Riqiis Somali Marketplace Gaadhi, Guri, dhul iiba, baloodh suuqa
SELL
Register Log in Contact us
  • Riqiis Somali Marketplace Gaadhi, Guri, dhul iiba, baloodh suuqa
  • / Real estate
  • / Maroodi Jeex
  • / Hargeisa
https://www.riqiis.com/search/category,4/city,3/sPeriod,0/bPic,0/iPage,4

Search

Ethiopia
Somalia
Somaliland
Ok
Vehicles
Real estate
Home, Furniture & Appliances
Fashion & Clothing
Electronics & TECH
Jobs & Services
Health & Beauty
Sports & Travel
Cars
Car Parts & Accessories
Motorcycles & Bajaj
Boats - Ships
Trucks - Commercial Vehicles
Other Vehicles
Houses for Sale
Houses for Rent
Rooms for Rent - Shared
Hotels & Vacation
Parking Spots
Land
Office - Commercial Space
Furniture
Home Appliances
Kitchen Appliances
Garden
Home Accessories
Other Home Items
Clothing
Clothing Accessories
Shoes & Bags
Watches & Sunglasses
Jewelry
Computers & Accessories
Software & Networking
Mobile Phones & Gadgets
TV/Audio/Video/Cameras
Security & Surveillance
Video games & consoles
Job Applications
Services
Other Offers
Skin Care & Cosmetics
Beauty Salon
Hair & Makeup
Natural Health Care
Sports
Tours & Travel
Books & Magazines
Entertainment
Culture & Music
Continue

Categories

Real estate(495) Houses for Sale(87) Houses for Rent(118) Rooms for Rent - Shared(0) Hotels & Vacation (0) Parking Spots(0) Land(285) Office - Commercial Space(5)

