dhul iiba 24mx18m = 432m2 hargeisa land for sale

Hargeisa, Maroodi Jeex, SL 22,000 $

3 years ago New Sell 353 hits ID #559

Description

QR CODE

Legal Documments are Available 

Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahaana xafada Hodan hilis,
Waxanu u dhow yahay xarunta cable ee new hargaysa,
Waana dhul istarajiya kuna yaala meel fiican oo adag iskuna siman, oo ah laf jay ah.
Cabirkiisu yahay 24m×18m #qiimahiisuna_yahay 22,000$ waxna wa layska dayn karaa,
Waana dhul sharciyeysan damiinu maal leh,
Hadaba macmiil hadii aad joogto dalka dabadiisa,
waxa uu xafiiska al-khayr real estate kuu suurta galinayaa inaad iibsan karto guryaha ama dhulka yadoo uu kaa caawindoona xafiiska al-kheyr real state.
Vote
Result 0 votes
AL-Khayr Real Estate
AL-Khayr Real Estate Unregistered user

Comments 0

No comments has been added yet