Showing 97 - 120 of 411 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
2 years ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
2 years ago/
7188141 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
27,000 $
Beer biyood iiba
5 years ago
Waxan idiin hayaa Beer biyood iiba oo Cabirkeedu Yahay 600x150=90,000 square Meter Waxayna 150m u haysataa Dhinaca Dooxa Waxayna ku taalaa Meesha loo yaqaano Xaliimaale oo ka tirsan Degmada boon G Awdal Waxana Marta Wadada isku Xidha Borama iyo jabouti Beertani Waa beeraha ugu biyaha badan Deegaanka xaliimaale Waana be...
Borama, SL/
5 years ago/
1131 hits
Borama, SL
27,000 $
7,500 $
dhul iiba
5 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada sheekh Cismaan ee magalada boorama gaar ahaan soo jeedka sheekh Cismaan cabirkeeguna waa 15×7.5.m. way wada seesantay macaa maqsinadii jaajurka ayunbaa la saarayaa qiimuhuna waa 7500$
Borama, SL/
5 years ago/
364 hits
Borama, SL
7,500 $
35,000 $
guri iiba
5 years ago
Waxan idiin haynaa aqal iiba oo ku yaala xafada sheekh Cismaan ee magalada boorama wuxuu ka kooban yahay 4 maqsin 3 suuli iyo madbakhii iyo qaybtii gaadhiga la dhigayay cabirka uu ku yaalaa na waa 15×15 .m.=225 square qiimuhuna waa 35000$
Borama, SL/
5 years ago/
2585 hits
Borama, SL
35,000 $
19,500 $
dhul iiba
5 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada sheekh cali jawhar ee magalada boorama gaar ahaan goolada lamaydu ka leexato ayay bari ka xigtaa lamaydana sodon mitir ayaa ka xiga cabirkeegu na waa 15x15. M. Waxay leedahay hal jid qiimuhuna waa 19500$
Borama, SL/
5 years ago/
430 hits
Borama, SL
19,500 $
280 $
guri kiro
5 years ago
GURI KIRO AH Macmiil waxaan kuu haynaa guri kiro ah oo ku yaala xaafa Qoorgaab qaybta soo xigta dhakhtarka awdal Guriga oo ka kooban 5 qol 3suuli istoodh Wana giri aad u fican oo baarkin wanaaagsan leh Qiimaha $280
Borama, SL/
5 years ago/
1636 hits
Borama, SL
280 $
550 $
guri kiro goglan
5 years ago
GURI GOGLAN OO KIRO AH waxaan idiin haynaa guri goglan Oo kuyaala xaafada sheeekh cali jowhar Waana 4qol meelfiican kuyaala 2 suuli Barkin wanaagsanleh Cabirka 15mx15m Qiimaha $550
Borama, SL/
5 years ago/
3167 hits
Borama, SL
550 $
18,500 $
dhul iiba
5 years ago
JAGO IIB AH Macmiil waxaan kuu haynaa jago iiba oo kutaala xaafada jarka waana jago laamayda haysata waana jago fiican Jagadaasi waxaa kadhisan labo maqasin Iyo dayrka oo ku wareegsan dhamaan jagada Cabirka = 15mx8m Qiimaha = $18,500
Borama, SL/
5 years ago/
256 hits
Borama, SL
18,500 $
