Macmiil waxaan kuu haynaa guryo iib ah oo kuyaala xaafada sh /cismaan
Cabirka 15mx15m waana kaari kaarne
Waxaana uu ku yaala meel fiican oo laamayda udhow
Guryahaa wali lama galin hada ayaa faraha laga qaaday
Qiimaha$56000
| Type | For sale |
| Num. Rooms | 0 |
| Num. Bathrooms | 0 |
| Status | Good condition |
| Square Meters | 0 |
| Square Meters (total) | 0 |
| Num. Floors | 0 |
| Floor Number | 0 |
