guri kiro kuna yaala 30ka dhinaca waraaba salaan Houses for Rent

Jigjiga, Jigjiga, ET 660 $

3 years ago Used Rent 1122 hits ID #282

Description

QR CODE
Korka sare waxuu ka kooban yahay 4qol iyo laba musqulood oo shawerkii iyo kuleylisadiiba leh.
Hoosta waxuu ka kooban yahay fadhi aad u weyn, qol jiif ah, jiko iyo musqul shawirkii iyo kuleeylisadii leh. Fadhigu waxuu leeyahay kuleeylisada geedaha lagu shido, sawirada ka fiiri.
Waxyaabaha dheeriga ah
1. Kuleeylisooyin 
2. Qasabadii biyaha 
3. Baraag aad u weyn 
4. Siliga deyrka 
5. Daarad aad u weyn 
6. Ku dhagan masaajid 
7. Udhow school 
8. Udhow madariso 
Waxuu ku yaalaa jidka 30ka dhinaca waraaba salaan. Kiradiisu waa 30,000birr. Dollar ahaan waa: $660.

Real Estate Details

TypeFor rent
Num. Rooms4
Num. Bathrooms4
StatusGood condition
Square Meters0
Square Meters (total)0
Num. Floors0
Floor Number0
Vote
Result 0 votes
Kireyso ama iibso
Kireyso ama iibso Unregistered user

Comments 0

No comments has been added yet