GURI IIBA STRATEGY LOCATION AND NEW DESIGN

Hargeisa, Maroodi Jeex, SL 70,000 $

3 years ago All All 1289 hits ID #43

Description

QR CODE

GURI IIBA WAA GURI JAANIS AH OO IIBA KUNA YAALA MEEL ISTARAJIYA EE HORE U GAADH MACMIIL, Wa.me/252634848758 Wa.me/252633284567 ●#Waxa idin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada sacadadiin. ●#Waxanu u dhow yahay sacadadiin mall, ●#Waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday,loona dhisay nashqad cusub oo qurux badan. ●#Waana 6qol iyo dayrkii iyo saddex suuli iyo kijo iyo qolkii serviceka, ●Hadaba macmiil gurigani waa jaanis ee ka faaiidayso, marka loo eego gurigu inta uu leeg yahay meeshii kuyaalo iyo lacagta lasiinyo, ●Qiimahiisuna waa 70,000$ waxna waa layska dayn karaa, ●mana aha dhaxal ee waxa iska leh shaqsi kaliya, ●Waana guri leh damiinu- maal ●Hadaba macmiil hadii aad joogto dalka dabadiisa, waxa uu xafiiska al-khayr real estate kuu suurta galinayaa inaad iibsan karto guryaha ama dhulka yadoo uu kaa caawindoona xafiiska al-kheyr real state. ●Wixii fahfahin kala soo xidhidh: ●Tell: +252-634848758 ●Tell: +252-633284567 ●Tell:+252-634427397

Real Estate Details

TypeFor sale
Num. Rooms0
Num. Bathrooms0
StatusNew construction
Square Meters0
Square Meters (total)0
Num. Floors0
Floor Number0

Other characteristics

  • New
Vote
Result 0 votes
AL-Khayr Real Estate
AL-Khayr Real Estate Unregistered user

Comments 0

No comments has been added yet