GURI KIRO AH
Macmiil waxaan kuu haynaa guri kiro ah oo ku yaala xaafa Qoorgaab qaybta soo xigta dhakhtarka awdal
Guriga oo ka kooban 5 qol 3suuli istoodh
Wana giri aad u fican oo baarkin wanaaagsan leh
Qiimaha $280
| Type | For rent |
| Num. Rooms | 5 |
| Num. Bathrooms | 3 |
| Status | Good condition |
| Square Meters | 0 |
| Square Meters (total) | 0 |
| Num. Floors | 0 |
| Floor Number | 0 |
Parking
