Showing 49 - 72 of 98 results
Top offer
          
        premium
      
           
    
    
              
                      
              
  
70 $
               
      Mobeel iiba
       
       2 years ago
 
      Mobeel aad u fiican oo la isticmaaley 4 bilood
      
        / 
        2 years ago/ 
        6309153 hits
      
      70 $
      
          
          
        premium
      
           
    
    
              
  
Check with seller
               
      Modern Architectural and Construction
       
       4 years ago
 
       Professional Interior Design,  Lowest Price in Somaliland  Consultation Whatsapp +252633200040  Qurxinta Gurayaha sida ugu Casrisan.    
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        6309155 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              Check with seller
      
          
          
        premium
      
           
    
    
              
  
27,000 $
               
      two land for sale
       
       2 years ago
 
      Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        2 years ago/ 
        6309155 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              27,000 $
      
              Hamze hassan
          300 $
               
      guri kiro hargeisa house for rent
       
       4 years ago
 
      WAA_KIRO Goobta:- masalaha/ina naxar / Hargeisa Qolalka:- 5qol laba suuli Kijin dayr gal leh Qiimaha: 300$
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        750 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              300 $
      
      
              
      
    200 $
               
      guri kiro Borama House for Rent
       
       4 years ago
 
      GURYO KIRO AH Nooca: 4 qol Degmada: borama Xaafada: DHIGTA Goobta: KAYD SHOP dhiniciisa Galbeedka laamayda saaran Qiimaha: $200
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        1970 hits
      
      
        Borama, SL              
              200 $
      
      
              
      
    220 $
               
      guri kiro Mogadishu Houses for Rent
       
       4 years ago
 
      Asc macaamiil waxaan kuu heenaa guri kiro ah kakooban 3 qol iyo 1 suul jiko waana rubac isku go,an laamiga 2jid buu ujiraa kuraastiisa waa $220 waana 2 jidle
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        476 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              220 $
      
      
              
      
    280 $
               
      guri kiro Hargeisa House for Rent
       
       4 years ago
 
      Guri kiro ah Jigjiga Yar 6 Qol 280$
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        874 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              280 $
      
      
              
      
    160 $
               
      guri kiro Hargeisa Houses for Rent
       
       4 years ago
 
      Goobta:- MASALAHA Qolalka:- 3qol , 2suuli iyo Kijin. Gaadhi gal leh. Qiimah $160
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        594 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              160 $
      
      
              
      
    140 $
               
      guri kiro Hargeisa Houses for Rent
       
       4 years ago
 
      GOOBTA:- SIINAY Dagmad:- Ahmed dhagax || Hargeisa. Qolalka:- 3qol , hal suuli iyo Kijin. Qiimah:- $140
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        911 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              140 $
      
      
              
      
    250 $
               
      guri kiro Hargeisa House for Rent
       
       4 years ago
 
      waxa idiin guri kiro ah kuna yala magalada hargaysa gaar ahaana xafada gantalaha, waxanu u dhowyahay halka basaska xero awr istagaan, waana lix qof afar hurdaa iyo fadhi iyo cunto iyo laba suuli iyo kijo, waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday, Qiimuhu waa 250$, Hadaba macmiil ka faaiidayso gurigan kiradaa ee aad...
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        4138 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              250 $
      
      
              
      
    500 $
               
      guri kiro goglan Borama house for rent
       
       5 years ago
 
      GURI GOGLAN OO KIRO AH waxaan idiin haynaa guri goglan Oo kuyaala xaafada sheeekh cali jowhar Waana 4qol meelfiican kuyaala Barkin wanaagsanleh Cabirka 15mx15m Qiimaha $500 Macmiil waxaad xasil kahelaysaa daacadnimo Dulqaad shaqaleh sifican kuugu adeega Markaste waxay xisil utaagantahay horumarka macaamiisheeda kaladuw...
      
        Borama, SL/ 
        5 years ago/ 
        2617 hits
      
      
        Borama, SL              
              500 $
      
      
              
      
    300 $
               
      guri kiro hargeisa house for rent
       
       5 years ago
 
      Guri_kiro ah Goobta: Cabaaye Geerash aw aadan agtiisa Qiimaha: $300 Ka kooban:4horda ah fadhi iyo cunto iyo qol debeda ah 3suuli
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        679 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              300 $
      
      
              
      
    300 $
               
      guiri kiro Hargeisa house for rent
       
       5 years ago
 
      Guri_kiro ah Goobta: cabaaye geerash aw aadan ayuun inayar xaga 150ka ka soo xigaa Kakooban: 4hurdo,fadhi iyo cunto, qol debeda ah kijo,3suuli iyo dayr Qiimah: $300
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        968 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              300 $
      
      
              
      
    700 $
               
      guri kiro with furniture Hargeisa Houses for Rent
       
       5 years ago
 
      WAA GURI kiro oo goglan qiimuhu 700$ bishii kala xidhiidh
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        779 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              700 $
      
