Showing 1 - 24 of 74 results
Top offer
premium
Free
How to sell on Riqiis.com? for free
5 years ago
Press SELL .button Choose a proper category, location of your item, upload your photos and write a clear title and full description of your item. Enter a fair price, add more detail and click PUBLISH ITEM Direct link https://www.riqiis.com/item/new
Hargeisa, SL/
5 years ago/
6970521 hits
Hargeisa, SL
Free
Riqiis Classifieds
premium
Free
How to buy on Riqiis.com?
5 years ago
Search for the item. Find what you need using search panel and filters. choose exactly what you are looking for. and navigate through our website , there is daily Trends. Baadh shayga aad raadinayso, adigoo Search-ga dhexdiisa ku qoraya, sida Gaadhi, Guri, furniture etc, Kiro ama iib, new ama Second Hand. Team Riqiis.c...
Hargeisa, SL/
5 years ago/
6970521 hits
Hargeisa, SL
Free
Riqiis Classifieds
premium
Check with seller
Modern Architectural and Construction
4 years ago
Professional Interior Design, Lowest Price in Somaliland Consultation Whatsapp +252633200040 Qurxinta Gurayaha sida ugu Casrisan.
Hargeisa, SL/
4 years ago/
6970522 hits
Hargeisa, SL
Check with seller
800 $
guri kiro Hargeisa House for Rent
5 years ago
Waa fooq kiro ah wuxuu ku yaala xafada shacabka wuxu ka kooban yahay 8 qol laba fadhiy 6qol hurdoyina qolkii dibada laba jiko 5suuli kiradiisu waa 800$ dollar
Hargeisa, SL/
5 years ago/
786 hits
Hargeisa, SL
800 $
800 $
guri kiro Hargeisa House for Rent
5 years ago
Waa guri goglan oo kiro ah wuxuu ku yaala xafada jigjigyar qiimuhu waa 800$ dollar dul iyo hoos
Hargeisa, SL/
5 years ago/
1562 hits
Hargeisa, SL
800 $
750 $
MASALAHA GURI GOGLAN KIRO 5 QOL GOGLAN
4 years ago
MASALAHA GURI GOGLAN KIRO 5 QOL GOGLAN BISHI: $750
Hargeisa, SL/
4 years ago/
1460 hits
Hargeisa, SL
750 $
Mohamed
700 $
guri kiro with furniture Hargeisa Houses for Rent
5 years ago
WAA GURI kiro oo goglan qiimuhu 700$ bishii kala xidhiidh
Hargeisa, SL/
5 years ago/
791 hits
Hargeisa, SL
700 $
600 $
guri kiro ah
4 years ago
guri ah oo goglan hargeisa Masalaha Dagmada Ahmed dhagax 5qol laba suuli Kijin gaadhi gal leh 600$
Hargeisa, SL/
4 years ago/
1428 hits
Hargeisa, SL
600 $
600 $
guri kiro with Furniture Hargeisa House for Rent
5 years ago
Waa guri goglan oo kiro ah wuxuu ku yaala xafada jigjigyar qiimuhu waa macquul 600 dollar
Hargeisa, SL/
5 years ago/
4447 hits
Hargeisa, SL
600 $
600 $
Guri Goglan 600$ monthly Furnished house
5 years ago
soodhawaada Waxaan Idiin Haynaa Guri Goglan Wuxuu Ku Yaala: • Jigjigayar Jaamacada New generation Agteeda Ama Istaanka Booyadaha • Waa Guri 5 Qola Oo Cusub • qiimaha 600$ Wada Negotiations are open, saayiraadu Way Furan Tahay Call: 0634651077
Hargeisa, SL/
5 years ago/
347 hits
Hargeisa, SL
600 $
550 $
guri kiro goglan
4 years ago
GURI GOGLAN OO KIRO AH waxaan idiin haynaa guri goglan Oo kuyaala xaafada sheeekh cali jowhar Waana 4qol meelfiican kuyaala 2 suuli Barkin wanaagsanleh Cabirka 15mx15m Qiimaha $550
Borama, SL/
4 years ago/
3086 hits
Borama, SL
550 $
500 $
Beautiful showroom space that is 9mx20m for rent
3 years ago
Beautiful showroom space that is 9mx20m, with gorgeous tiles available for rent. Rent us negotiable and suitable for any showroom function such as furniture, Suppermarket, painting press or office space. Location is in the heart of the city of Borama and hugs a major paved road.
Borama, SL/
3 years ago/
700 hits
Borama, SL
500 $
Abdoulshakour Nour
500 $
guri kiro goglan Borama house for rent
5 years ago
GURI GOGLAN OO KIRO AH waxaan idiin haynaa guri goglan Oo kuyaala xaafada sheeekh cali jowhar Waana 4qol meelfiican kuyaala Barkin wanaagsanleh Cabirka 15mx15m Qiimaha $500 Macmiil waxaad xasil kahelaysaa daacadnimo Dulqaad shaqaleh sifican kuugu adeega Markaste waxay xisil utaagantahay horumarka macaamiisheeda kaladuw...
