Showing 1 - 24 of 113 results
Free
               
      3 guri Kiro ah
       
       1 year ago
 
      Waxan haya 3 guri oo kiro ah kunayala Nafaqada wana guryihi danbe e cusba. Igala so xidhiidh macmiil R
      
        / 
        1 year ago/ 
        3135 hits
      
      
        Unknown location              
              Free
      
      
              
      
    250 $
               
      Guri Kirro ah Xaafada Boqol jirre
       
       4 years ago
 
      Xaafada Boqol jire  4 qol oo jiif ah 1 fadhi iyo cunto waasac ah Jiko iyo store 3 Suuli 1 gaadhi
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        3872 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              250 $
      
              Kaltun
      
              
      
    150 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      guri kiro ah hargeisa xaafada October Waa guri ka kooban 3qol kijo iyo suuli$150
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1275 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              150 $
      
      
              
      
    310 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      HOUSE FOR RENTJig-Jiga Yar,  Masoor area$ 31010 X 24 MWuxuu ka koobanyahay:Afar Hurdo ah oo gudahaQol fadhi iyo cunto ahlaba suuli oo gudaha ahMadbkahii iyo istoodhkisiiQol iyo Suuli dibada ah.deyr gaadhi gal ah.
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1165 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              310 $
      
      
              
      
    300 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      Guri  kiro ah.Hargeisa , Axmed dhagax , Dalcada cali jaamac ayuu kasoo hooseyaAfar qol oo hurdo ah, fadhi iyo cunto, istoodh, kitchen, seddex suuli iyo dayr wayn oo shan gaadhi qaadi kara.$300
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1660 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              300 $
      
      
              
      
    130 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      guri kiro ah in Hargeisa xafada pepsiga 31may 3qol   $130
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1023 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              130 $
      
      
              
      
    200 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      guri ki ah in Hargeisa  xafada Qandahaar5qol laba suuli Kijin iyo dayrki 200$
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1367 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              200 $
      
      
              
      
    600 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      guri ah oo goglan hargeisa Masalaha Dagmada Ahmed dhagax  5qol laba suuli Kijin gaadhi gal leh 600$
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1407 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              600 $
      
      
              
      
    300 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      Guri kiro ah Apartment 3qol 2musqul iyo jiko waxu ku yala magalada Mugadishoo  masjidka biya malow dhanka bakaraha laamiga u dhaw qimuhu waa $300
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        2844 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              300 $
      
      
              
      
    320 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      Waxa idin hayna guri kiro ah kuna yaalla magalada hargaysa gaar ahan xafada hodan hillis.Wuxu udhowyahay kaalinta kaah.Waa guri qasri oo cusub 6qol iyo qolkii_serviceahDayr 3gaadhi galaan iyo3suuli,kijo.Qiimaha kiradu waa 320$ 
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        3429 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              320 $
      
      
              
      
    200 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      guri kiro ah oo ku yaala magaladaa Hargeisa  Goobta MASALAHA ee Dagmad Ahmed dhagax Qolalka: 4qol laba suuli Kijin gaadhi gal leh Qiimaha: $200
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1310 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              200 $
      
      
              
      
    140 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      guri kiro ah oo ku yala magalada HargeisaGoobta isha boorama Dagmada 31may Qolalka: 3qol laba suuli Kijin gaadhi gal leh Qiimaha: $140
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1512 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              140 $
      
      
              
      
    200 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      guri kiro ah  magalada Hargeisa Dagmad Ahmed dhagax gar ahan goobta MASALAHA  Qolalka: 4qol laba suuli Kijin gaadhi gal leh Qiimaha: $200
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1171 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              200 $
      
      
              
      
    100 $
               
      guri kiro ah
       
       4 years ago
 
      GURi KIRO AHwuxu ku yala Magaalada Hargeisa, degmada Axmed dhagax gar ahan Xaafada Masalaha beri Goobta: Agagaarka fooqa xaglo toosiye Qolalka: seddex qol, kitchen, suuli iyo dayr gaadhi gal ah oo seddexda guri wadaagan.Qiimaha: $100 midkiiba.
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1838 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              100 $
      
      
              
      
    110 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Asc macaamiil waxaan kuu heenaa filo 2 qol kabanaan kirada waa $110Available to mogadishu 
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1481 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              110 $
      
      
              
      
    250 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Asc macaamiil waxaan kuu heenaa dabaq apartment ah 3 qol suuli jiko kirada $250
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        2162 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              250 $
      
      
              
      
    280 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      GURI KIRO AH Macmiil waxaan kuu haynaa guri kiro ah oo ku yaala xaafa Qoorgaab qaybta soo xigta dhakhtarka awdal Guriga oo ka kooban 5 qol 3suuli istoodh Wana giri aad u fican oo baarkin wanaaagsan leh Qiimaha $280
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        1506 hits
      
      
        Borama, SL              
              280 $
      
      
              
      
    550 $
               
      guri kiro goglan
       
       4 years ago
 
      GURI GOGLAN OO KIRO AH waxaan idiin haynaa guri goglan Oo kuyaala xaafada sheeekh cali jowhar Waana 4qol meelfiican kuyaala 2 suuli Barkin wanaagsanleh Cabirka 15mx15m Qiimaha $550
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        3013 hits
      
      
        Borama, SL              
              550 $
      
      
              
      
    120 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Guri Kiro ah Waa 3 qol, Kijo, 2 Suuli iyo gaadhigal Goobta: Hargeysa Xaafadda:Maxamed Mooge, Dr. Ismaaciil Qiimaha Iibka: $ 120
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1166 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              120 $
      
      
              
      
    200 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Asc macaamiil waxaan kuu heenaa guri filo ah kakooban 5qol iyo 3 suuli jiko parking kirada waa $200
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1356 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              200 $
      
      
              
      
    130 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Goobta: istaanka basaska Aktobar Degmada Axmed Dhagax || Hargeisa. Qolalka 3qol , hal suuli iyo Kijin. Qiimah $130
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1015 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              130 $
      
      
              
      
    3,000 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Waa Abartemnt Kiro Ah, Wuxu Kuyala deg_hodan isgoyska bakaaro Waa 3-qol_2_suli_iyo_kushin qebta 2waad Qiimaha kirada waa $300
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1623 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              3,000 $
      
      
              
      
    250 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Waa Abartemnt Kiro Ah, deg_wabari Wuxu ka koban yahay 2-Qol_suli_iyo_kushin Guri cusub Qiimaha Kirada Waa $250
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1430 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              250 $
      
      
              
      
    1,000 $
               
      guri kiro goglan
       
       4 years ago
 
      Waa Abartemnt Kiro Ah, oo Goglan dg xamar weyne Agagarka Muqdisho mool Waa 2-jiif Ah, fadhi iyo Qado 2-Suli iyo kushiin Waa VIb Wuxu leyahay left agab dhamestirn Qiimaha kirada Waa 1,000$
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1498 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              1,000 $
      
      
              
      
    
























