Showing 193 - 216 of 327 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
2 years ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
2 years ago/
6971327 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
34,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
5 years ago
Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada cabaaye, Waxanu udhow yahay wadada cad, Waana guri biyo leh oo ku yala meel istarajiya una dhow baskii iyo dhamaan adeegyadii, Waana afar qol iyo dayrkii iyo laba suuli iyo kijo, Qiimuhu waa 34,000$ waxna waa layska dayn karaa,
Hargeisa, SL/
5 years ago/
1349 hits
Hargeisa, SL
34,000 $
7,000 $
jago iiba 8mx15m = 120m2 Borama land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 8mx15m Jidka 1jid Qiimaha $ 7000 Xaafada. Kuwait Goobta hadhmacaan
Borama, SL/
5 years ago/
235 hits
Borama, SL
7,000 $
15,000 $
jago iiba 15mx15x = 225m2 Borama land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 15mx15m Jidka 1jid Qiimaha $ 15000 Xaafada. Kuwait Goobta hadhmacaan
Borama, SL/
5 years ago/
232 hits
Borama, SL
15,000 $
46,000 $
guri iiba Hargeisa Houses for sale
5 years ago
wuxu kuu hayaa guri iib ah oo ku yaala #Hargeisa gaar ahaan 150ka tima waynta area waana meel biyo leh 4makhsin Cabir 12×10m Kare korne Price $46000
Hargeisa, SL/
5 years ago/
1850 hits
Hargeisa, SL
46,000 $
5,000 $
dhul iiba 7.5mx15m = 112.5 Borama land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 7.5mx15m Jidka 2jid Qiimaha 5000 Xaafada. Xaaslayda Goobta Aykutalo jidaka jabuuti
Borama, SL/
5 years ago/
204 hits
Borama, SL
5,000 $
16,500 $
dhul iiba 24mx12m = 288m2 hargeisa land for sale
5 years ago
dhul iiba CABIRKA: 24×12mitr GOOBTA HARGEISA M/Mooge laamayda warshada al khayraad LACAGTA : 16500$
Hargeisa, SL/
5 years ago/
353 hits
Hargeisa, SL
16,500 $
14,000 $
dhul iiba 20mx17m = 340m2 hargeisa land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available dhul iiba CABIRKA: 20×17mitr GOOBTA HARGEISA CALAAMADA GALBEEDKA DHAKHTARKA INTERNATIONALKA LACAGTA : 14000$
Hargeisa, SL/
5 years ago/
296 hits
Hargeisa, SL
14,000 $
38,000 $
dhul iiba 18mx24m = 432m2 hargeisa land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada jigjigayar. Waxanay dhinaca waqooyi ka xigtaa ama ay u dhow dahay garoonka baxsane ama guriga maayirka. Waana jago dhex ah oo sharciyeysan. Cabirkiisuna waa 18m×24m oo ay ka dhismi karaan hadii la qaybiyo laba ...
Hargeisa, SL/
5 years ago/
399 hits
Hargeisa, SL
38,000 $
7,500 $
dhul iiba 15mx15m = 225m2 Borama land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available Waxa idin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada Borama gaar ahaana xafada BIYAHA KAYD KA waxanu udhow yahay LABADA BOROOD DHEXDOODA cabirkeduna waa 15m×15m,waxana ka dhismi kara qol iyo kijo iyo suli, Qiimuhu waa 7500$waxna waa layska dayn karaa
Borama, SL/
5 years ago/
186 hits
Borama, SL
7,500 $
6,500 $
dhul iiba 15mx30m = 450m2 borama land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available Waxa idin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada Borama gaar ahaana xafada SIITEE WABAR/ DHINACA GALBEEDKA waxanu udhow yahay SIITEEGA GALBEEDKIISA cabirkeduna waa 15m×30m,waxana 2jidlay waxaana ka dhismi kara 12 qol iyo kijo iyo suli, Qiimuhu waa 6500$ waxna waa layska dayn karaa
Borama, SL/
5 years ago/
231 hits
Borama, SL
6,500 $
28,000 $
jago iiba 30mx30m = 900m2 borama land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available Waxa idin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada Borama gaar ahaana xafada WARAABE DAREERRI / KAALINTA INA ODAY waxanu udhow yahay KAALINTA INA ODAY WADADA JABUUTI cabirkeduna waa 30m×30m,waxana ka dhismi kara 24 qol iyo kijo iyo suli, Qiimuhu waa 28000 $waxna waa layska dayn karaa
Borama, SL/
5 years ago/
300 hits
Borama, SL
28,000 $
10,500 $
dhul iiba 30mx30m = 900m2 Borama land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available Waxa idin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada Borama gaar ahaana xafada TIGTA / XOOGA WARSHADA LAYDHA TELESOM ELECTRI waxanu udhow yahay WARSHADA LAYDHKA TELESOM ELECTRIC cabirkeduna waa 30m×30m,waxana ka dhismi kara 24 qol iyo kijo iyo suli, Qiimuhu waa 10500 $waxna waa layska dayn kar...
