GURI IIBA

Hargeisa, Maroodi Jeex, SL 65,000 $

3 years ago All All 1124 hits ID #40

Description

QR CODE

GURI IIBA SHANTII GURI EE JIGJIGAYAR WAXA KA HADHAY HAL GURI OO KALIYA, EE HORE U GAADH MACMIIL. . Wa.me/252634848758 Wa.me/252633284567 ●Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada Jigjigayar, ●Waxanu u dhowyahay sacadadiin mall,waana guri tayo leh oo ku qan-cin doona marka aad aragto macmiil, ●Waana guri jaanis ah marka loo eego meesha uu kuyaalo oo istarajiya, ●Waana guri ay u dhowyihiin,macdaradii,iskuuladii,garoonkii kubada cagta,baskii,suuqii mall ka ahaa ee sacadadiin, caffeteria iwm ●Waana guri 5qol iyo qolkii service ka iyo dayrkii iyo saddex suuli,iyo kijo, ●Qiimuhu waa 65,000$ waxna waa layska dayn karaa, ●Hadaba macmiil hadii aad joogto dalka dabadiisa, waxa uu xafiiska al-khayr real estate kuu suurta galinayaa inaad iibsan karto guryaha ama dhulka yadoo uu kaa caawindoona xafiiska al-kheyr real state. ●Wixii fahfahin kala soo xidhidh: ●Tell: +252-634848758 ●Tell: +252-633284567 ●Tell:+252-634427397

Real Estate Details

TypeFor rent
Num. Rooms0
Num. Bathrooms0
StatusNew construction
Square Meters0
Square Meters (total)0
Num. Floors0
Floor Number0

Other characteristics

  • New
Vote
Result 0 votes
AL-Khayr Real Estate
AL-Khayr Real Estate Unregistered user

Comments 0

No comments has been added yet