Riqiis Somali Marketplace Gaadhi, Guri, dhul iiba, baloodh suuqa
SELL
Register Log in Contact us
  • Riqiis Somali Marketplace Gaadhi, Guri, dhul iiba, baloodh suuqa
  • / Real estate
  • / Somaliland
https://www.riqiis.com/search/category,real-estate/country,SL/sTransaction,1/pn,8

Search

Ethiopia
Somalia
Somaliland
Awdal
Maroodi Jeex
Sahil
Sanaag
Sool
Togdheer
Ok
Vehicles
Real estate
Home, Furniture & Appliances
Fashion & Clothing
Electronics & TECH
Jobs & Services
Health & Beauty
Sports & Travel
Cars
Car Parts & Accessories
Motorcycles & Bajaj
Boats - Ships
Trucks - Commercial Vehicles
Other Vehicles
Houses for Sale
Houses for Rent
Rooms for Rent - Shared
Hotels & Vacation
Parking Spots
Land
Office - Commercial Space
Furniture
Home Appliances
Kitchen Appliances
Garden
Home Accessories
Other Home Items
Clothing
Clothing Accessories
Shoes & Bags
Watches & Sunglasses
Jewelry
Computers & Accessories
Software & Networking
Mobile Phones & Gadgets
TV/Audio/Video/Cameras
Security & Surveillance
Video games & consoles
Job Applications
Services
Other Offers
Skin Care & Cosmetics
Beauty Salon
Hair & Makeup
Natural Health Care
Sports
Tours & Travel
Books & Magazines
Entertainment
Culture & Music
Continue

Categories

Real estate(495) Houses for Sale(87) Houses for Rent(118) Rooms for Rent - Shared(0) Hotels & Vacation (0) Parking Spots(0) Land(285) Office - Commercial Space(5)

Price

$
$

Condition

AllNewUsed

Transaction

AllSellBuyRentExchange

Period

AllYesterdayLast weekLast 2 weeksLast monthLast year

Showing 169 - 192 of 327 results

All listings Personal Company
Newly listed
Newly listed Lower price first Higher price first
Subscribe to this search Subscribe
Only items with picture With picture
Category: Real estate Country: Somaliland Transaction: Sell Remove all

