guri iiba

Hargeisa, Maroodi Jeex, SL 73,000 $

2 years ago Used Sell 2259 hits ID #2051

Description

QR CODE

Guri iib ah, kuna yaalla Xaafada
Jig-Jiga Yar, khaas ahaan Guriga Ex Mayor Soltelco agtiisa ama Garoonka Baxsane.
12M×25M
$ 73,000 open for nogotiation 
Waa guri ka kooban:
Afar Hurdo gudaha ah
Qol Cunto iyo Fadhi ah, 
labo suuli gudaha ah
Madbakhii
Qol Iyo Suuli dibada ah
Geydh 3 gaadhi gal ah.
waa guri Cusub ah oo loo dhammeystirey waxkasta.

Real Estate Details

TypeFor sale
Num. Rooms6
Num. Bathrooms3
StatusNew construction
Square Meters0
Square Meters (total)0
Num. Floors0
Floor Number0
Vote
Result 3 votes

Comments 0

No comments has been added yet