Riqiis Somali Marketplace Gaadhi, Guri, dhul iiba, baloodh suuqa
SELL
Register Log in Contact us
  • Riqiis Somali Marketplace Gaadhi, Guri, dhul iiba, baloodh suuqa
  • / Real estate
  • / Land
https://www.riqiis.com/search/category,49/sCompany,0/sShowAs,grid/sOrder,i_price

Search

Ethiopia
Somalia
Somaliland
Ok
Vehicles
Real estate
Home, Furniture & Appliances
Fashion & Clothing
Electronics & TECH
Jobs & Services
Health & Beauty
Sports & Travel
Cars
Car Parts & Accessories
Motorcycles & Bajaj
Boats - Ships
Trucks - Commercial Vehicles
Other Vehicles
Houses for Sale
Houses for Rent
Rooms for Rent - Shared
Hotels & Vacation
Parking Spots
Land
Office - Commercial Space
Furniture
Home Appliances
Kitchen Appliances
Garden
Home Accessories
Other Home Items
Clothing
Clothing Accessories
Shoes & Bags
Watches & Sunglasses
Jewelry
Computers & Accessories
Software & Networking
Mobile Phones & Gadgets
TV/Audio/Video/Cameras
Security & Surveillance
Video games & consoles
Job Applications
Services
Other Offers
Skin Care & Cosmetics
Beauty Salon
Hair & Makeup
Natural Health Care
Sports
Tours & Travel
Books & Magazines
Entertainment
Culture & Music
Continue

Categories

Real estate(495) Houses for Sale(87) Houses for Rent(118) Rooms for Rent - Shared(0) Hotels & Vacation (0) Parking Spots(0) Land(285) Office - Commercial Space(5)

Price

$
$

Condition

AllNewUsed

Transaction

AllSellBuyRentExchange

Period

AllYesterdayLast weekLast 2 weeksLast monthLast year

Showing 1 - 24 of 284 results

All listings Personal Company
Higher price first
Newly listed Lower price first Higher price first
Subscribe to this search Subscribe
Only items with picture With picture
Category: Land Remove all

