Showing 121 - 144 of 418 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
2 years ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
2 years ago/
7012242 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
550 $
guri kiro goglan
5 years ago
GURI GOGLAN OO KIRO AH waxaan idiin haynaa guri goglan Oo kuyaala xaafada sheeekh cali jowhar Waana 4qol meelfiican kuyaala 2 suuli Barkin wanaagsanleh Cabirka 15mx15m Qiimaha $550
Borama, SL/
5 years ago/
3105 hits
Borama, SL
550 $
18,500 $
dhul iiba
5 years ago
JAGO IIB AH Macmiil waxaan kuu haynaa jago iiba oo kutaala xaafada jarka waana jago laamayda haysata waana jago fiican Jagadaasi waxaa kadhisan labo maqasin Iyo dayrka oo ku wareegsan dhamaan jagada Cabirka = 15mx8m Qiimaha = $18,500
Borama, SL/
5 years ago/
226 hits
Borama, SL
18,500 $
65,000 $
guri iiba
5 years ago
Guri iib ah Waa guri ka kooban 5 qol, 2 Suuli, gaadhi gal Goobta: Hargeysa Xaafadda:Calaamadaha, Gacalle hotel Qiimaha Iibka: $ 65000
Hargeisa, SL/
5 years ago/
1421 hits
Hargeisa, SL
65,000 $
55,000 $
guri iiba
5 years ago
Guri iib ah Waa guri ka kooban 4 qol, 2 Suuli,2 daaradood Goobta: Hargeysa Xaafadda:Gacanta Qiimaha Iibka: $ 55000
Hargeisa, SL/
5 years ago/
568 hits
Hargeisa, SL
55,000 $
120 $
guri kiro
5 years ago
Guri Kiro ah Waa 3 qol, Kijo, 2 Suuli iyo gaadhigal Goobta: Hargeysa Xaafadda:Maxamed Mooge, Dr. Ismaaciil Qiimaha Iibka: $ 120
Hargeisa, SL/
5 years ago/
1200 hits
Hargeisa, SL
120 $
39,000 $
guri iiba
5 years ago
Guri iib ah Waa 4 qol, kijo, 2 Suuli iyo gaadhi gal Goobta: Hargeysa Xaafadda:Calaamadaha, Hotelka iskaandaneefiyaanka agtiisa. Qiimaha Iibka: $ 39000
Hargeisa, SL/
5 years ago/
1308 hits
Hargeisa, SL
39,000 $
130 $
guri kiro
5 years ago
Goobta: istaanka basaska Aktobar Degmada Axmed Dhagax || Hargeisa. Qolalka 3qol , hal suuli iyo Kijin. Qiimah $130
Hargeisa, SL/
5 years ago/
1050 hits
Hargeisa, SL
130 $
160 $
guri kiro
5 years ago
Goobta Badhka. Dagmad Ahmed dhagax || Hargeisa. Qolalka 4qol , hal suuli iyo Kijin. Qiimah $160
Hargeisa, SL/
5 years ago/
624 hits
Hargeisa, SL
160 $
85,000 $
guri iiba
5 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay garoonka baxsane ama guriga maayirka. Qolalkiisuna waa afar qol oo hurdaa,fadhi-cunto, saddex suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 85,000$ waxna waa laysk...
Hargeisa, SL/
5 years ago/
1767 hits
Hargeisa, SL
85,000 $
69,000 $
guri iiba
5 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay jamacada admas ama istaanka basaska eeJigjigayar. Qolalkiisuna waa afar qol oo hurdaa,fadhi-cunto, saddex suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 69,000$ wax...
Hargeisa, SL/
5 years ago/
1057 hits
Hargeisa, SL
69,000 $
58,000 $
guri iiba
5 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay jamacada admas ama istaanka basaska eeJigjigayar. Qolalkiisuna waa shanv qol laba suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 58,000$ waxna waa layska dayn karaa
Hargeisa, SL/
5 years ago/
1504 hits
Hargeisa, SL
58,000 $
45,000 $
guri iiba
5 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay jamacada admas. Qolalkiisuna waa shanv qol laba suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 45,000$ waxna waa layska dayn karaa
Hargeisa, SL/
5 years ago/
2163 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
58,000 $
guri iiba
5 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada koodbuur. Waxanu u dhowyahay wadada if iyo akhiro. Qolalkiisuna waa shan qol iyo laba suuli, iyo kijo, iyo dayr. Waana guri hada gacanta laga qaaday oo cusub,kuna yaala meel istarajiya loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 58,000$ waxna waa la...
Hargeisa, SL/
5 years ago/
1384 hits
Hargeisa, SL
58,000 $
150 $
guri kiro
5 years ago
GURI KIRO AH.. Waa guri kiro ah oo ka kooban sadex qol kuna yaal xaafad sheekh cali jawhar Qiimahu waa $150 waa guri cusub
Borama, SL/
5 years ago/
959 hits
Borama, SL
150 $