Top offer

premium
two land for sale
2 years ago
Preview
27,000 $
two land for sale
Land
2 years ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/ 2 years ago/ 6971253 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
dhul iiba 90mx48m = 4320m2
5 years ago
Preview
19,000 $
dhul iiba 90mx48m = 4320m2
Land
5 years ago
Legal Documments are Available  Fursad Dhul Iib Ah. Waa Baloog, Cabirkuna waa 90X48m. Goobta : Masalaha Galbeed, Wuxuu u dhawyahay Beerta Cabdi Haybe. Qiimahu waa $19,000
Hargeisa, SL/ 5 years ago/ 260 hits
Hargeisa, SL
19,000 $
dhul iiba 17mx24m = 408m2
5 years ago
Preview
34,000 $
dhul iiba 17mx24m = 408m2
Land
5 years ago
Legal Documments are Available    Dhul Iib Ah. Xaafada : Masalaha, Agaagaarka Suuqa Magaalo Cosob. Cabirka : 17X24m. Qiimahu : $34,000
Hargeisa, SL/ 5 years ago/ 219 hits
Hargeisa, SL
34,000 $
dhul iiba 12mx12m = 144m2
5 years ago
Preview
15,000 $
dhul iiba 12mx12m = 144m2
Land
5 years ago
Legal Documments are Available  Dhul_Iib Ah. Xaafada : Siinay, Agagaarka Dukaanka Guraase, Ex Cantrolkii Basaska Siinay. Cabirka : laba Baloodh oo midkiiba tahay, 12x12, waa laysku iibinayaa, wana la kala iibinayaa. Qiimahu : $15,000, midkiiba.
Hargeisa, SL/ 5 years ago/ 375 hits
Hargeisa, SL
15,000 $
dhul iiba 12mx12m = 144m2
5 years ago
Preview
3,900 $
dhul iiba 12mx12m = 144m2
Land
5 years ago
Fursad Dhul Jaban oo Iib Ah. Xaafada : Siinay Dambe, Galbeedka Guriga Xilibaan Xuseen Axmed Caydiid, Sanaaga Buurta. Cabirka : 12x12. Qiimahu : $3,900
Hargeisa, SL/ 5 years ago/ 266 hits
Hargeisa, SL
3,900 $
dhul iiba 24mx18m = 432m2
5 years ago
Preview
29,000 $
dhul iiba 24mx18m = 432m2
Land
5 years ago
Fursad_Dhul_Iib Ah. Xaafada : Masalaha, gaar ahaan Badhtamaha Magaalo Cosob. Cabirka : saddex Baloodh, 24X18, Waa Laysku Iibinayaa, Waana la kala Iibinayaa. Qiimahu : $29,000 Mid Kiiba
Hargeisa, SL/ 5 years ago/ 229 hits
Hargeisa, SL
29,000 $
guri iiba house for sale
5 years ago
Preview
58,000 $
guri iiba house for sale
Houses for Sale
5 years ago
Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada Jigjigayar. Waxan udhow yahay hutelka mansoor. waana afar qol oo hurdaa , fadhi iyo cunto,iyo kijo, iyo saddex suuli, iyo dayrkii, Waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday loona dhisay nashqad cusub oo cajiib ah. Qiimuhu waa 58,000$waxna wa...
Hargeisa, SL/ 5 years ago/ 1035 hits
Hargeisa, SL
58,000 $
dhul iiba 15mx15m = 225m2
5 years ago
Preview
10,000 $
dhul iiba 15mx15m = 225m2
Land
5 years ago
Legal Doucummets are Available  JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 15mx15m Jidka 2jid Qiimaha 10.000$ Xaafada. Xaaslayda Goobta Aykutalo xanaanada
Borama, SL/ 5 years ago/ 233 hits
Borama, SL
10,000 $
dhul iiba 30mx30m = 900m2
5 years ago
Preview
10,000 $
dhul iiba 30mx30m = 900m2
Land
5 years ago
Legal Documments are Available    JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 30mx30m Jidka 3jid Qiimaha 10.000 Xaafada. Koojar Goobta Aykutalo koojar
Borama, SL/ 5 years ago/ 225 hits
Borama, SL
10,000 $
jago iiba 15mx15m = 225m2
5 years ago
Preview
2,500 $
jago iiba 15mx15m = 225m2
Land
5 years ago
Legal Documments are Available  JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 15mx15m Jidka 2jid Qiimaha 2.500$ Xaafada. Siitewabar Goobta Aykutalo waxay kuta siite wabar
Borama, SL/ 5 years ago/ 378 hits
Borama, SL
2,500 $
dhul iiba
5 years ago
Preview
20,000 $
dhul iiba
Land
5 years ago
Dhul_iib ah #JAANIS Goobta_Hargysa Waa 1 block oo kuyaala inta u dhaxaysa warshada taayirada iyo madaxtooyada cusub Qiimaha $20,00
Hargeisa, SL/ 5 years ago/ 235 hits
Hargeisa, SL
20,000 $
Agamsa online market
guri kiro
5 years ago
Preview
130 $
guri kiro
Houses for Rent
5 years ago
Waxaan idiin haynaa guri kiro ah oo ku yaala xaafada : Kuwait qiimaha : 130 dollar
Borama, SL/ 5 years ago/ 1235 hits
Borama, SL
130 $
dhul iiba 90mx48m = 4320m2
5 years ago
Preview
300,000 $
dhul iiba 90mx48m = 4320m2
Land
5 years ago
Legal Docummets are Available  Waxan idin haynaa balog iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada boqol-jira. Waana baloog sharciyeysan oo seesan kuna yaala meel istarajiya. Cabirkiisuna waa 90m×48m ama 4,320m isku-weer. Qiimahiisuna waa 300,000$ waxna waa layska dayn karaa,  
Hargeisa, SL/ 5 years ago/ 1145 hits
Hargeisa, SL
300,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
5 years ago
Preview
45,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
Houses for Sale
5 years ago
GURI IIB AH Magaalada: Hargeisa. Degmada: Axmed dhagax. Xaafada: Cali jaamac Goobta: agagaarka dalcada cali jamac. Qolalka: Shan qol, kitchen, seddex suuli iyo dayr gaadhi gal. Qiimaha: $45'000
Hargeisa, SL/ 5 years ago/ 620 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
beer iiba 500m hargeisa land for sale
5 years ago
Preview
80,000 $
beer iiba 500m hargeisa land for sale
Land
5 years ago