Top offer

premium
two land for sale
1 year ago
Preview
27,000 $
two land for sale
Land
1 year ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/ 1 year ago/ 3921364 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
dhul iiba  cabirkiisu waa 800 oo kaaraamitir  Land for sale
4 years ago
Preview
3,670,951 $
dhul iiba cabirkiisu waa 800 oo kaaraamitir Land for sale
Land
4 years ago
Legal Documments are Available  Dhulka cabirkiisu waa 800 oo kaaraamitir ama nus ku yaala madaxtooyada hoosteeda. Labo xaafadood ayaa qaybsan karta oo dagi karta. Qiimihuna waa 1,400,000birr ama 3670951$
Jigjiga, ET/ 4 years ago/ 411 hits
Jigjiga, ET
3,670,951 $
dhul iiba cabirkiisu waa qoodi ama 1600 oo kaaraamitir
4 years ago
Preview
1,311,054 $
dhul iiba cabirkiisu waa qoodi ama 1600 oo kaaraamitir
Land
4 years ago
Legal Documments are Availble  Dhulka cabirkiisu waa qoodi ama 1600 oo kaaraamitir oo ku yaala xabaalaha jaamacada Jigjiga agteeda, GPS-na way leedahay. Qiimihuna waa 500,000birr ama 1311054$
Jigjiga, ET/ 4 years ago/ 2073 hits
Jigjiga, ET
1,311,054 $
DHUL IIBA 90mx48m BALOODH U DHIGMA 10 BALOODH,
4 years ago
Preview
370,000 $
DHUL IIBA 90mx48m BALOODH U DHIGMA 10 BALOODH,
Land
4 years ago
DHUL IIBA WAA BALOODH IIBA UNA DHIGMA 10 BALOODH, KUNA YAALA MEEL ISTARAJIYA UNA DHOW SUUQII IYO DHAMAAN ADEEGYADII, Wa.me/252634848758 Wa.me/252633284567 ●Waxa idiin haynaa dhul baloog ah oo iiba kuyaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada bada-cas. ●Waxanu u dhow yahay iskuulka (young-muslim) ama hayada hafyooko. ●W...
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 591 hits
Hargeisa, SL
370,000 $
dhul iiba 90mx48m = 4320m2
4 years ago
Preview
300,000 $
dhul iiba 90mx48m = 4320m2
Land
4 years ago
Legal Docummets are Available  Waxan idin haynaa balog iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada boqol-jira. Waana baloog sharciyeysan oo seesan kuna yaala meel istarajiya. Cabirkiisuna waa 90m×48m ama 4,320m isku-weer. Qiimahiisuna waa 300,000$ waxna waa layska dayn karaa,  
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 1030 hits
Hargeisa, SL
300,000 $
dhul iiba oo ah cabirkiisu yahay 48mx90 = 4320m2
4 years ago
Preview
210,000 $
dhul iiba oo ah cabirkiisu yahay 48mx90 = 4320m2
Land
4 years ago
waxaan ku haya dhul iib ah oo ku yaala haleeya meel fiican ku yaala cabirka dhulku 48m90 dhaw yahay kaalinta total ah ee lacagtu waa : $210.000 063 4420529   
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 341 hits
Hargeisa, SL
210,000 $
Beer iiba hargeisa land for sale
4 years ago
Preview
130,000 $
Beer iiba hargeisa land for sale
Land
4 years ago
Waa Beer wayn oo beeran Biyonaleh waxaa kubeeran dhamaan noocyadii dhirta waawayneyd Qiyaastii inkabadan 800 oogeed Cabirkeedu waa Balac_630m. Dhedarka_600m Qabta_beeran waa 240m Qiimaha $130,000
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 329 hits
Hargeisa, SL
130,000 $
Agamsa online market
dhul iiba 30mx15m = 450m2
4 years ago
Preview
130,000 $
dhul iiba 30mx15m = 450m2
Land
4 years ago
Legal Documments are Available  Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada sheekh Cismaan ee magalada boorama gar ahan soo jeedka waraaba dareeray cabirkeeguna waa 15×30 . M .waxay leedahay laba jid qiimuhuna waa 130000$
Borama, SL/ 4 years ago/ 174 hits
Borama, SL
130,000 $
beer iiba 500m hargeisa land for sale
4 years ago
Preview
80,000 $
beer iiba 500m hargeisa land for sale
Land
4 years ago