Price

$
$

Condition

AllNewUsed

Transaction

AllSellBuyRentExchange

Period

AllYesterdayLast weekLast 2 weeksLast monthLast year

Showing 73 - 96 of 199 results

All listings Personal Company
Newly listed
Newly listed Lower price first Higher price first
Subscribe to this search Subscribe
Only items with picture With picture
Category: Real estate City: Hargeisa Age: All Picture: No Remove all
dhul iiba 18mx24m = 432m2
4 years ago
Preview
10,000 $
dhul iiba 18mx24m = 432m2
Land
4 years ago
Legal Documments are Available  Dhul iib ah Goobta hargaysa gaar ahaan madax tooyada cusub Waa 5 baloodh Qiimaha $10,000 Cabirka midkiiba waa 18x24
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 267 hits
Hargeisa, SL
10,000 $
Agamsa online market
dhul iiba 12mx9m = 108m2
4 years ago
Preview
4,500 $
dhul iiba 12mx9m = 108m2
Land
4 years ago
Dhul_Iib_ah Goobta_hargaysa GAAR AHAAN XAAFADA BOQOL_JIRE EE DHICA FALUUJA CABIRKA: 12/9 QIIMAHA: $4,500
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 187 hits
Hargeisa, SL
4,500 $
Agamsa online market
guri kiro
4 years ago
Preview
300 $
guri kiro
Houses for Rent
4 years ago
soodhawaada Waxaan Idiin Haynaa Guri Kiro ah Waa Guri Cusub Wuxuu Ku Yaala xaafada_jigjigayar Gaar ahaan Agagaarka Jaamacada ADMAS Waa 6_qol iyo qolkii service ka Qiimaha 300$
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 984 hits
Hargeisa, SL
300 $
dhul iiba 24mx24m = 576m2
4 years ago
Preview
73,000 $
dhul iiba 24mx24m = 576m2
Land
4 years ago
Legal Documments are Available  DHUL IIB AH. Xaafada : Masalaha, Agagaarka Masaajidka Sheekh Mustafe. Cabirka : 24x24m, waxa Dheer 3m. Qiimahu Waa : $73,000
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 680 hits
Hargeisa, SL
73,000 $
dhul iiba 90mx48m = 4320m2
4 years ago
Preview
19,000 $
dhul iiba 90mx48m = 4320m2
Land
4 years ago
Legal Documments are Available  Fursad Dhul Iib Ah. Waa Baloog, Cabirkuna waa 90X48m. Goobta : Masalaha Galbeed, Wuxuu u dhawyahay Beerta Cabdi Haybe. Qiimahu waa $19,000
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 216 hits
Hargeisa, SL
19,000 $
dhul iiba 17mx24m = 408m2
4 years ago
Preview
34,000 $
dhul iiba 17mx24m = 408m2
Land
4 years ago
Legal Documments are Available    Dhul Iib Ah. Xaafada : Masalaha, Agaagaarka Suuqa Magaalo Cosob. Cabirka : 17X24m. Qiimahu : $34,000
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 169 hits
Hargeisa, SL
34,000 $
dhul iiba 12mx12m = 144m2
4 years ago
Preview
15,000 $
dhul iiba 12mx12m = 144m2
Land
4 years ago
Legal Documments are Available  Dhul_Iib Ah. Xaafada : Siinay, Agagaarka Dukaanka Guraase, Ex Cantrolkii Basaska Siinay. Cabirka : laba Baloodh oo midkiiba tahay, 12x12, waa laysku iibinayaa, wana la kala iibinayaa. Qiimahu : $15,000, midkiiba.
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 280 hits
Hargeisa, SL
15,000 $
dhul iiba 12mx12m = 144m2
4 years ago
Preview
3,900 $
dhul iiba 12mx12m = 144m2
Land
4 years ago
Fursad Dhul Jaban oo Iib Ah. Xaafada : Siinay Dambe, Galbeedka Guriga Xilibaan Xuseen Axmed Caydiid, Sanaaga Buurta. Cabirka : 12x12. Qiimahu : $3,900
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 217 hits
Hargeisa, SL
3,900 $
dhul iiba 24mx18m = 432m2
4 years ago
Preview
29,000 $
dhul iiba 24mx18m = 432m2
Land
4 years ago
Fursad_Dhul_Iib Ah. Xaafada : Masalaha, gaar ahaan Badhtamaha Magaalo Cosob. Cabirka : saddex Baloodh, 24X18, Waa Laysku Iibinayaa, Waana la kala Iibinayaa. Qiimahu : $29,000 Mid Kiiba
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 180 hits
Hargeisa, SL
29,000 $
guri iiba house for sale
4 years ago
Preview
58,000 $
guri iiba house for sale
Houses for Sale
4 years ago
Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada Jigjigayar. Waxan udhow yahay hutelka mansoor. waana afar qol oo hurdaa , fadhi iyo cunto,iyo kijo, iyo saddex suuli, iyo dayrkii, Waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday loona dhisay nashqad cusub oo cajiib ah. Qiimuhu waa 58,000$waxna wa...
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 944 hits
Hargeisa, SL
58,000 $
dhul iiba
4 years ago
Preview
20,000 $
dhul iiba
Land
4 years ago
Dhul_iib ah #JAANIS Goobta_Hargysa Waa 1 block oo kuyaala inta u dhaxaysa warshada taayirada iyo madaxtooyada cusub Qiimaha $20,00
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 191 hits
Hargeisa, SL
20,000 $
Agamsa online market
dhul iiba 90mx48m = 4320m2
4 years ago
Preview
300,000 $
dhul iiba 90mx48m = 4320m2
Land
4 years ago
Legal Docummets are Available  Waxan idin haynaa balog iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada boqol-jira. Waana baloog sharciyeysan oo seesan kuna yaala meel istarajiya. Cabirkiisuna waa 90m×48m ama 4,320m isku-weer. Qiimahiisuna waa 300,000$ waxna waa layska dayn karaa,  
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 1023 hits
Hargeisa, SL
300,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
4 years ago
Preview
45,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
Houses for Sale
4 years ago
GURI IIB AH Magaalada: Hargeisa. Degmada: Axmed dhagax. Xaafada: Cali jaamac Goobta: agagaarka dalcada cali jamac. Qolalka: Shan qol, kitchen, seddex suuli iyo dayr gaadhi gal. Qiimaha: $45'000
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 532 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
