DHUL IIBA 90mx48m BALOODH U DHIGMA 10 BALOODH,

Hargeisa, Maroodi Jeex, SL 370,000 $

3 years ago All All 305 hits ID #42

Description

QR CODE

DHUL IIBA WAA BALOODH IIBA UNA DHIGMA 10 BALOODH, KUNA YAALA MEEL ISTARAJIYA UNA DHOW SUUQII IYO DHAMAAN ADEEGYADII, Wa.me/252634848758 Wa.me/252633284567 ●Waxa idiin haynaa dhul baloog ah oo iiba kuyaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada bada-cas. ●Waxanu u dhow yahay iskuulka (young-muslim) ama hayada hafyooko. ●Waana dhul baloog ah oo qiimo ahaana jaban marka loo eego meesha uu kuyaalo. ●Cabirkiisuna waa 90m×48m una dhiganta 4,320mitir-iskuweer, ●Waxana laga dhisi karaa xarumaha waweyn ee shirkadaha sidda , cusbitaalada,iskuulada, warshadaha,xarumaha hayadaha,iyo guryo badan oo la kireeyo, ●Qiimahiisuna waa 370,000$ waxna waa layska dayn karaa. ●Wixii fahfahin kala soo xidhidh: ●Tell: +252-634848758 ●Tell: +252-633284567 ●Tell:+252-634427397

Vote
Result 0 votes
AL-Khayr Real Estate
AL-Khayr Real Estate Unregistered user

Comments 0

No comments has been added yet