Macmiil waxaan ku haynaa Beer iib ah kuna taala nawaaxiga Magalaada Hargeisa, Gaar ahaan dhaamka Xubo-Wayne, waxaana dhex Marta wadada dhaamka tagta. Beertu waa bustan(beer biyo leh) laakinse ma beerna. Cabirka Beertu waa 500m oo dherer ah iyo 100m oo balac ah. Qiimuhu waa 80000$ waxna waa layska dayn.
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 924 hits
Hargeisa, SL
80,000 $
dhul iiba 30mx60 = 1800m2
4 years ago
Preview
75,000 $
dhul iiba 30mx60 = 1800m2
Land
4 years ago
Legal Documments are Available  JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 30mx60m Jidka 4jid Qiimaha 75000$ shan iyo totobaatan kun Xaafada. Lamayda Alhayathospital Goobta Aykutalo biriishka qorgaab
Borama, SL/ 4 years ago/ 164 hits
Borama, SL
75,000 $
dhul iiba 24mx24m = 576m2
4 years ago
Preview
73,000 $
dhul iiba 24mx24m = 576m2
Land
4 years ago
Legal Documments are Available  DHUL IIB AH. Xaafada : Masalaha, Agagaarka Masaajidka Sheekh Mustafe. Cabirka : 24x24m, waxa Dheer 3m. Qiimahu Waa : $73,000
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 692 hits
Hargeisa, SL
73,000 $
jago iiba  30mx30m = 900m2 Land for Sale
4 years ago
Preview
54,000 $
jago iiba 30mx30m = 900m2 Land for Sale
Land
4 years ago
Legal Documments are Available waxaan idiin haynaa jago iiba ah Oo kutaala kantaroorkii hore Iyo ka imika dhexdoodo Cabrika 30mx30m Prcix $54000 Negotiations are open  Sadex jidleh Laamyda haysata Wixii faahfaahina kala xidhiidh
Borama, SL/ 4 years ago/ 166 hits
Borama, SL
54,000 $
dhul iiba 30mx24m = 720m2
4 years ago
Preview
52,000 $
dhul iiba 30mx24m = 720m2
Land
4 years ago
Legal Documments are Available  Dhul Iib Ah. Xaafada : Calaamadaha , Agagaarka Dugsiga Shuruud, dhinac koonfureed ee Star 4 Cabirka : 30x24 Qiimahu Waa : $52,000
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 154 hits
Hargeisa, SL
52,000 $
Baloodh iib 18mx24m = 432m2 land for sale
4 years ago
Preview
50,000 $
Baloodh iib 18mx24m = 432m2 land for sale
Land
4 years ago
Legal Documments are Available  Waxan idiin haynaa Baloodh iib ah Wuxuu ku yaaala xaafada bada cas koonfurta waaana dhex wuxuu udhaw yahay wadada Cabirkiisu Waa 18×24 Prcix: $ 50000
Borama, SL/ 4 years ago/ 260 hits
Borama, SL
50,000 $
beer iiba
4 years ago
Preview
45,000 $
beer iiba
Land
4 years ago
Beer iiib ah Goobta :: DhaboolaQ Cabirka dhererka 290m Cabirka balaca 180m Qiimaha 45.000$
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 1435 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
Agamsa online market
dhul iiba
4 years ago
Preview
45,000 $
dhul iiba
Land
4 years ago
DHUL_IIBA_XAFADA_JIGJIGAYARLand for sale Laba baloodh oo iiba ah, kuna yala magalada hargaysa gaar ahan xafada Jigjigayar(una dhow istaanka basaska Jigjigayar).Cabirku_waa 24m×18m midkiiba.Sharcina_wuu_leeyahayLa_xidhiidh:0633284567Qiimaha waa: 45'000$ midkiiba, waxna waa layska dayn karaa.Available to hargeisa 
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 925 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
dhul iiba
3 years ago
Preview
45,000 $
dhul iiba
Land
3 years ago
Waxaa idiin haynaa baloodh iib ah kuna yaalla magalada hargaysa gaar ahan xafada bada-cas udhow xero digagta Sharciyeysan seesan24m×18m  45000$
Hargeisa, SL/ 3 years ago/ 773 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
dhul iiba  30mx32m = 960m2 Borama land for sale
4 years ago
Preview
44,000 $
dhul iiba 30mx32m = 960m2 Borama land for sale
Land
4 years ago
Legal Documments are Available  Waxaan idin haynaa Cabirka 30mx32m Jidka 1jid Qiimaha 44,000 Xaafada. Shacabka Goobta Aykutalo school geska African
Borama, SL/ 4 years ago/ 919 hits
Borama, SL
44,000 $
