Dhul iiba 18mx24m= 432m2 LAND FOR SALE

Hargeisa, Maroodi Jeex, SL 27,000 $

3 years ago New Sell 165 hits ID #173

Description

QR CODE
Dhul iiba ,
Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada daloodho,
Waxanay dhinaca waqooyi ka xigtaa ama ay u dhow dahay garoonka shulaac ama hotelka cada-lool ee ilma nuur cigaal,
Waana dhul jaanis ah kuna yaala meel dhisantay oo guryo badani ka socdaan,
Cabirkiisuna waa 18m×24m oo ay ka dhismi karaan hadii la qaybiyo laba guri oo mid lix qol ah iyo dayrkoodi.
Qiimuhu waa 27,000$ waxna waa layska dayn karaa.
Hadaba macmiil hadii aad joogto dalka dabadiisa,
waxa uu xafiiska al-khayr real state kuu suurta galinayaa inaad iibsan karto guryaha ama dhulka yadoo uu kaa caawindoona xafiiska al-kheyr real state.
Wixii Faahfaahina Nagala soo Xidhiidh:
0634848758
0633284567
0634427397
Vote
Result 0 votes
AL-Khayr Real Estate
AL-Khayr Real Estate Unregistered user

Comments 0

No comments has been added yet