Showing 409 - 432 of 494 results
Top offer
          
        premium
      
           
    
    
              
  
27,000 $
               
      two land for sale
       
       2 years ago
 
      Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        2 years ago/ 
        6317078 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              27,000 $
      
              Hamze hassan
          91,666 $
               
      GURI IIBA Waa 500 kare meel fiican ku yalaa
       
       5 years ago
 
      Waa guri iib ah oo ka kooban 6 qol oo isku dadan iyo 3 service ah 3 musqulood jiko wuxuu ku yalaa xafada badacas dhulku Waa 500 kare meel fiican ku yalaa qiimuhuuna Waa 4400 000birr 91666 dollar
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        1867 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              91,666 $
      
      
              
      
    22,920 $
               
      dhul iiba Waa 600 oo kare Land for Sale
       
       5 years ago
 
      Legal Documment are Available  Waa dhul iib ah oo ku yala xafada 12 kuna yaala meel aad u fiican haystana Laba jid oo fiican Waa 600 oo kare qiimahana Waa 1100,000 birr hal mayan iyo boqolkun oo birr oo udhigantaa 22920 dollar
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        1158 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              22,920 $
      
      
              
      
    34,020 $
               
      dhul banan oo iiba dhan 570 kare land for sale
       
       5 years ago
 
      Legal Documments are Available  Waa boos banan oo ku yaala xafada Marsin dayran oo dhan 570 kare haysta jid fiican udhow magalada kuna haboon deegan la dago Qiimaha Waa 1650000 maylayn iyo lixboqol iyo kuntankun oo birr 34020 dollar
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        1266 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              34,020 $
      
      
              
      
    75,000 $
               
      guri iiba oo cusub oo cabirkiisu yahay24m12: 288m2
       
       5 years ago
 
      waxaan ku haya guri iib ah oo ku yaala hodan hilis waa guri cusub oo hada dhamaaday shan Qol iyo dayrkii meel fiican ku yaala cabirka gurigu wa 24m12 ayuu ka dhisan yahay waa ah lacagtu waa : $75000 063 4420529   
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        1583 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              75,000 $
      
      
              
      
    9,728 $
               
      dhul iiba kalinta total waa hal qoodi 1600kare Land for Sale
       
       5 years ago
 
      Legal Documment are Available  Waa dhul iib ah oo ku yalaa wadada Wajaale ka dabeeyaa kalinta total waa hal qoodi 1600kare waa dhul ku yaal meel fiican Qiimaha 450000 afar boqol iyo kontonkun oo birr 9728 dorllar
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        1424 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              9,728 $
      
      
              
      
    660 $
               
      guri kiro kuna yaala 30ka dhinaca waraaba salaan Houses for Rent
       
       5 years ago
 
      Korka sare waxuu ka kooban yahay 4qol iyo laba musqulood oo shawerkii iyo kuleylisadiiba leh. Hoosta waxuu ka kooban yahay fadhi aad u weyn, qol jiif ah, jiko iyo musqul shawirkii iyo kuleeylisadii leh. Fadhigu waxuu leeyahay kuleeylisada geedaha lagu shido, sawirada ka fiiri. Waxyaabaha dheeriga ah 1. Kuleeylisooyin  ...
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        1405 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              660 $
      
      
              
      
    68,000 $
               
      Guri Iiba 24m x 12m 288m2 ayuu ka dhisan yahay
       
       5 years ago
 
      waxaan ku haya guri iib ah oo ku yaala hodan hilis waa guri cusub oo hada dhamaaday shan Qol iyo dayrkii meel fiican ku yaala cabirka gurigu wa 24m12 ayuu ka dhisan yahay waa ah lacagtu waa : $68,000 065 4420529  
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        404 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              68,000 $
      
      
              
      
    23,809 $
               
      dhul iiba cabirkiisu waa 400 oo kaaraamitir Land for Sale
       
       5 years ago
 
      Legal Documments are Available Dhulka cabirkiisu waa 400 oo kaaraamitir ama rubuc ku yaala jaamacada Jigjiga agteeda. Qiimihuna waa 900,000 birr ama 2359897$
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        320 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              23,809 $
      
      
              
      
    13,600 $
               
      dhul iiba cabirkiisu waa 500 oo kaaraamitir land for sale
       
       5 years ago
 
      Legal Documments are Available  Dhulka cabirkiisu waa 500 oo kaaraamitir oo ku yaala manaariyaaga dabadiisa. Qiimihuna waa 650,000birr una dhiganta 13,600$.
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        404 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              13,600 $
      
      
              
      
    18,000 $
               
      dhul iiba cabirkiisu waa 500 oo kaaraamitir land for sale
       
       5 years ago
 
      Legal Documment are Available  Dhulka cabirkiisu waa 500 oo kaaraamitir oo ku yaala garabcase. Qiimihuna waa 850,000birr ama 18,000$
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        395 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              18,000 $
      
      
              
      
    6,000 $
               
      dhul iiba cabirkiisu waa 800 oo kaaraamitir land for sale
       
       5 years ago
 
      legal Documments are Available  Was nus ama 800 oo kaaraamitir oo ku yaala magaalo khadar. Qiimihuna waa 300,000birr ama 6000$
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        459 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              6,000 $
      
      
              
