Showing 1 - 24 of 45 results
Top offer
          
        premium
      
           
    
    
              
                      
              
  
70 $
               
      Mobeel iiba
       
       2 years ago
 
      Mobeel aad u fiican oo la isticmaaley 4 bilood
      
        / 
        2 years ago/ 
        6309760 hits
      
      70 $
      
          300 $
               
      HP Laptop Intel Core – Xaalad Cusub, Hal Bil La Isticmaalay
       
       2 days ago
 
      Waxaan iibinayaa laptop HP ah, oo la soo saaray 2018 (Intel Core inside). Waa cusub oo hal bil kaliya la isticmaalay. Xaalad aad u fiican, wax cilad ah ma leh. Processor: Intel Core (i5 ama i7) RAM: 8GB Storage: 256GB SSD Battery: Waqti fiican ayuu hayaa Qiimaha: $300 (waa la wada hadli karaa) Goobta: Muqdisho Wixii fa...
      
        Mogadishu, SO/ 
        2 days ago/ 
        46 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              300 $
      
      
              
      
    100 $
               
      Nikon D5200 Camera (Used)
       
       3 days ago
 
      Used Nikon D5200 DSLR Camera in good condition. Records Full HD 1080p video. Comes with lens, battery, and charger. Works perfectly.”
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        3 days ago/ 
        33 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              100 $
      
      
              
      
    781 $
               
      iPad Pro 11-inch (2nd Generation)
       
       1 month ago
 
      Waxaan iibinayaa Apple iPad Pro 11-inch (Jiilka 2-aad) midabkiisu yahay Silver/Grey. Waxaan isticmaalayay kaliya hal bil, waxaanna ka keenay Switzerland. Waa mid asalka ah oo laga soo iibsaday Apple Store. Waxa uu leeyahay keyboard asalka ah (qiimihiisu ahaa $100), waxaana loo isticmaali karaa sidii laptop sababtoo ah ...
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        1 month ago/ 
        82 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              781 $
      
      
              
      
    200 $
               
      Samsung Galaxy A34 5G
       
       11 months ago
 
      Mobile muddo kooban la isticmaalay, wax ceeb ahna aan lahayn, kartoonkiisii wata oo nadiif ah
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        11 months ago/ 
        1818 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              200 $
      
      
              
      
    
          
        premium
      
           
    
    
              
  
70 $
               
      Mobeel iiba
       
       2 years ago
 
      Mobeel aad u fiican oo la isticmaaley 4 bilood
      
        / 
        2 years ago/ 
        1129 hits
      
      
        Unknown location              
              70 $
      
      
              
      
    200 $
               
      Computer celis ah
       
       2 years ago
 
      Computer ii ah oo tayo fiican speed sarena leh!
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        2 years ago/ 
        1389 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              200 $
      
      
              
      
    320 $
               
      IPHONE 11 . 128.GB
       
       3 years ago
 
      MOBILE AAD OO FICAN OO IPHONE 11  MEMORY : 128 GB  GOOD CONDTION  GOOD DISPLAY .  BACK WHITE MIRROR SCRATCH . \ 4003844
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        3 years ago/ 
        1261 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              320 $
      
      
              
      
    320 $
               
      IPHONE 11 . 128.GB
       
       3 years ago
 
      MOBILE IPHONE 11 OO 128 GB MEMORY .  CADAAN .  DISPLAY GOOD .  BACK WHITE MERROR SMALL SCRATCH .
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        3 years ago/ 
        921 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              320 $
      
      
              
      
    300 $
               
      Ps4 brand
       
       3 years ago
 
      I bought this ps4 from USA And I want to buy ps5 so I want to sell this I used only two months. It's still new 
      
        Awdal, SL/ 
        3 years ago/ 
        429 hits
      
      
        Awdal, SL              
              300 $
      
      
              
      
    65 $
               
      Samsung Galaxy A10s
       
       3 years ago
 
      Waxan iska iibinaya Samsung Galaxy A10s Wa Celis Shaashada aya Tarar uga Jira Wax Cilad ah Malaha Hadii Ad u Baahantahay ila so Xiriir Mahadsanid
      
        Mogadishu, SO/ 
        3 years ago/ 
        2132 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              65 $
      
              Maxamed Cali
      
              
      
    Check with seller
               
      Iphone XS Max 256GB
       
       3 years ago
 
      Iphone Xs Max 256GB
      
        Hargeisa, SL/ 
        3 years ago/ 
        3859 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              Check with seller
      
      
              
      
    450 $
               
      Used Canon Camera 750D And Tripod
       
       3 years ago
 
      Camera dan ah canon 750 D oo wadata Tripod keedii waa iib waxaana la isticmaalaayey wakhti yar oo aan badnayn.
      
