Showing 265 - 288 of 490 results
Top offer
          
        premium
      
           
    
    
              
  
27,000 $
               
      two land for sale
       
       2 years ago
 
      Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        2 years ago/ 
        6314074 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              27,000 $
      
              Hamze hassan
          67,000 $
               
      guri iiba hargeisa house for sale
       
       4 years ago
 
      WAA GURI IIBA OO KUYAALA MAGALADA HARGSIA XAAFADA GANTALAHA AMA BASKA X.AWR U GUURAY WAA 6QOL AH WADAD U DHOW 67000$KUN DOLLAR CABIRKIISU 12MITIR18 AMA NUS BALOODH
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1045 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              67,000 $
      
      
              
      
    35,000 $
               
      dhul iiba 20mx20m = 400m2 hargeisa land for sale
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada sheedaha.Waxanay u dhowdahay iskuulka nuradiin ee sheedaha.Waana jago dhex ah oo sharciyeysan.Cabirkiisuna waa 20m×20m oo ay ka dhismi karaan hadii la qaybiyo laba guri oo mid lix qol ah iyo dayrkoodi.Qiimuhu waa ...
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        343 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              35,000 $
      
      
              
      
    60,000 $
               
      guri iiba hargeisa house for sale
       
       4 years ago
 
      Guri_iiba ah Goobta Hargaysa gaar ahaan daloodho Waa guri imika farta laga qaaday waana 5 qol jiko 2 suuli istoodh deyr laba gaadhi geli karaan basku hor marayo,Waxaanu xaga bari kasoo eegayaa kaantaroolkii daloodho. Qiimihiisu waa $60,000
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1844 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              60,000 $
      
              Agamsa online market
      
              
      
    130,000 $
               
      Beer iiba hargeisa land for sale
       
       4 years ago
 
      Waa Beer wayn oo beeran Biyonaleh waxaa kubeeran dhamaan noocyadii dhirta waawayneyd Qiyaastii inkabadan 800 oogeed Cabirkeedu waa Balac_630m. Dhedarka_600m Qabta_beeran waa 240m Qiimaha $130,000
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        382 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              130,000 $
      
              Agamsa online market
      
              
      
    650 $
               
      guri kiro goglan Mogadishu house for rent
       
       4 years ago
 
      Waa Abartemnt firaashan oo kiro Ah, deg_wadajir Xafada buulaxubay oo ka koban 2-qol_jiif_waasac_ah_fadhi_iyo_qado_suli_ iyo kushiin barking gaari Waa guri vIb ah, qiimaha kirada Waa $650
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        4940 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              650 $
      
      
              
      
    400 $
               
      guri kiro Mogadishu house for rent
       
       4 years ago
 
      Waa Abartemnt Kiro Ah, Wuxu kuyala deg_Wadajir Waa Qeebta dhexe Wuxu Ka kobanyahy 3- Qol_suli_iyo_kushiin Barking gaari Qiimaha Kirada Waa $400
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        411 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              400 $
      
      
              
      
    450 $
               
      guri kiro Mogadishu house for rent
       
       4 years ago
 
      WAA Abartemnt Kiro Ah, Wuxu kuyalaa deg_hodan xafada taleex Wuxu ka koban Yahay 3-Qol_2_suli_iyo_kushiin barking gari Qiimaha Kirada Waa $450
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        435 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              450 $
      
      
              
      
    1,200 $
               
      guri kiro goglan Mogadisu house for rent
       
       4 years ago
 
      Waa Abartemnt Goglan oo Kiro Ah, Wuxu kuyala Dg_hodan xafada talex Waa VIB Wuxu Ka Kobanyahay 2-Qol jiif Ah, Fadhi ween Iyo Qado VIb 2 suli iyo kushiin Ween Wuxu leyahy wiish ama left barking qiimaha kirada Waa 1,200$
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1769 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              1,200 $
      
      
              
      
    200 $
               
      guri kiro Mogadishu house for rent
       
       4 years ago
 
      Waa Abartemnt Kiro Ah, Wuxu kuyalaa Dg_Waabari Waa qeebta dhexe oo ka koban 2-Qol_suli_iyo_Kushiin Guri cusub Qiimaha Kirada Waa $200
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        395 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              200 $
      
      
              
      
    255 $
               
      guri kiro Mogadishu house for rent
       
       4 years ago
 
      Waa Abartemnt Kiro Ah, Wuxu kuyala Dg_holwadaag Xafada daalo Waa Qeb hose Wuxu ka kobanyahay 3-Qol_suli_iyo_kushiin Qiimaha Kirada Waa $255
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        392 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              255 $
      
      
              
      
    450 $
               
      guri kiro Mogadishu house for rent
       
       4 years ago
 
      Waa Abartment Kiro Ah, Wuxu kuyala Deg, Hoadan Xafada Taleex Waa Qeebta 2baad Wuxu ka Kobayahay 3-Qol_1_suli_iyo_kushin Qol kamid,Ah waa master Qiimaha Kirada Waa 450$
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        890 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              450 $
      
      
              