Macmiil waxaan ku haynaa Beer iib ah kuna taala nawaaxiga Magalaada Hargeisa, Gaar ahaan dhaamka Xubo-Wayne, waxaana dhex Marta wadada dhaamka tagta. Beertu waa bustan(beer biyo leh) laakinse ma beerna. Cabirka Beertu waa 500m oo dherer ah iyo 100m oo balac ah. Qiimuhu waa 80000$ waxna waa layska dayn.
Hargeisa, SL/ 5 years ago/ 1046 hits
Hargeisa, SL
80,000 $
guri kiro Las Anad house for rent
5 years ago
Preview
250 $
guri kiro Las Anad house for rent
Houses for Rent
5 years ago
guri_kiro_ah  Waa guri baloodh ah Qolalka= 5qol ,2suuli iyo taangii biyaha Wada Mar-mar Goobta: Laas caanod Xaafada: xaawiyo iyo aadan Waxa uu udhawyahay dabaqa maashaa alaa ama dugsiga (Alqalam) Wadada ka degta xawo iyo aadan Qiimaha: $250
Las Anod, SL/ 5 years ago/ 662 hits
Las Anod, SL
250 $
guri kiro goglan  Las Anad house for rent
5 years ago
Preview
150 $
guri kiro goglan Las Anad house for rent
Houses for Rent
5 years ago
Waa guri ka kooban 3qol. 2 hurdo  1,fadhi_iyo_cunto Waa guri biyo leh. Wada marmarna ah Daarad wayn Magalada: Laascanood Xaafada: musalaha (saamalay) Qiimaha: (3×50)= $150
Las Anod, SL/ 5 years ago/ 1122 hits
Las Anod, SL
150 $
guri kiro goglan Las Anad house for rent
5 years ago
Preview
180 $
guri kiro goglan Las Anad house for rent
Houses for Rent
5 years ago
Waa guri ka kooban 4qol 2 hurdo  1,fadhi_iyo_cunto iyo qolka Hore oo irid banana ah Waa guri biyo leh. Wada marmarna ah Daarad wayn Magalada: Laascanood Xaafada: Aji qooraansay Waxa uu xaga danbe ka soo eegayaa Guriga Aji qooransay. Qiimaha: (4×45)= $180
Las Anod, SL/ 5 years ago/ 378 hits
Las Anod, SL
180 $
jago iiba 15mx20m = 300m2 Borama land for sale
5 years ago
Preview
9,500 $
jago iiba 15mx20m = 300m2 Borama land for sale
Land
5 years ago
JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 15mx20m Jidka 2jid Qiimaha $ 9.500 Xaafada. Qariyada Goobta lamayga birishka camuud
Borama, SL/ 5 years ago/ 214 hits
Borama, SL
9,500 $
jogo 15mx7.5m = 112.5m2 Borama land for sale
5 years ago
Preview
5,000 $
jogo 15mx7.5m = 112.5m2 Borama land for sale
Land
5 years ago
Legal Documments are Available  JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 15mx7.5m Jidka 1jid Qiimaha $ 5000 Xaafada. Qariyada Goobta tangiga biyaha
Borama, SL/ 5 years ago/ 206 hits
Borama, SL
5,000 $
guri kiro hargeisa house for rent
5 years ago
Preview
200 $
guri kiro hargeisa house for rent
Houses for Rent
5 years ago
guri_kiro_ah Waa guri Nus- baloodh ah (feedho buur) Qolalka= 4qol ,2suuli iyo barkadii biyaha Wada Mar-mar Goobta: Laas caanod Xaafada: Dhakhtarka weyn Waxa uu ku yaaala gadaasha Dhakhtarka wayn Qiimaha: $200
Hargeisa, SL/ 5 years ago/ 493 hits
Hargeisa, SL
200 $
guri iiba hargeisa house for sale
5 years ago
Preview
67,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
Houses for Sale
5 years ago
WAA GURI IIBA OO KUYAALA MAGALADA HARGSIA XAAFADA GANTALAHA AMA BASKA X.AWR U GUURAY WAA 6QOL AH WADAD U DHOW 67000$KUN DOLLAR CABIRKIISU 12MITIR18 AMA NUS BALOODH
Hargeisa, SL/ 5 years ago/ 1068 hits
Hargeisa, SL
67,000 $
dhul iiba 20mx20m = 400m2 hargeisa land for sale
5 years ago
Preview
35,000 $
dhul iiba 20mx20m = 400m2 hargeisa land for sale
Land
5 years ago
Legal Documments are Available Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada sheedaha.Waxanay u dhowdahay iskuulka nuradiin ee sheedaha.Waana jago dhex ah oo sharciyeysan.Cabirkiisuna waa 20m×20m oo ay ka dhismi karaan hadii la qaybiyo laba guri oo mid lix qol ah iyo dayrkoodi.Qiimuhu waa ...
Hargeisa, SL/ 5 years ago/ 353 hits
Hargeisa, SL
35,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
5 years ago
Preview
60,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
Houses for Sale
5 years ago
Guri_iiba ah Goobta Hargaysa gaar ahaan daloodho Waa guri imika farta laga qaaday waana 5 qol jiko 2 suuli istoodh deyr laba gaadhi geli karaan basku hor marayo,Waxaanu xaga bari kasoo eegayaa kaantaroolkii daloodho. Qiimihiisu waa $60,000
Hargeisa, SL/ 5 years ago/ 1866 hits
Hargeisa, SL
60,000 $
Agamsa online market
Beer iiba hargeisa land for sale
5 years ago
Preview
130,000 $
Beer iiba hargeisa land for sale
Land
5 years ago
Waa Beer wayn oo beeran Biyonaleh waxaa kubeeran dhamaan noocyadii dhirta waawayneyd Qiyaastii inkabadan 800 oogeed Cabirkeedu waa Balac_630m. Dhedarka_600m Qabta_beeran waa 240m Qiimaha $130,000
Hargeisa, SL/ 5 years ago/ 390 hits
Hargeisa, SL
130,000 $
Agamsa online market
  • 6
  • 7
  • 8
  • 9
  • 10
Riqiis Somali Marketplace Gaadhi, Guri, dhul iiba, baloodh suuqa All rights reserved
Navigation
Home Search Contact My Account Add a new listing
Categories
Vehicles Real estate Home, Furniture & Appliances Fashion & Clothing Electronics & TECH Jobs & Services Health & Beauty Sports & Travel
Locations
Maroodi Jeex Awdal Mogadishu Sahil Jigjiga Sool Togdheer Sanaag
Information
TERMS OF USE PRIVACY POLICY
© 2025 Riqiis Marketplace.
Home Search Add a new listing Log in Register a new account Contact