        Hargeisa, SL/ 
        3 years ago/ 
        1031 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              450 $
      
              Asair suleiman
      
              
      
    Check with seller
               
      Laptop Hp iib Ah
       
       3 years ago
 
      CPU: Intel Core i3-8130U GPU: Intel UHD Graphics 620 DISPLAY: 14.0”, Full HD (1920 x 1080), IPS STORAGE: 1TB HDD RAM: 4GB DDR4, 2400 MHz WEIGHT: 1.51 kg (3.3 lbs) WEIGHT: 1.51 kg (3.3 lbs) waxa uu waxtaa chargerkii IYO Boorsadiisi waxa laguugu shubaya windows ama linux kaad Doonto
      
        Hargeisa, SL/ 
        3 years ago/ 
        1665 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              Check with seller
      
      
              
      
    1,000 $
               
      Iphone 12 Pro Max & 128GB
       
       4 years ago
 
      Iphone 12 Pro Max & 128GB 
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        3570 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              1,000 $
      
      
              
      
    250 $
               
      Lenovo laptop
       
       4 years ago
 
      lenova laptop Dual Core Ram 8GB & HDD 500GB Screen Size 13.9 inches
      
        / 
        4 years ago/ 
        1708 hits
      
      
        Unknown location              
              250 $
      
      
              
      
    300 $
               
      Used Samsung Galaxy S9+
       
       4 years ago
 
      Used Samsung Galaxy S9+ for sale. A little damaged on the back but everything works perfectly. Asking for 300 dollars. You can call +2520637297790.
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        5276 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              300 $
      
      
              
      
    300 $
               
      Mobile Huawei nova 7i celis ah
       
       4 years ago
 
      waxan ku hayna telefon Huawei nova 7i  128gb Ram 8gb good condition ah Available in hargeisa 
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        2034 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              300 $
      
      
              
      
    150 $
               
      Tablet
       
       4 years ago
 
      waxan kuu hayna Tablet wax yar la isticmaalay oo qiimihisu jaban yahay,Samsung Galaxy Tab EModel: SM-T560NU 16GB, Version 7.1.1Color: Black Storage: 16GB (+Memory 16GB)$150(Net)
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1344 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              150 $
      
      
              
      
    150 $
               
      Laptop Toshiba for sale
       
       4 years ago
 
      waxan idin hayna Labtop aad ku helaysan qimo fican  ee ha moganina  Toshiba laptop: Dual Processor: 2.2 GHz Ram: 5GB System: 64 Bit Storage: 500 GB Windows: 10 Pro Price: $150 (Heshiis) available in hargeisa   
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        632 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              150 $
      
      
              
      
    310 $
               
      TV somic smart iiba
       
       4 years ago
 
      Asc macaamiil waxaan kuu heenaa TV somic smart internet baad ku isticmaaleesaa celis cuseeb ah cabirka waa 50 qiimaha $310Available to mogadishu 
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        910 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              310 $
      
      
              
      
    90 $
               
      TV LG celis iiba
       
       4 years ago
 
      Asc macaamiil waxaan kuu heenaa TV LG celis nadiifna ah waxyar laheestey cuseeb xigeen cabirkaada waa 32 qiimaha waa $90Available to mogadishu
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        741 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              90 $
      
      
              
      
    170 $
               
      LABTOP Toshiba iiba
       
       4 years ago
 
      Waa Labtop Sekan Iib ah: Properties: Toshiba laptop: Dual Processor: 2.2 GHz Ram: 5GB System: 64 Bit Storage: 500 GB Windows: 10 Pro Price: $170 (Heshiis)
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        754 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              170 $
      
      
              
      
    115 $
               
      Mobile A50
       
       4 years ago
 
      Waxaa beec iga ah mobile A50 taas oo hal cilad leh oo ah in dhalada hoose oo tarar ku jiro base inta kale nadiif ka Yahay waana test gareynaa 
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1910 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              115 $
      
              Ibraahim
      
              
      
    850 $
               
      I phone 11 pro max grey
       
       4 years ago
 
      Waxan haya mobile i phone used ah aan garaafo lahayn Grey ah storage 256GB  battary health 86 charger   
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        3003 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              850 $
      
      
              
      
    - 1
- 2

























