Showing 241 - 264 of 494 results
Top offer
          
        premium
      
           
    
    
              
  
27,000 $
               
      two land for sale
       
       2 years ago
 
      Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
      
        Maroodi Jeex, SL/ 
        2 years ago/ 
        6308626 hits
      
      
        Maroodi Jeex, SL              
              27,000 $
      
              Hamze hassan
          2,500 $
               
      jago iiba 15mx15m = 225m2
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  JAGO iib ah Waxaan idin haynaa Cabirka 15mx15m Jidka 2jid Qiimaha 2.500$ Xaafada. Siitewabar Goobta Aykutalo waxay kuta siite wabar
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        368 hits
      
      
        Borama, SL              
              2,500 $
      
      
              
      
    250 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Waa Apartment Kiro Ah, Wuxu kuyala Dg_bondhere Waa qebta Sare oo Ka Koban 2-Qol_suli_iyo_Kushin Qiimaha Kirada Waa $250
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1195 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              250 $
      
      
              
      
    400 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Waa Abartemnt Kiro Ah, Wuxu kuyala dg_holwadag dhabarka danbe ee olow Wuxu Ka Kobanyahay 3-Qol- 2- Suuli Kushiin Iyo left ama Wiish Qiimaha Kirada Waa $400
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1064 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              400 $
      
      
              
      
    20,000 $
               
      dhul iiba
       
       4 years ago
 
      Dhul_iib ah #JAANIS Goobta_Hargysa Waa 1 block oo kuyaala inta u dhaxaysa warshada taayirada iyo madaxtooyada cusub Qiimaha $20,00
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        224 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              20,000 $
      
              Agamsa online market
      
              
      
    130 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Waxaan idiin haynaa guri kiro ah oo ku yaala xaafada : Kuwait qiimaha : 130 dollar
      
        Borama, SL/ 
        4 years ago/ 
        1173 hits
      
      
        Borama, SL              
              130 $
      
      
              
      
    300 $
               
      guri kiro
       
       4 years ago
 
      Asc macaamiil waxaan kuu heenaa guri kiro ah apartment 4 qol iyo 3 suuli kirada waa $300
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1116 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              300 $
      
      
              
      
    300,000 $
               
      dhul iiba 90mx48m = 4320m2
       
       4 years ago
 
      Legal Docummets are Available  Waxan idin haynaa balog iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada boqol-jira. Waana baloog sharciyeysan oo seesan kuna yaala meel istarajiya. Cabirkiisuna waa 90m×48m ama 4,320m isku-weer. Qiimahiisuna waa 300,000$ waxna waa layska dayn karaa,  
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1131 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              300,000 $
      
      
              
      
    45,000 $
               
      guri iiba hargeisa house for sale
       
       4 years ago
 
      GURI IIB AH Magaalada: Hargeisa. Degmada: Axmed dhagax. Xaafada: Cali jaamac Goobta: agagaarka dalcada cali jamac. Qolalka: Shan qol, kitchen, seddex suuli iyo dayr gaadhi gal. Qiimaha: $45'000
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        604 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              45,000 $
      
      
              
      
    500 $
               
      guri kiro Mogadishu house for rent
       
       4 years ago
 
      Waa Fiilo Kiro ah, degmada_waabari Waxy ka koban tahay 5-qol_2_suli_iyo_kushin Qiimaha Kirada Waa $500
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        634 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              500 $
      
      
              
      
    22,028 $
               
      dhul iiba Cabirka 460 karemeter jigjiga land for sale
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available    DHUL IIB AH #XAFAADA 16 EE #JIGJIGA waxan hayna dhul iib ah oo ku yaala labaada wadadood dhaxdooda tan qabribaayax iyo tan wajaale Cabirka 460 karemeter Qiimaha 870 kun birr ama 22028$
      
        Jigjiga, ET/ 
        4 years ago/ 
        769 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              22,028 $
      
      
              
      
    8,355 $
               
      dhul iiba Cabirka 400 karemeter iiba jigjiga land for sale
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available DHUL IIB AH XAFAADA 15 EE JIGJIGA waxan hayna dhul iib ah oo ku yaala seylada korkeeda Cabirka 400 karemeter Qiimaha 330 kun birr ama 8355$
      
        Jigjiga, ET/ 
        4 years ago/ 
        2532 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              8,355 $
      
      
              
      
    80,000 $
               
      beer iiba 500m hargeisa land for sale
       
       4 years ago
 
      Macmiil waxaan ku haynaa Beer iib ah kuna taala nawaaxiga Magalaada Hargeisa, Gaar ahaan dhaamka Xubo-Wayne, waxaana dhex Marta wadada dhaamka tagta. Beertu waa bustan(beer biyo leh) laakinse ma beerna. Cabirka Beertu waa 500m oo dherer ah iyo 100m oo balac ah. Qiimuhu waa 80000$ waxna waa layska dayn.
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1021 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              80,000 $
      
      
              
      
    16,000 $
               
      dhul iiba cabirkiisu waa 400 oo kaaraamitir jigjiga land for sale
       
       4 years ago
 
      Legal Documments are Available  Dhulka cabirkiisu waa 400 oo kaaraamitir oo ku yaala saylada. Waa dhul deegaan ku haboon deegaan. Qiimihuna waa 800,000birr ama 16,000$
      
        Jigjiga, ET/ 
        4 years ago/ 
        593 hits
      
      
        Jigjiga, ET              
              16,000 $
      
      
              
      
    200 $
               
      guri kiro hargeisa house for rent
       
       4 years ago
 
      WAA_KIRO Goobta:- Laliska Guud / Hargeisa Qolalka:- 5qol laba suuli Kijin dayr gal leh Qiimaha: 200$
      