Borama, SL/
5 years ago/
249 hits
Borama, SL
10,500 $
7,000 $
dhul iiba 15mx15m = 225m2 Borama land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available Waxa idin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada Borama gaar ahaana xafada HAYAYAABO /DAWADA KAYDKA waxanu udhow yahay MISKIIDKA DABAQAA AGTIISA WAQOOYIGA cabirkeduna waa 15m×15m,waxana ka dhismi kara 6 qol iyo kijo iyo suli, Qiimuhu waa 7000$waxna waa layska dayn karaa
Borama, SL/
5 years ago/
156 hits
Borama, SL
7,000 $
5,000 $
dhul iiba 15mx7.5 = 112.5m2 Borama land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available Waxa idin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada Borama gaar ahaana xafada SH ABDIRAXMAAN DUHUR (QOORGAAB) waxanu udhow yahay SH ABDIRAXMAAN DUHUR KOONFURTEDA cabirkeduna waa 15m×7.5m,waxana ka dhismi kara 3 qol iyo kijo iyo suli, 2 JIDLEY Qiimuhu waa 5000 $waxna waa layska dayn karaa,
Borama, SL/
5 years ago/
218 hits
Borama, SL
5,000 $
10,000 $
dhul iiba 15mx30m = 450m2 Borama land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available Waxa idin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada Borama gaar ahaana xafada WARAABE DAREERRI / KAALINTA INA ODAY waxanu udhow yahay KAALINTA INA ODAY WADADA JABUUTI cabirkeduna waa 15m×30m,waxana ka dhismi kara 12 qol iyo kijo iyo suli, Qiimuhu waa 10000 $waxna waa layska dayn karaa,
Borama, SL/
5 years ago/
181 hits
Borama, SL
10,000 $
12,000 $
jago iiba 15mx30m = 450m2 Borama land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available Waxa idin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada Borama gaar ahaana xafada WARAABE DAREERI / KAALINTA INA ODAY waxanu udhow yahay KAALINTA INA ODAY WADADA JABUUTI cabirkeduna waa 15m×30m,waxana ka dhismi kara 12 qol iyo kijo iyo suli, Qiimuhu waa 12000$ waxna waa layska dayn karaa,
Borama, SL/
5 years ago/
188 hits
Borama, SL
12,000 $
16,000 $
dhul iiba 15mx30m = 450m2 Borama land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available Waxa idin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada Borama gaar ahaana xafada SH ABDIRAXMAAN DUHUR (QOORGAAB) waxanu udhow yahay SH ABDIRAXMAAN DUHUR KOONFURTEDA cabirkeduna waa 15m×30m,waxana ka dhismi kara 12 qol iyo kijo iyo suli, Qiimuhu waa 16000 $waxna waa layska dayn karaa,
Borama, SL/
5 years ago/
282 hits
Borama, SL
16,000 $
17,000 $
dhul iiba 15mx30m = 450m2 Borama land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available Waxa idin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada Borama gaar ahaana xafada QARYADA /ALXAYAAT waxanu udhow yahay QARYADA DHEXDEEDA BAIRIGEEDA cabirkeduna waa 15m×30m,waxana ka dhismi kara 12 qol iyo kijo iyo suli, 2JIDLAY Qiimuhu waa 17000 $waxna waa layska dayn karaa,
Borama, SL/
5 years ago/
274 hits
Borama, SL
17,000 $
33,000 $
dhul iiba 60mx30m = 1800m2 Borama land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 60mx30m Jidka 4jid Qiimaha 33,000 Xaafada. Qariyada Goobta Aykutalo sijedka madaxtoyada
Borama, SL/
5 years ago/
240 hits
Borama, SL
33,000 $
22,000 $
jago iiba 30mx30m = 900m2 Borama land for sale
5 years ago
Legal Documments are Available JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 30mx30m Jidka 3jid Qiimaha 22,000 Xaafada. Qariyada Goobta Aykutalo sojedka madaxtoyada
Borama, SL/
5 years ago/
531 hits
Borama, SL
22,000 $
42,000 $
guiri iiba hargeisa house for sale
5 years ago
GURI IIB AH Magaalada: Hargeisa Degmada: 31ka May Xaafada: Gandahaar Goobta: Agagaarka Waaxda degmada 31 ka May. Qolalka: Seddex qol hurdo ah, fadhi iyo cunto, labo suuli, kitchen iyo dayr 8M ah. Qiimaha: $42,000
Hargeisa, SL/
5 years ago/
1309 hits
Hargeisa, SL
42,000 $
67,000 $
guiri iiba hargeisa house for sale
5 years ago
Guri iib ah. Magaalada: Hargeisa Degmada: 31 ka May Xaafada: Isha borama. Goobta: wuxu ka danbeeya jamacada Hargeisa. Qolalka: seddex qol oo hurdo ah, fadhi iyo cunto, seddex suuli, kitchen iyo dayrkii. Qiimaha: $67'000
Hargeisa, SL/
5 years ago/
1091 hits
Hargeisa, SL
67,000 $
56,000 $
guiri iiba 15mx15m = 225m2 Borama house for sale
5 years ago
Macmiil waxaan kuu haynaa guryo iib ah oo kuyaala xaafada sh /cismaan Cabirka 15mx15m waana kaari kaarne Waxaana uu ku yaala meel fiican oo laamayda udhow Guryahaa wali lama galin hada ayaa faraha laga qaaday Qiimaha$56000
Borama, SL/
5 years ago/
1739 hits
Borama, SL
56,000 $
120,000 $
guiri iiba 24mx24m = 576m2 hargeisa house for sale
5 years ago
Guri iib ah Waa guri fooq ah oo saddex wajahadood leh kana kooban 6 qol ,2 Suuli, deyr weyn. Çabbirka uu ku fadhiyo : 24 m by 24 m Goobta: Hargeysa Xaafadda:Calaamadda,Star hotel koonfurtiisa Qiimaha Iibka: $ 120,000
Hargeisa, SL/
5 years ago/
1608 hits
Hargeisa, SL
120,000 $
