Showing 1 - 24 of 375 results
Top offer
          
        premium
      
           
    
    
              
  
27,000 $
               
      two land for sale
       
       2 years ago
 
      Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        2 years ago/ 
        6315278 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              27,000 $
      
              Hamze hassan
          600 $
               
      +27640409447,.,/$$ STAINED & BLACK MONEY CLEANING MACHINE SSD CHEMICALS
       
       9 months ago
 
      +27640409447,.,/SSD CHEMICAL SOLUTIONS FOR CLEANING BLACK MONEY FOR IN SOUTH AFRICA SSD SOLUTION CHEMICAL FOR CLEANING BLACK MONEY NOTES Call drake  +27813334083,.,/.  SSD Solution used to clean all type of blackened, tainted and defaced bank notes. Our technicians are highly qualified and are always ready to handle th...
      
        Mogadishu, SO/ 
        9 months ago/ 
        350 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              600 $
      
              maurica khan
      
              
      
    20,000 $
               
      LAND FOR SEAL IN Boqoljire
       
       9 months ago
 
      1 One land for seal in Hargeisa Boqoljire near Carfi Cafe & Playgrou https://maps.app.goo.gl/DwmsjS7X8ppJEsk1And    
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        9 months ago/ 
        573 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              20,000 $
      
              SAMATAR200A
      
              
      
    85,000 $
               
      Guri iib ah BURTINLE/PUNT-SOM
       
       2 years ago
 
      4 bedrooms and large living room 3 bath 
      
        / 
        2 years ago/ 
        825 hits
      
      
        Unknown location              
              85,000 $
      
      
              
      
    Check with seller
               
      Qalab rayiisle oo qiimo jaban
       
       2 years ago
 
      Ku hel qalab rayiisle qiime jaban
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        2 years ago/ 
        647 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              Check with seller
      
              Khalid Abdi Gahnug
      
              
      
    41,500 $
               
      House for sale
       
       4 years ago
 
      GURI IIB AHGuri Biyo leh oo iib ah, kuna yaalla Xero-awr, khaas ahaan Jaamac Gunti12M×14M $41,500.Wadahadalna furanWaa guri ka kooban:Saddex Hurdo gudaha ahQol Cunto iyo Fadhi ah, Labo suuli gudaha ahMadbakhiiSuuli dibada ahDaarad dambewaa guri dhisme dhexe ah, sidoo kalena Biyo leh, Sariibadii, Buskii, Suuqii, iyo dha...
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1780 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              41,500 $
      
      
              
      
    73,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      Guri iib ah, kuna yaalla XaafadaJig-Jiga Yar, khaas ahaan Guriga Ex Mayor Soltelco agtiisa ama Garoonka Baxsane.12M×25M$ 73,000 open for nogotiation Waa guri ka kooban:Afar Hurdo gudaha ahQol Cunto iyo Fadhi ah, labo suuli gudaha ahMadbakhiiQol Iyo Suuli dibada ahGeydh 3 gaadhi gal ah.waa guri Cusub ah oo loo dhammeyst...
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        2802 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              73,000 $
      
      
              
      
    28,000 $
               
      dhul iiba in borama
       
       4 years ago
 
      waxaan idiin haynaa jago iib ah oo ku taala borama xafada  alxayaad. 30*30 $28,000
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        2717 hits
      
      
        Borama, SL              
              28,000 $
      
      
              
      
    7,000 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      DHUL IIB AH. Goobta hargaysa gaar ahaan madaarka dhankiisa hawd ama koonfureed  una dhaxeeya wadada salaxlay iyo wadada baligubadle.Cabirka  dhulku waa ( 80 bay 60) ama 24x18m.$7000 kun ayaa lagu baayacayaa Dhulku waa dhulsiman oo dhexna kujira heshiiskuna waa furanyahay 
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1171 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              7,000 $
      
      
              
      
    150 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      guri kiro ah hargeisa xaafada October Waa guri ka kooban 3qol kijo iyo suuli$150
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1275 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              150 $
      
      
              
