
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        745 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              17 $
      
      
              
      
    15 $
               
      Kabadh Fudeed
       
       4 years ago
 
      waxan ku hayna  Kabadh Koobsadey Fudeed, Tayo, Iyo Hawl Yaraan Oo Ka Sameesan Maro Iyo Biro ( Nooca Yaryar iyo Weynba ). Kabadhka Casri ah Kabaha kuu habaynaya waa 7 Khaanadood Qiimaha: $18    
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        428 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              15 $
      
      
              
      
    



