      
              
      
    600 $
               
      guri kiro with Furniture Hargeisa House for Rent
       
       5 years ago
 
      Waa guri goglan oo kiro ah wuxuu ku yaala xafada jigjigyar qiimuhu waa macquul 600 dollar
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        4416 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              600 $
      
      
              
      
    300 $
               
      guri kiro Hargeisa House for Rent
       
       5 years ago
 
      Waa guri kiro ah wuxuu ku yaala xafada jigjigyar garoonka baxasane kirdu 300$
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        471 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              300 $
      
      
              
      
    800 $
               
      guri kiro Hargeisa House for Rent
       
       5 years ago
 
      Waa fooq kiro ah wuxuu ku yaala xafada shacabka wuxu ka kooban yahay 8 qol laba fadhiy 6qol hurdoyina qolkii dibada laba jiko 5suuli kiradiisu waa 800$ dollar
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        750 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              800 $
      
      
              
      
    800 $
               
      guri kiro Hargeisa House for Rent
       
       5 years ago
 
      Waa guri goglan oo kiro ah wuxuu ku yaala xafada jigjigyar qiimuhu waa 800$ dollar dul iyo hoos
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        1520 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              800 $
      
      
              
      
    300 $
               
      guri kiro Hargeisa House for Rent
       
       5 years ago
 
      Guri kiro ah Jigjiga Yar, Sacaadadiin 6 Qol Qimaha : 300$
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        1362 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              300 $
      
      
              
      
    100 $
               
      Guri kiro Mogadishu houses for rend
       
       5 years ago
 
      Asc macaamiil waxaan kuu heenaa guri filo ah 1qol kiro loorabo kunayaal degmada hodan xaafada isgoyska taleex agagaarka baar fatxi qiimaha kirada qolka waa $100 waxkorinto iyo biyo lagaamarabo 
      
        Mogadishu, SO/ 
        5 years ago/ 
        4971 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              100 $
      
      
              
      
    450 $
               
      Guri kiro Mogadishu house for rent
       
       5 years ago
 
      Asc macaamiil waxaan kuuheenaa guri dabaq kakooban 3 qol iyo suuli jiko qiimaha #girada waa $450 degmada wadajir 
      
        Mogadishu, SO/ 
        5 years ago/ 
        3477 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              450 $
      
      
              
      
    130 $
               
      Guri kiro Mogadishu house for rent
       
       5 years ago
 
      Asc macaamiil waxaan kuu heenaa 2qol iyo suuli meel wajiga lagudhagdo isku go,an qiimaha kirada waa $130 degmada dherkeeynleey aargada hormuud laamiga 3 boos buu ujiraa 
      
        Mogadishu, SO/ 
        5 years ago/ 
        833 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              130 $
      
      
              
      
    350 $
               
      guri kiro Hargeisa Houses for Rent
       
       5 years ago
 
      Guri Kiro ah Waa 6 qol, kijo, 2 Suuli, iyo Serfis Goobta: Hargeysa Xaafadda :Calaamadaha , Star iyo Ramad dhexdooda. Qiimaha kirada :$ 350
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        840 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              350 $
      
      
              
      
    230 $
               
      guri kiro Hargeisa Houses for Rent
       
       5 years ago
 
      Guri Kiro ah Waa 4 qol, kijo, 2 Suuli, iyo istoodh Goobta: Hargeysa Xaafadda :Calaamadaha , Gaara ahaan Libaaxyada. Qiimaha kirada :$ 230
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        992 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              230 $
      
      
              
      
    160 $
               
      guri kiro Hargeisa Houses for Rent
       
       5 years ago
 
      Guri Kiro ah Waa guri ka kooban 5 qol, kijo, 2 Suuli, Goobta: Hargeysa Xaafadda :Gacanta Qiimaha kirada :$ 160
      
        Hargeisa, SL/ 
        5 years ago/ 
        841 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              160 $
      
      
              
      
    300 $
               
      Bakhaar Kiro Cabirka 8mx15m = 120m2 Borama Store for Rent
       
       5 years ago
 
      Waxaan idiin haynaa bakhaar kiro ah oo yaala dhigta laamayda haysta Cabirka 8mx15m Qiimaha $300
      
        Borama, SL/ 
        5 years ago/ 
        759 hits
      
      
        Borama, SL              
              300 $
      
      
              
      
    450 $
               
      guri kiro Borama Houses for Rent
       
       5 years ago
 
      Guri kiraa Waxaan idin haynaa guri Guri 4qol Cabirka 15mx11m Jidka 1jid Xaafada. Jarka Qiimaha $4,50 goobta school ubaya
      
        Borama, SL/ 
        5 years ago/ 
        1179 hits
      
      
        Borama, SL              
              450 $
      
      
              
      
    



