Borama, SL/
5 years ago/
2665 hits
Borama, SL
500 $
500 $
Guri Kiro kuyaal meel fiican House for rent 500$
5 years ago
soodhawaada waxaan idiin haynaa Guri KirO ah waa: 7qol biyo_le_Dayir_Wayinle Wuxuu Ku Yaala Saldhiga Koodbuur Agtiisa Wuxuu Kusoo Jeedaa Wadada Wayin Ee Xera Awur Waa Guri wayin Oo Xataa Hotel Noqon kara qiimaha_500$ Nagalasoo Xidhiidh Num: 0633273277 // 0654651077
Hargeisa, SL/
5 years ago/
341 hits
Hargeisa, SL
500 $
450 $
Showroom kiro ah Boorama Sheekh Cali Jawhar
3 years ago
Waxaan dadweynaha ugu baaqayaa in la kiraynayo showroom cabbirkiisa yahay 18x9 meters oo kuyaala fooqa Nasiimo Residence ee ku ag yaala madarasada jaabo jaabo. Waa dhismaha casriga oo marmar quruxbadan iyo albaab muraayad ah leh. Waa showroom cusub oo aan weli si rasmi ah loo galin.
Borama, SL/
3 years ago/
771 hits
Borama, SL
450 $
Abdoulshakour Nour
450 $
guri kiro Borama Houses for Rent
5 years ago
Guri kiraa Waxaan idin haynaa guri Guri 4qol Cabirka 15mx11m Jidka 1jid Xaafada. Jarka Qiimaha $4,50 goobta school ubaya
Borama, SL/
5 years ago/
1206 hits
Borama, SL
450 $
400 $
Guri kiro kuna yaala jowhar Houses for Rent
5 years ago
Waxa uu kuyaalaa xaafada sh/ jowhar Shanqal iyo fadhi cunto Sadex suuli Baarkin fiican Cabirka uu kufadhiyo 30mx30m Prcix: $400 Wixii faahfaahina kala xidhiidh
Borama, SL/
5 years ago/
1127 hits
Borama, SL
400 $
350 $
guri kiro goglan
4 years ago
Waxaan idiin haynaa guri kiro ah Oo isku kiraysa Location sh ali jawhar Cabirka 7×15m Qiimaha:350$ Qololka 3 qol
Borama, SL/
4 years ago/
2068 hits
Borama, SL
350 $
350 $
guri kiro Hargeisa Houses for Rent
5 years ago
Guri Kiro ah Waa 6 qol, kijo, 2 Suuli, iyo Serfis Goobta: Hargeysa Xaafadda :Calaamadaha , Star iyo Ramad dhexdooda. Qiimaha kirada :$ 350
Hargeisa, SL/
5 years ago/
860 hits
Hargeisa, SL
350 $
350 $
guri kiro Borama Houses for Rent
5 years ago
Guri kiro ah . Waxaan idin haynaa guri kiro ah oo Goglan . Guri . 4 qol Xaafada. SH. ALI Jowhar Qiimaha $350.
Borama, SL/
5 years ago/
1068 hits
Borama, SL
350 $
320 $
guri kiro ah
4 years ago
Waxa idin hayna guri kiro ah kuna yaalla magalada hargaysa gaar ahan xafada hodan hillis.Wuxu udhowyahay kaalinta kaah.Waa guri qasri oo cusub 6qol iyo qolkii_serviceahDayr 3gaadhi galaan iyo3suuli,kijo.Qiimaha kiradu waa 320$
Hargeisa, SL/
4 years ago/
3478 hits
Hargeisa, SL
320 $
320 $
guri kiro Hargeisa Houses for Rent
5 years ago
Guri kiro ah 6 qol, shacabka Qimaha 320$
Hargeisa, SL/
5 years ago/
353 hits
Hargeisa, SL
320 $
310 $
guri kiro ah
4 years ago
HOUSE FOR RENTJig-Jiga Yar, Masoor area$ 31010 X 24 MWuxuu ka koobanyahay:Afar Hurdo ah oo gudahaQol fadhi iyo cunto ahlaba suuli oo gudaha ahMadbkahii iyo istoodhkisiiQol iyo Suuli dibada ah.deyr gaadhi gal ah.
Hargeisa, SL/
4 years ago/
1193 hits
Hargeisa, SL
310 $
310 $
guri kiro Hargeisa Houses for Rent
5 years ago
Guri kiro ah Jigjiga yar, 6 Qol Guri cusub Qimaha 310$ Nagala soo xidhiidh
Hargeisa, SL/
5 years ago/
445 hits
Hargeisa, SL
310 $
300 $
guri kiro ah
4 years ago
Guri kiro ah.Hargeisa , Axmed dhagax , Dalcada cali jaamac ayuu kasoo hooseyaAfar qol oo hurdo ah, fadhi iyo cunto, istoodh, kitchen, seddex suuli iyo dayr wayn oo shan gaadhi qaadi kara.$300
Hargeisa, SL/
4 years ago/
1691 hits
Hargeisa, SL
300 $
300 $
guri kiro hargeisa house for rent
5 years ago
WAA_KIRO Goobta:- masalaha/ina naxar / Hargeisa Qolalka:- 5qol laba suuli Kijin dayr gal leh Qiimaha: 300$
Hargeisa, SL/
5 years ago/
796 hits
Hargeisa, SL
300 $
300 $
guri kiro hargeisa house for rent
5 years ago
Guri_kiro ah Goobta: Cabaaye Geerash aw aadan agtiisa Qiimaha: $300 Ka kooban:4horda ah fadhi iyo cunto iyo qol debeda ah 3suuli
Hargeisa, SL/
5 years ago/
725 hits
Hargeisa, SL
300 $

