guri iiba

Hargeisa, Maroodi Jeex, SL 45,000 $

3 years ago Used Sell 1516 hits ID #1507

Description

QR CODE
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar.
Waxanu u dhowyahay jamacada admas.
Qolalkiisuna waa shanv qol laba suuli, kijo iyo dayr.
Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub.
Qiimuhu waa 45,000$ waxna waa layska dayn karaa

Real Estate Details

TypeFor sale
Num. Rooms5
Num. Bathrooms2
StatusGood condition
Square Meters0
Square Meters (total)0
Num. Floors0
Floor Number0

Other characteristics

  • Parking
Vote
Result 0 votes
AL-Khayr Real Estate
AL-Khayr Real Estate Unregistered user

Comments 0

No comments has been added yet