Showing 121 - 144 of 488 results
Top offer
          
        premium
      
           
    
    
              
  
27,000 $
               
      two land for sale
       
       2 years ago
 
      Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        2 years ago/ 
        6306649 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              27,000 $
      
              Hamze hassan
          550 $
               
      guri kiro goglan
       
       4 years ago
 
      GURI GOGLAN OO KIRO AH waxaan idiin haynaa guri goglan Oo kuyaala xaafada sheeekh cali jowhar Waana 4qol meelfiican kuyaala 2 suuli Barkin wanaagsanleh Cabirka 15mx15m Qiimaha $550
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        3013 hits
      
      
        Borama, SL              
              550 $
      
      
              
      
    18,500 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      JAGO IIB AH Macmiil waxaan kuu haynaa jago iiba oo kutaala xaafada jarka waana jago laamayda haysata waana jago fiican Jagadaasi waxaa kadhisan labo maqasin Iyo dayrka oo ku wareegsan dhamaan jagada Cabirka = 15mx8m Qiimaha = $18,500
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        207 hits
      
      
        Borama, SL              
              18,500 $
      
      
              
      
    65,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      Guri iib ah Waa guri ka kooban 5 qol, 2 Suuli, gaadhi gal Goobta: Hargeysa Xaafadda:Calaamadaha, Gacalle hotel Qiimaha Iibka: $ 65000
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1387 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              65,000 $
      
      
              
      
    55,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      Guri iib ah Waa guri ka kooban 4 qol, 2 Suuli,2 daaradood Goobta: Hargeysa Xaafadda:Gacanta Qiimaha Iibka: $ 55000
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        545 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              55,000 $
      
      
              
      
    120 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Guri Kiro ah Waa 3 qol, Kijo, 2 Suuli iyo gaadhigal Goobta: Hargeysa Xaafadda:Maxamed Mooge, Dr. Ismaaciil Qiimaha Iibka: $ 120
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1166 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              120 $
      
      
              
      
    39,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      Guri iib ah Waa 4 qol, kijo, 2 Suuli iyo gaadhi gal Goobta: Hargeysa Xaafadda:Calaamadaha, Hotelka iskaandaneefiyaanka agtiisa. Qiimaha Iibka: $ 39000
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1289 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              39,000 $
      
      
              
      
    200 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Asc macaamiil waxaan kuu heenaa guri filo ah kakooban 5qol iyo 3 suuli jiko parking kirada waa $200
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1356 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              200 $
      
      
              
      
    130 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Goobta: istaanka basaska Aktobar Degmada Axmed Dhagax || Hargeisa. Qolalka 3qol , hal suuli iyo Kijin. Qiimah $130
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1015 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              130 $
      
      
              
      
    3,000 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Waa Abartemnt Kiro Ah, Wuxu Kuyala deg_hodan isgoyska bakaaro Waa 3-qol_2_suli_iyo_kushin qebta 2waad Qiimaha kirada waa $300
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1622 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              3,000 $
      
      
              
      
    250 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Waa Abartemnt Kiro Ah, deg_wabari Wuxu ka koban yahay 2-Qol_suli_iyo_kushin Guri cusub Qiimaha Kirada Waa $250
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1429 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              250 $
      
      
              
      
    1,000 $
               
      guri kiro goglan
       
       4 years ago
 
      Waa Abartemnt Kiro Ah, oo Goglan dg xamar weyne Agagarka Muqdisho mool Waa 2-jiif Ah, fadhi iyo Qado 2-Suli iyo kushiin Waa VIb Wuxu leyahay left agab dhamestirn Qiimaha kirada Waa 1,000$
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1498 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              1,000 $
      
      
              
      
    250 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      WAA LAQAATAY Abartement Kiro Ah, deg Waabari Wuxu Ka Kobanyahay 2- Qol_2suli_iyo_kushin Qiimaha Kirada Waa 250$
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1001 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              250 $
      
      
              
      
    250 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      WAA Abartemnt Kiro Ah, deg hoolwadag Agagarka daalo waa qebta hose Ka Koban 3-Qol_2suli_iyoKushin Qiimaha Kirada Waa 250$
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        785 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              250 $
      
      
              
      
    255 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Waa  Abrtemnt Kiro Ah deg holwadaag Wuxu ka kobanyahay 3-qol 2-suli iyo kushin Waa qebta hose qiimaha kirada waa 255$
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        763 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              255 $
      
      
              
      
    85,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay garoonka baxsane ama guriga maayirka. Qolalkiisuna waa afar qol oo hurdaa,fadhi-cunto, saddex suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 85,000$ waxna waa laysk...
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1732 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              85,000 $
      
      
              
      
    69,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay jamacada admas ama istaanka basaska eeJigjigayar. Qolalkiisuna waa afar qol oo hurdaa,fadhi-cunto, saddex suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 69,000$ wax...
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        977 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              69,000 $
      
      
              
      
    58,000 $
               
      guri iiba
       
       4 years ago
 
      Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay jamacada admas ama istaanka basaska eeJigjigayar. Qolalkiisuna waa shanv qol laba suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 58,000$ waxna waa layska dayn karaa
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1459 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              58,000 $
      
      
              
      
    

