        Hargeisa, SL/ 
        4 years ago/ 
        1656 hits
      
      
        Hargeisa, SL              
              200 $
      
      
              
      
    700 $
               
      guri kiro goglan Mogadishu house for rent
       
       4 years ago
 
      WAA GURI KIRO AH WAANA 4 QOL IYO FADHI SERFIQKA WAA 3 QOL IYO MA QASIIN IYO 4 MUSQUL BAAKIN LIX BAABUUR GALEE WAXAA LAGU RABAA $700 WAANA DAGMADDA WADJIR
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        1572 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              700 $
      
      
              
      
    300 $
               
      guri kiro Mogadishu house for rent
       
       4 years ago
 
      WAA ABAARTO KIRO AH 2 QOL 1 KUSHIIN WAXAA LAGU RABAA 300 WAANA WADAJIR BULO XUBEY
      
        Mogadishu, SO/ 
        4 years ago/ 
        803 hits
      
      
        Mogadishu, SO              
              300 $
      
      
              
      
    250 $
               
      guri kiro goglan Las Anad house for rent
       
       4 years ago
 
      guri_kiro_ah LAASCANOOD= Waa guri ka kooban 5qol. 3 hurdo  1,fadhi_iyo_cunto Barkad wayn Daarad wayn Magalada: Laascanood Xaafada:# Hotel taleex Qiimaha: (5×50)= $250
      
        Las Anod, SL/ 
        4 years ago/ 
        1573 hits
      
      
        Las Anod, SL              
              250 $
      
      
              
      
    230 $
               
      guri kiro Las anad house for rend
       
       4 years ago
 
      Guri kiro ah: 5 qol Labo suuli Iyo daaarad wasac ah Xaafada Wada ka degta geed shaanbaw Ex lessco gadaasheeda. Qiimaha $230
      
        Las Anod, SL/ 
        4 years ago/ 
        972 hits
      
      
        Las Anod, SL              
              230 $
      
      
              
      
    250 $
               
      guri kiro goglan Las Anad house for rent
       
       4 years ago
 
      guri_kiro_ah  Waa guri ka kooban 5qol. 4 hurdo fadhi_iyo_cunto Waa guri biyo leh. Wada marmarna ah Baraag iyo labo taangi. Daarad wayn oo wasac ah Oo 3 gaaadhi qaada Qolkii securty Magalada: Laascanood Xaafada:# Gosha aaga Guriga garad Abshir Qiimaha: (50×5)= 250
      
        Las Anod, SL/ 
        4 years ago/ 
        487 hits
      
      
        Las Anod, SL              
              250 $
      
      
              
      
    150 $
               
      guri kiro Las Anad house for rent
       
       4 years ago
 
      guri_kiro_ah guri hada la dhisay Qolalka= 3qol ,2suuli iyo taangii sare Wada Mar-mar Goobta: Laas caanod Xaafada: daaharaha maraykanka Waxa toos kuu gaynaysa Wadad ga degta bootaanka Waxa uu xaga qorax dhaca ka xigaa Misjidka aqsa ama guriga (Cali baxnaan) Qiimaha: $150
      
        Las Anod, SL/ 
        4 years ago/ 
        1074 hits
      
      
        Las Anod, SL              
              150 $
      
      
              
      
    250 $
               
      guri kiro Las Anad house for rent
       
       4 years ago
 
      guri_kiro_ah  Waa guri baloodh ah Qolalka= 5qol ,2suuli iyo taangii biyaha Wada Mar-mar Goobta: Laas caanod Xaafada: xaawiyo iyo aadan Waxa uu udhawyahay dabaqa maashaa alaa ama dugsiga (Alqalam) Wadada ka degta xawo iyo aadan Qiimaha: $250
      
        Las Anod, SL/ 
        4 years ago/ 
        629 hits
      
      
        Las Anod, SL              
              250 $
      
      
              
      
    150 $
               
      guri kiro goglan Las Anad house for rent
       
       4 years ago
 
      Waa guri ka kooban 3qol. 2 hurdo  1,fadhi_iyo_cunto Waa guri biyo leh. Wada marmarna ah Daarad wayn Magalada: Laascanood Xaafada: musalaha (saamalay) Qiimaha: (3×50)= $150
      
        Las Anod, SL/ 
        4 years ago/ 
        1048 hits
      
      
        Las Anod, SL              
              150 $
      
      
              
      
    180 $
               
      guri kiro goglan Las Anad house for rent
       
       4 years ago
 
      Waa guri ka kooban 4qol 2 hurdo  1,fadhi_iyo_cunto iyo qolka Hore oo irid banana ah Waa guri biyo leh. Wada marmarna ah Daarad wayn Magalada: Laascanood Xaafada: Aji qooraansay Waxa uu xaga danbe ka soo eegayaa Guriga Aji qooransay. Qiimaha: (4×45)= $180
      
        Las Anod, SL/ 
        4 years ago/ 
        360 hits
      
      
        Las Anod, SL              
              180 $
      
      
              
      
    100 $
               
      guri kiro Las Anad house for rent
       
       4 years ago
 
      guri_kiro_ah Waa guri Nus... baloodh ah Qolalka= 2qol ,2suuli iyo taangii biyaha Wada Mar-mar Goobta: Laas caanod Xaafada: MCH Farxaskule Waxa uu udhawyahay daris la yahay MCH (farxaskulle) Wadada ka degta xawo iyo aadan Qiimaha: $100
      
        Las Anod, SL/ 
        4 years ago/ 
        462 hits
      
      
        Las Anod, SL              
              100 $
      
      
              
      
    

























