guri kiro Hargeisa House for Rent

Hargeisa, Maroodi Jeex, SL 250 $

3 years ago New Rent 2660 hits ID #560

Description

QR CODE
waxa idiin guri kiro ah kuna yala magalada hargaysa gaar ahaana xafada gantalaha,
waxanu u dhowyahay halka basaska xero awr istagaan,
waana lix qof afar hurdaa iyo fadhi iyo cunto iyo laba suuli iyo kijo,
waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday,
Qiimuhu waa 250$,
Hadaba macmiil ka faaiidayso gurigan kiradaa ee aadka u quruxda badan,
Hadaba macmiil hadii aad joogto dalka dabadiisa,
waxa uu xafiiska al-khayr real estate kuu suurta galinayaa inaad iibsan karto guryaha ama dhulka yadoo uu kaa caawindoona xafiiska al-kheyr real state.

Real Estate Details

TypeFor rent
Num. Rooms6
Num. Bathrooms2
StatusNew construction
Square Meters0
Square Meters (total)0
Num. Floors0
Floor Number0
Vote
Result 0 votes
AL-Khayr Real Estate
AL-Khayr Real Estate Unregistered user

Comments 0

No comments has been added yet