beer iiba 500m hargeisa land for sale

Hargeisa, Maroodi Jeex, SL 80,000 $

3 years ago New Sell 553 hits ID #1220

Description

QR CODE
Macmiil waxaan ku haynaa Beer iib ah kuna taala nawaaxiga Magalaada Hargeisa,
Gaar ahaan dhaamka Xubo-Wayne, waxaana dhex Marta wadada dhaamka tagta.
Beertu waa bustan(beer biyo leh) laakinse ma beerna.
Cabirka Beertu waa 500m oo dherer ah iyo 100m oo balac ah.
Qiimuhu waa 80000$ waxna waa layska dayn.
Vote
Result 0 votes
AL-Khayr Real Estate
AL-Khayr Real Estate Unregistered user

Comments 0

No comments has been added yet