dhul iiba 15mx15m = 225m2
4 years ago
Preview
42,000 $
dhul iiba 15mx15m = 225m2
Land
4 years ago
Legal Documments are Available  Macmiil waxaan kuu haynaa jago iib ah oo cabirkeedu dhan yahay 15m×15m waxay ku taalaa xaafada xaaslayda Qiimaha jagadu waa __$42000
Borama, SL/ 4 years ago/ 199 hits
Borama, SL
42,000 $
DHUL IIBA 18mx24m
4 years ago
Preview
38,000 $
DHUL IIBA 18mx24m
Land
4 years ago
DHUL IIBA HARGAYSA SOMALILAND WHATZAPP LINK: Wa.me/252634848758 Wa.me/252633284567 ●Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada jigjigayar. ●Waxanay dhinaca waqooyi ka xigtaa ama ay u dhow dahay garoonka baxsane ama guriga maayirka. ●Waana jago dhex ah oo sharciyeysan. ●Cabirkiisuna waa ...
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 763 hits
Hargeisa, SL
38,000 $
dhul iiba 18mx24m = 432m2 hargeisa land for sale
4 years ago
Preview
38,000 $
dhul iiba 18mx24m = 432m2 hargeisa land for sale
Land
4 years ago
Legal Documments are Available    Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada jigjigayar. Waxanay dhinaca waqooyi ka xigtaa ama ay u dhow dahay garoonka baxsane ama guriga maayirka. Waana jago dhex ah oo sharciyeysan. Cabirkiisuna waa 18m×24m oo ay ka dhismi karaan hadii la qaybiyo laba ...
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 295 hits
Hargeisa, SL
38,000 $
dhul iiba
4 years ago
Preview
36,000 $
dhul iiba
Land
4 years ago
#DHUL_IIBA_XAFADA_SHEEDAHA. Waxan idiin haynaa dhul iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada sheedaha. #wuxu_udhow_yahay_iskuulka_nuuradiin_ee_sheedaha. #Cabirku_waa 20m×20m. #waa_meel_sharci_leh_iyo_sees. #Qiimaha_waa: 36'000$ waxna waa layska dayn karaa.  
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 681 hits
Hargeisa, SL
36,000 $
DHUL IIBA 80mx60
4 years ago
Preview
35,000 $
DHUL IIBA 80mx60
Land
4 years ago
Dhul Different Location: Southwest International Size: two 80 by 60 Price: $ 35000 only It's a chance. He has your law Contact us for more information 063 4005040 or 065 9226262
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 174 hits
Hargeisa, SL
35,000 $
dhul iiba 20mx20m = 400m2 hargeisa land for sale
4 years ago
Preview
35,000 $
dhul iiba 20mx20m = 400m2 hargeisa land for sale
Land
4 years ago
Legal Documments are Available Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada sheedaha.Waxanay u dhowdahay iskuulka nuradiin ee sheedaha.Waana jago dhex ah oo sharciyeysan.Cabirkiisuna waa 20m×20m oo ay ka dhismi karaan hadii la qaybiyo laba guri oo mid lix qol ah iyo dayrkoodi.Qiimuhu waa ...
Hargeisa, SL/ 4 years ago/ 243 hits
Hargeisa, SL
35,000 $
dhul banan oo iiba  dhan 570 kare land for sale
4 years ago
Preview
34,020 $
dhul banan oo iiba dhan 570 kare land for sale
Land
4 years ago
Legal Documments are Available  Waa boos banan oo ku yaala xafada Marsin dayran oo dhan 570 kare haysta jid fiican udhow magalada kuna haboon deegan la dago Qiimaha Waa 1650000 maylayn iyo lixboqol iyo kuntankun oo birr 34020 dollar
Jigjiga, ET/ 4 years ago/ 1161 hits
Jigjiga, ET
34,020 $
  • 1
  • 2
  • 3
Riqiis Somali Marketplace Gaadhi, Guri, dhul iiba, baloodh suuqa All rights reserved
Navigation
Home Search Contact My Account Add a new listing
Categories
Vehicles Real estate Home, Furniture & Appliances Fashion & Clothing Electronics & TECH Jobs & Services Health & Beauty Sports & Travel
Locations
Maroodi Jeex Awdal Mogadishu Sahil Jigjiga Sool Togdheer Sanaag
Information
TERMS OF USE PRIVACY POLICY
© 2025 Riqiis Marketplace.
Home Search Add a new listing Log in Register a new account Contact