beer iiba 500m hargeisa land for sale
4 years ago
Preview
80,000 $
beer iiba 500m hargeisa land for sale
Land
4 years ago
Macmiil waxaan ku haynaa Beer iib ah kuna taala nawaaxiga Magalaada Hargeisa, Gaar ahaan dhaamka Xubo-Wayne, waxaana dhex Marta wadada dhaamka tagta. Beertu waa bustan(beer biyo leh) laakinse ma beerna. Cabirka Beertu waa 500m oo dherer ah iyo 100m oo balac ah. Qiimuhu waa 80000$ waxna waa layska dayn.
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 914 hits
Hargeisa, SL
80,000 $
guri kiro hargeisa house for rent
4 years ago
Preview
200 $
guri kiro hargeisa house for rent
Houses for Rent
4 years ago
WAA_KIRO Goobta:- Laliska Guud / Hargeisa Qolalka:- 5qol laba suuli Kijin dayr gal leh Qiimaha: 200$
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 1499 hits
Hargeisa, SL
200 $
guri kiro hargeisa house for rent
4 years ago
Preview
200 $
guri kiro hargeisa house for rent
Houses for Rent
4 years ago
guri_kiro_ah Waa guri Nus- baloodh ah (feedho buur) Qolalka= 4qol ,2suuli iyo barkadii biyaha Wada Mar-mar Goobta: Laas caanod Xaafada: Dhakhtarka weyn Waxa uu ku yaaala gadaasha Dhakhtarka wayn Qiimaha: $200
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 383 hits
Hargeisa, SL
200 $
guri iiba hargeisa house for sale
4 years ago
Preview
67,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
Houses for Sale
4 years ago
WAA GURI IIBA OO KUYAALA MAGALADA HARGSIA XAAFADA GANTALAHA AMA BASKA X.AWR U GUURAY WAA 6QOL AH WADAD U DHOW 67000$KUN DOLLAR CABIRKIISU 12MITIR18 AMA NUS BALOODH
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 920 hits
Hargeisa, SL
67,000 $
dhul iiba 20mx20m = 400m2 hargeisa land for sale
4 years ago
Preview
35,000 $
dhul iiba 20mx20m = 400m2 hargeisa land for sale
Land
4 years ago
Legal Documments are Available Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada sheedaha.Waxanay u dhowdahay iskuulka nuradiin ee sheedaha.Waana jago dhex ah oo sharciyeysan.Cabirkiisuna waa 20m×20m oo ay ka dhismi karaan hadii la qaybiyo laba guri oo mid lix qol ah iyo dayrkoodi.Qiimuhu waa ...
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 241 hits
Hargeisa, SL
35,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
4 years ago
Preview
60,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
Houses for Sale
4 years ago
Guri_iiba ah Goobta Hargaysa gaar ahaan daloodho Waa guri imika farta laga qaaday waana 5 qol jiko 2 suuli istoodh deyr laba gaadhi geli karaan basku hor marayo,Waxaanu xaga bari kasoo eegayaa kaantaroolkii daloodho. Qiimihiisu waa $60,000
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 1595 hits
Hargeisa, SL
60,000 $
Agamsa online market
Beer iiba hargeisa land for sale
4 years ago
Preview
130,000 $
Beer iiba hargeisa land for sale
Land
4 years ago
Waa Beer wayn oo beeran Biyonaleh waxaa kubeeran dhamaan noocyadii dhirta waawayneyd Qiyaastii inkabadan 800 oogeed Cabirkeedu waa Balac_630m. Dhedarka_600m Qabta_beeran waa 240m Qiimaha $130,000
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 325 hits
Hargeisa, SL
130,000 $
Agamsa online market
guri kiro hargeisa house for rent
4 years ago
Preview
300 $
guri kiro hargeisa house for rent
Houses for Rent
4 years ago
WAA_KIRO Goobta:- masalaha/ina naxar / Hargeisa Qolalka:- 5qol laba suuli Kijin dayr gal leh Qiimaha: 300$
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 653 hits
Hargeisa, SL
300 $
guri iiba hargeisa house for sale
4 years ago
Preview
34,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
Houses for Sale
4 years ago
Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada cabaaye, Waxanu udhow yahay wadada cad, Waana guri biyo leh oo ku yala meel istarajiya una dhow baskii iyo dhamaan adeegyadii, Waana afar qol iyo dayrkii iyo laba suuli iyo kijo, Qiimuhu waa 34,000$ waxna waa layska dayn karaa,
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 1221 hits
Hargeisa, SL
34,000 $
Hargeisa, Dhul iib ah oo kaari koorne ah cabirkiisuna yahay 12X18m =216m2
4 years ago
Preview
6,000 $
Hargeisa, Dhul iib ah oo kaari koorne ah cabirkiisuna yahay 12X18m =216m2
Land
4 years ago
Dhulkani waa kaari koorne laba wado haysta waxaanu ku dhawyahay madax tooyada cusub, cabirkiisuna waa 12x18 ama 40/60 feet.  Hadaba cidii danaynaysaa sida ugu dhakhsaha badan hawga faaidaysato waa fursad qaaliya. 
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 2233 hits
Hargeisa, SL
6,000 $
guri iiba  Hargeisa Houses for sale
4 years ago
Preview
46,000 $
guri iiba Hargeisa Houses for sale
Houses for Sale
4 years ago
 wuxu kuu hayaa guri iib ah oo ku yaala #Hargeisa gaar ahaan 150ka tima waynta area waana meel biyo leh 4makhsin Cabir 12×10m Kare korne Price $46000
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 1467 hits
Hargeisa, SL
46,000 $
  • 2
  • 3
  • 4
  • 5
  • 6
Riqiis Somali Marketplace Gaadhi, Guri, dhul iiba, baloodh suuqa All rights reserved
Navigation
Home Search Contact My Account Add a new listing
Categories
Vehicles Real estate Home, Furniture & Appliances Fashion & Clothing Electronics & TECH Jobs & Services Health & Beauty Sports & Travel
Locations
Maroodi Jeex Awdal Mogadishu Sahil Jigjiga Sool Togdheer Sanaag
Information
TERMS OF USE PRIVACY POLICY
© 2025 Riqiis Marketplace.
Home Search Add a new listing Log in Register a new account Contact