      
    350 $
               
      guri kiro Mogadishu house for sale
       
       4 years ago
 
      Waa Abartemnt Kiro Ah, Wuxu kuyala deg_Waabari waa qeebta dhexe wuxu ka kobanyahay 3-Qol- 2 suli iyo kushin balacon Qiimaha kirada waa $350
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        378 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              350 $
      
      
              
      
    280 $
               
      guri kiro Mogadishu house for rent
       
       4 years ago
 
      Waa Apartment Kiro, Ah, Wuxu kuyala deg_hodan Agagarka masajidka sheq, Ali sufi Wuxu ka Koban Yahay 3-Qol_suli_iyo_kushin balkon Qiimaha kirada Waa $280
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        285 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              280 $
      
      
              
      
    320 $
               
      guri kiro Mogadishu house for rent
       
       4 years ago
 
      Waa Apartments Kiro Ah, Wuxu kuyala Deg_hodan Xafada Taleex Waa Qebta Sare Wuxu Ka Koban,yahay 3- Qol_Suli_iyo_kushin Qiimaha Kirada_Waa 320$
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1337 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              320 $
      
      
              
      
    260 $
               
      guri kiro Mogadishu house for rent
       
       4 years ago
 
      Waa Apartment Kiro Ah, Wuxu kuyalaa deg_hodan Xafada Taleex Waa Qebta hose Wuxu Ka Kobanyahay 2-Qol_suli_iyo_kushin Qiimaha Kirada Waa $260
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        979 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              260 $
      
      
              
      
    500 $
               
      guri kiro Mogadishu house for rent
       
       4 years ago
 
      Waa Fiilo Kiro, Ah, degmada_Waabari Wuxu Ka Kobanyahay 5 Qol_2_suli_iyo_kushin Barking gaari Qol master Qiimaha Kirada waa $500
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1132 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              500 $
      
      
              
      
    300 $
               
      guri kiro hargeisa house for rent
       
       4 years ago
 
      WAA_KIRO Goobta:- masalaha/ina naxar / Hargeisa Qolalka:- 5qol laba suuli Kijin dayr gal leh Qiimaha: 300$
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        750 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              300 $
      
      
              
      
    34,000 $
               
      guri iiba hargeisa house for sale
       
       4 years ago
 
      Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada cabaaye, Waxanu udhow yahay wadada cad, Waana guri biyo leh oo ku yala meel istarajiya una dhow baskii iyo dhamaan adeegyadii, Waana afar qol iyo dayrkii iyo laba suuli iyo kijo, Qiimuhu waa 34,000$ waxna waa layska dayn karaa,
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1325 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              34,000 $
      
      
              
      
    6,000 $
               
      Hargeisa, Dhul iib ah oo kaari koorne ah cabirkiisuna yahay 12X18m =216m2
       
       4 years ago
 
      Dhulkani waa kaari koorne laba wado haysta waxaanu ku dhawyahay madax tooyada cusub, cabirkiisuna waa 12x18 ama 40/60 feet.  Hadaba cidii danaynaysaa sida ugu dhakhsaha badan hawga faaidaysato waa fursad qaaliya. 
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        2306 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              6,000 $
      
      
              
      
    7,000 $
               
      jago iiba 8mx15m = 120m2 Borama land for sale
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 8mx15m Jidka 1jid Qiimaha $ 7000 Xaafada. Kuwait Goobta hadhmacaan
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        231 hits
      
      
        Borama, SL              
              7,000 $
      
      
              
      
    15,000 $
               
      jago iiba 15mx15x = 225m2 Borama land for sale
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 15mx15m Jidka 1jid Qiimaha $ 15000 Xaafada. Kuwait Goobta hadhmacaan
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        226 hits
      
      
        Borama, SL              
              15,000 $
      
      
              
      
    46,000 $
               
      guri iiba Hargeisa Houses for sale
       
       4 years ago
 
       wuxu kuu hayaa guri iib ah oo ku yaala #Hargeisa gaar ahaan 150ka tima waynta area waana meel biyo leh 4makhsin Cabir 12×10m Kare korne Price $46000
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1743 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              46,000 $
      
      
              
      
    5,000 $
               
      dhul iiba 7.5mx15m = 112.5 Borama land for sale
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 7.5mx15m Jidka 2jid Qiimaha 5000 Xaafada. Xaaslayda Goobta Aykutalo jidaka jabuuti
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        197 hits
      
      
        Borama, SL              
              5,000 $
      
      
              
      
    101,761 $
               
      guiri iiba jigjiga house for sale
       
       4 years ago
 
      Guri iiba Jigjiga Gurigu wuxuu ka koobanyahay 4 qol oo dadan iyo labo serfis ah, suuli iyo jiko. daarada dhir udgoon ayaa lagu dhex ladhay. 500 oo kaaraamitir weeyi baahada uu ku fadhiyo gurigu, waa dhul wayn. wuxuu ku yaalaa labada waddo dhexdooda tan wajaale iyo tan madaxtooyada hor marta. qiimhuna waa 3,900,000birr ...
      
        Jigjiga, ET/ 
        4 years ago/ 
        2229 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              101,761 $
      
      
              
      
    

