      
    23,000 $
               
      dhul iiba cabirkiisu waa 500 oo kaaraamitir land for sale
       
       5 years ago
 
      Legal Documments are Available  Dhulka cabirkiisu waa 500 oo kaaraamitir oo ku yaala jananka agtiista ee dhanka madaxtooyada. Qiimihuna waa 1,100,000birr ama 23,000$
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        312 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              23,000 $
      
      
              
      
    3,670,951 $
               
      dhul iiba cabirkiisu waa 800 oo kaaraamitir Land for sale
       
       5 years ago
 
      Legal Documments are Available  Dhulka cabirkiisu waa 800 oo kaaraamitir ama nus ku yaala madaxtooyada hoosteeda. Labo xaafadood ayaa qaybsan karta oo dagi karta. Qiimihuna waa 1,400,000birr ama 3670951$
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        486 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              3,670,951 $
      
      
              
      
    6,200 $
               
      dhul iiba cabirkiisu waa 300 oo kaaraamitir
       
       5 years ago
 
      Legal Documments are Available  Dhulka cabirkiisu waa 300 oo kaaraamitir oo ku yaala manaariyaaga. Qiimihuna waa 300,000birr ama 6200$
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        406 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              6,200 $
      
      
              
      
    1,311,054 $
               
      dhul iiba cabirkiisu waa qoodi ama 1600 oo kaaraamitir
       
       5 years ago
 
      Legal Documments are Availble  Dhulka cabirkiisu waa qoodi ama 1600 oo kaaraamitir oo ku yaala xabaalaha jaamacada Jigjiga agteeda, GPS-na way leedahay. Qiimihuna waa 500,000birr ama 1311054$
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        2343 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              1,311,054 $
      
      
              
      
    12,000 $
               
      dhul iiba cabirkiisu waa 400 oo kaaraamitir
       
       5 years ago
 
      Legal Documments are Available Dhulka cabirkiisu waa 400 oo kaaraamitir oo ku yaala iskuulka community agtiisa. Waa meel aad u fiican oo ku haboon deegaan haday noqon lahayd dhanka cimilada iyo dhankasta oo kale. Qiimihuna waa 570,000birr ama 12,000$ 
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        846 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              12,000 $
      
      
              
      
    59,000 $
               
      GURI IIBA kuna yaala daloodho
       
       5 years ago
 
      Hargaysa somaliland Xafada daloodho Una dhow kalinta Boodaale 5qol iyo dayr,kijo iyo saddex suuli Qiimaha 59,000$ Waxna waa la iska dayn karaa.
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        1410 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              59,000 $
      
      
              
      
    38,000 $
               
      guri iiba ku yaala 31 may House for sale
       
       5 years ago
 
      waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada 31may, waxanu udhow yahay xarunta degmada 31may, waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday loona dhisay nashqad cusub, waana 3qol oo hurda iyo qolkii fadhiga iyo dayrkii iyo laba suuli iyo kijo, ee hore u gaadh macmiil. qiimahiisuna waa 38,...
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        1278 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              38,000 $
      
      
              
      
    19,000 $
               
      GURI IIBA kuna yaala Axmed dhagax
       
       5 years ago
 
      Nooca: Guri iib ah. Magaalada: Hargeisa Degmada: Axmed dhagax. Xaafada: Xero Awr-ta Axmed dhagax. Qolalka: Seddex qol, Kitchen iyo Suuli. Qiimaha: $19'000
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        1630 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              19,000 $
      
      
              
      
    6,000 $
               
      jago iib 7.5mx15m = 112.5 Land for Sale
       
       5 years ago
 
      Legal Documments are Available  waxaan idiin haynaa jago iib ah Kutaala sh/cismaan Cabirka 7.5mx15m Prcix: $6,000  
      
        Borama, SL/ 
        5 years ago/ 
        172 hits
      
      
        Borama, SL              
              6,000 $
      
      
              
      
    56,000 $
               
      GURI IIBA 15mx15m = 225m2 Houses for Sale
       
       5 years ago
 
      waxaan idiin haynaaa Guri iib ah oo kuyaala Schoolka turkiga Cabirka 15mx15m Prcix: $56000
      
        Borama, SL/ 
        5 years ago/ 
        1145 hits
      
      
        Borama, SL              
              56,000 $
      
      
              
      
    48,000 $
               
      GURI IIBA Borama Sheed dheer
       
       5 years ago
 
      waxaan idiin haynaaa Guri iib ah oo kuyaala Sheed dheer waa shanqol Prcix: $48,000
      
        Borama, SL/ 
        5 years ago/ 
        2321 hits
      
      
        Borama, SL              
              48,000 $
      
      
              
      
    14,000 $
               
      dhul iiba 50m×50m= 2500m2 Land for Sale
       
       5 years ago
 
      Legal Documments are Available Waxaan idiin haynaa dhul iiba oo kuyaala goroyo cawl Cabirka 50m×50m Prcix: $14000
      
        Borama, SL/ 
        5 years ago/ 
        222 hits
      
      
        Borama, SL              
              14,000 $
      
      
              
      
    9,000 $
               
      dhul iiba 20mx40m = 800m2 Land for Sale
       
       5 years ago
 
      Legal Documments are Available  waxaan idiin haynaaa dhul iiba Oo kuyaala buurta eegi laamayda haysta Cabirka 20mx40m Prcix: $9000
      
        Borama, SL/ 
        5 years ago/ 
        291 hits
      
      
        Borama, SL              
              9,000 $
      
      
              
      
    

























