Showing 25 - 48 of 285 results
Top offer
          
        premium
      
           
    
    
              
  
27,000 $
               
      two land for sale
       
       2 years ago
 
      Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        2 years ago/ 
        6312217 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              27,000 $
      
              Hamze hassan
          17,500 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      DHUL iibLand for sale afar baloodh iiba kuna yala masalaha bari,Wana dhul jaanis ah kuna yala meel siman oo jay adag ah, Afar_baloodh_oo_dayran.Cabirku_waa_ 20m×15m midkiiba.Sharcina_wuu_leeyahayQiimaha_waa: 17'500$ midkiiba, waxna waa layska dayn karaa.Available to hargeisa 
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        747 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              17,500 $
      
      
              
      
    26,500 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      DHUL IIBA AH Land for sale Macmiil waxaan kuu haynaa dhul iib ah oo ku yaala xaafada  cabdi duhur waana dhul fiican oo adag waana qaybta soo xigta xafada cali black Cabirka= 30mx30m wado = sadex wado Qiimaha = $26,500Available to borama 
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        1113 hits
      
      
        Borama, SL              
              26,500 $
      
      
              
      
    11,000 $
               
      jago iiba
       
       4 years ago
 
      JAGO IIB AH Land for sale Macmiil waxaan kuu haynaa jago iiba oo ku taala xaafada cabdi duhur Waana jago meel fiican ku taala Waxay leedahy labo wado oo fiican Cabirka =30mx15m Qiimaha=$11,000Available to Borama 
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        1156 hits
      
      
        Borama, SL              
              11,000 $
      
      
              
      
    32,000 $
               
      beer iiba
       
       4 years ago
 
      Beer iib  Waxan idiin hayaa Beer iiba oo Cabirkeedu Yahay 220x190=41,800 square meter Beertani Waxay ku taalaa koonfurta Magaalada Borama Mesha loo yaqaano Gorayo Cawl Waxayna Galbeedka ka Xigtaa Wadada Laamiga ah ee isku Xidhadha Borama iyo Hargaysa Waxayna u jirtaa Wadada Qiyaas Dhan 300m Waana Beer Meel Fiican ku ta...
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        2054 hits
      
      
        Borama, SL              
              32,000 $
      
      
              
      
    7,500 $
               
      jago iiba
       
       4 years ago
 
      Jago iibLand for sale Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada qariyada ee magalada boorama gaar ahaan waxay qariyada ugu toosantahay koonfur cabirkeegu na waa 30×30= 900 meter square waxay leedahay 3 jid qiimuhuna waa 7500$Available to Borama 
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        483 hits
      
      
        Borama, SL              
              7,500 $
      
      
              
      
    16,000 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      Jago iibLand for sale Jagadan Cabirkeedu Waa 16x15=240 square meter Waxay leedahay 2 Waddo Waana Kaara koorne Waxay ku taalaa Xaafadda Sheed Dheer Ee Koonfurta Magaaladda Borama Qiimuhuna Waa 16,000$Available to borama 
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        718 hits
      
      
        Borama, SL              
              16,000 $
      
      
              
      
    32,000 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      Dhul iib Land for sale Waxan idiin hayaa Dhul iiba oo  Cabirkiisu yahay 115x50=5,750 square meter oo ku yaala Galbeedka Magaalada Borama Wuxuna u dhawyahay Wadada Laamiga ah ee jabouti Qabata Wuxuna u jiraa 90m Waxana u dhaw korontada iyo biyaha Qiimuhuna Waa 32,000$Available to borama 
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        393 hits
      
      
        Borama, SL              
              32,000 $
      
      
              
      
    12,000 $
               
      jago iiba
       
       4 years ago
 
      Jago iibland for sale Jagadan Cabirkeedu Waa 15x13=195 square Meter Waxay leedahay 1 Waddo oo Wayn Waxayna Ku taalaa Bariga Magaalada Borama Waxay ku Dhawdahay Kawaankii Hore Qiimuhuna Waa 12,000$ Available to borama 
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        401 hits
      
      
        Borama, SL              
              12,000 $
      
      
              
      
    13,500 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      Jago iib Land for sale Jagadan Cabirkeedu Waa 30x30=900 square Meter Waxay leedahay 3 Waddo Waxayna Ku taalaa Galbeedka Magaalada borama Waxay ka soo horjeedaa Warshadda laydhka ee Telesom Waana Dayrkaa Idiin Muuqda Qiimuhuna Waa 13,500$Available to borama 
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        309 hits
      
      
        Borama, SL              
              13,500 $
      
      
              
      
    45,000 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      DHUL_IIBA_XAFADA_JIGJIGAYARLand for sale Laba baloodh oo iiba ah, kuna yala magalada hargaysa gaar ahan xafada Jigjigayar(una dhow istaanka basaska Jigjigayar).Cabirku_waa 24m×18m midkiiba.Sharcina_wuu_leeyahayLa_xidhiidh:0633284567Qiimaha waa: 45'000$ midkiiba, waxna waa layska dayn karaa.Available to hargeisa 
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        967 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              45,000 $
      
      
              
      
    

























