Showing 1 - 10 of 10 results
101,422 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      GURI IIB AH   Waxan hayna guri iib ah oo ku yaala labaada wadadood dhaxdooda tan qabribaayax iyo tan wajaale Gurigu waa 6qol 4qol isku dadan iyo 2 service ah Laba wado ayu haysta Dhul banaan oo ganacsi ku haabo uu leeyahay Cabirka dhulka waa 500 karemeter Qiimaha waa 4million birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
      
        Jigjiga, ET/ 
        4 years ago/ 
        2477 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              101,422 $
      
      
              
      
    106,369 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      GURI IIB AH   Waxan hayna guri iib ah oo ku yaala bada Cas amaNOGOB xaga danbey Gurigu waxu ka kobayahi Waa 7 qol isku dadan iyo 2 qol service Meel fican ku yaala Darad baladhan leh Cabirka 400 karemeter Qiimaha 4 million iyo 200 kun birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
      
        Jigjiga, ET/ 
        4 years ago/ 
        1569 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              106,369 $
      
      
              
      
    101,761 $
               
      guiri iiba jigjiga house for sale
       
       4 years ago
 
      Guri iiba Jigjiga Gurigu wuxuu ka koobanyahay 4 qol oo dadan iyo labo serfis ah, suuli iyo jiko. daarada dhir udgoon ayaa lagu dhex ladhay. 500 oo kaaraamitir weeyi baahada uu ku fadhiyo gurigu, waa dhul wayn. wuxuu ku yaalaa labada waddo dhexdooda tan wajaale iyo tan madaxtooyada hor marta. qiimhuna waa 3,900,000birr ...
      
        Jigjiga, ET/ 
        4 years ago/ 
        2234 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              101,761 $
      
      
              
      
    3,652 $
               
      Bajaaj celisa iiba jigjiga for sale
       
       4 years ago
 
      Bajaaj celisa oo shidan Jigjiga -qiimihu waa 140,000birr  ama 3652$ kaliya. Taarikada lambarkeedu 7kun ayuu ka bilaabmayaa.
      
        Jigjiga, ET/ 
        4 years ago/ 
        1849 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              3,652 $
      
      
              
      
    88,600 $
               
      GURI IIBA Waa ila 350 m2 Houses for Sale
       
       5 years ago
 
      Waa guri iib ah oo ka kooban 7 qol 5 isku dadan iyo Laba service ah jiko Laba musqulood wuxuuna ku yala xafada 7 aad oo udhow xafada Marsin wuxuu haystaa jid fiican dhulku Waa ila 350 kareQuimaha waa 4200000birr 88600 dollar
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        2435 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              88,600 $
      
      
              
      
    55,085 $
               
      GURI IIBA Waa ila 600 oo kare Houses for Sale
       
       5 years ago
 
      Waa guri iib ah oo ka kooban 7 qol Laba musqulood hal jiko ku yalaa xafada 7 udhow xafada Marsin Dhulk Waa ila 600 oo kare wuxuu haysta Laba jid Qiimahaa Waa 2600000birr 55085 dollar
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        2488 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              55,085 $
      
      
              
      
    91,666 $
               
      GURI IIBA Waa 500 kare meel fiican ku yalaa
       
       5 years ago
 
      Waa guri iib ah oo ka kooban 6 qol oo isku dadan iyo 3 service ah 3 musqulood jiko wuxuu ku yalaa xafada badacas dhulku Waa 500 kare meel fiican ku yalaa qiimuhuuna Waa 4400 000birr 91666 dollar
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        1867 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              91,666 $
      
      
              
      
    34,375 $
               
      gaadhi iiba Toyota land Cruiser car for sale
       
       5 years ago
 
      Waa baabuur iib ah Wuxuu socday 64214km waa baabuur aad isku racsan oo aad loo dhawaleeyay sanadkiisunaa waa 2018 qiimah waa 1650000birr 34375 dollar
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        1691 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              34,375 $
      
      
              
      
    3,608 $
               
      Bajaj iiba oo lambaradii danbe ah
       
       5 years ago
 
      Waa. Bajaj iib ah oo ah labaradiii dabe ee ka bilamayaa 10 qiimaha waa 175000 boqol iyo todobaatan iyo shan kun oo birr 3608 dollar
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        1504 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              3,608 $
      
      
              
      
    660 $
               
      guri kiro kuna yaala 30ka dhinaca waraaba salaan Houses for Rent
       
       5 years ago
 
      Korka sare waxuu ka kooban yahay 4qol iyo laba musqulood oo shawerkii iyo kuleylisadiiba leh. Hoosta waxuu ka kooban yahay fadhi aad u weyn, qol jiif ah, jiko iyo musqul shawirkii iyo kuleeylisadii leh. Fadhigu waxuu leeyahay kuleeylisada geedaha lagu shido, sawirada ka fiiri. Waxyaabaha dheeriga ah 1. Kuleeylisooyin  ...
      
        Jigjiga, ET/ 
        5 years ago/ 
        1406 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              660 $
      
      
              
      
    - 1
 