      
    22,000 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      jagadan Cabirkeedu Waa 30x15= 450 square Meter Waxay leedahay 2 Waddo oo kala jeeda Waxayna ku taalaa Galbeedka Magaalada Borama Xaafadda sh cismaanka hoose (Xaaslayda)haljago Ayaana Ka Xigta Wadada laamiga ee highwayka waxayna leedahay Sharcigii Dowladda hoose Qiimuhuna Waa  $22,000 
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        1384 hits
      
      
        Borama, SL              
              22,000 $
      
      
              
      
    36,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      GURI IIBA OO KU YALA HARGEISA XAAFADA XERO AWR 3 QOL $36000 FG,gurigu wuxuu leeyahey biyo
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        967 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              36,000 $
      
      
              
      
    35,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      guri iiba wuxu ku yala magalada hargeisa xafada XAWADLE wa 3 QOL    $35000 FG,gurigu wuxuu leeyahey biyo wa good condition 
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1381 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              35,000 $
      
      
              
      
    115,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      guri aad u weyn oo qasri ah Waxanu kuyalla xafada boqol-jire gar ahan sacadadiin mall.waa 24m×18m ama 80 by 60.10 qol lix qol oo hurda, iyo fadhi-cunto, iyo laba qol oo services ah, iyo dayr weyn oo 4 gadhi galaan.waa 115,000$ waxna waa layska dayn karaa.
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1654 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              115,000 $
      
      
              
      
    72,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      GURI IIB AH Hargeisa, Jig-jiga Yar, Bacaado, $ 72, 000. Wadahadalna furan.Afar qool hurdo ahQol fadhi iyo cunto ah.labo suuli oo gudaha ahKitchen Qol Iyo Suuli dibada ahGeydh  Saddex Gaadhi gal ah. 
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        2001 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              72,000 $
      
      
              
      
    20,000 $
               
      dhul iiba in hargeisa
       
       4 years ago
 
      baloodh iib ahin hargeisa wadada istaanka djibouti ka baxda inta aanay #batalaale gaadhin18m x 24m20,000$
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        866 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              20,000 $
      
      
              
      
    73,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      GURI IIBA JIGJIGAYAR MAANSOOR GALBEEDKEDwaa 22m×12m.waa 6 qol iyo 3 suuli, iyo kijo, iyo dayr. waa 73,000$ waxna waa layska dayn karaa.
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1308 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              73,000 $
      
      
              
      
    72,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      guri iib ah kuna yaalla magalada hargaysa gaar ahan xafada JigjigayarWuxuu udhowyahay iskuulka gandi6qol iyo_qolkii service ahDayr 2gaadhi galaan iyo 3suuli,kijo.72,000$
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        962 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              72,000 $
      
      
              
      
    32,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      GURI IIB AH ooku yala Magaalada: HargeisaDegmada: Axmed dhagaxXaafada: SiinayGoobta: Agagaarka masjidka siinay(Tawfiiq)Qolalka: Afar qol, kitchen iyo suuli Qiimaha: $32,000 
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1254 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              32,000 $
      
      
              
      
    25,000 $
               
      dhul iiba in hargeisa
       
       4 years ago
 
      Dhul iib ah magaalada hargaysa gaar ahaan xaafada calaamada una dhaw dhakhtarka intertionalka dhankiisa galbeed Cabirkiisu waa 18x12. Qiimahu waa $25,000
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        819 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              25,000 $
      
      
              
      
    2,500 $
               
      dhul iiba in hargeisa
       
       4 years ago
 
      dhul iiba in hargeisa gaar ahaan masalaha marka laraaco wadada baligubadle. Cabirkiisu waa 12x10 Qiimahu waa $25,00 heshiis kuna waa furan yahay open for negociation
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1225 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              2,500 $
      
      
              
      
    25,000 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      DHUL_IIBA_MASALAHA_GALBEED. #Waxa idin hayna dhul iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahan xafada masallaha. #Udhow_kaydka_biyaha #Sharciyeysan_seesan. #Cabirku_waa_24m18m #Qiimaha_25'000$ waxna waa layska dayn karaa.  
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        748 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              25,000 $
      
      
              
      
    

























